Dood Furan (damaca azaaniya)
Moderator: Moderators
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Dood Furan (damaca azaaniya)
Gaandhi iyo maamulka uu hogaaminayo dastuur ma u yaalaa?
Dadka miyay tuseen dastuurka iyo wuxuu qorayo?
Sida lagu waramo, kenya waxay isbadal ku waxaysay
dastuurkii hore ee u yaali jiray. Dastuurka cusub ee
ay iminka hirgasheen waxaa ka midah in gobolada
kenya ay u madax banaanyihiin is maamul dowlad
hooseed oo ka madax banaan dowlada sare.
Ma la oran karaa AZANIA waxaa lala damac sanyahay
in laga mid-dhigo maamul hoos yimaada kenya kuna
dhaqma dastuurka keenyatiga?
Arintaa waxay ku suurta gali kartaa iyadoo codayn been
ah la suubsho oo laga qaadayo dadka dega jubooyinka sidii
lagu suubshay NFD oo kale. Kadibna la dhaho dadka badankii
waxay doorteen inay hoos yimaadaan kenya.
Dadka miyay tuseen dastuurka iyo wuxuu qorayo?
Sida lagu waramo, kenya waxay isbadal ku waxaysay
dastuurkii hore ee u yaali jiray. Dastuurka cusub ee
ay iminka hirgasheen waxaa ka midah in gobolada
kenya ay u madax banaanyihiin is maamul dowlad
hooseed oo ka madax banaan dowlada sare.
Ma la oran karaa AZANIA waxaa lala damac sanyahay
in laga mid-dhigo maamul hoos yimaada kenya kuna
dhaqma dastuurka keenyatiga?
Arintaa waxay ku suurta gali kartaa iyadoo codayn been
ah la suubsho oo laga qaadayo dadka dega jubooyinka sidii
lagu suubshay NFD oo kale. Kadibna la dhaho dadka badankii
waxay doorteen inay hoos yimaadaan kenya.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
Qorshaha Gaandhi uu wato iyo wuxuu damac sanyahay mugdi ayaa ku jira.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
maamul goboleedka Fornicators aka A-ZAANIYA maaha maamul goboleed loo dhan yahay. JUBBOOYINKA waxaa degga qabiilo baddan, qabiiladaasna waxay u arkaan MAAMULKA fornicatorska AZAANIYA inuu yahay hal qabiiiil kaliya . sidaa darteeed xal maaha inay AZAANIYA ay qabsadaan KISMAAYO.
Kismaayo markii laga saaro AL SHABAAB waa inay maamul ahaan si toos ah u hoos timaadaaa DAWLADA TFG. haddii kalee dagaal qabiiil sidii hore waqtigiii morgan vs BARRE HUURAALE VS AZAANIYA ayaa ka bilaabaneysa.
Kismaayo markii laga saaro AL SHABAAB waa inay maamul ahaan si toos ah u hoos timaadaaa DAWLADA TFG. haddii kalee dagaal qabiiil sidii hore waqtigiii morgan vs BARRE HUURAALE VS AZAANIYA ayaa ka bilaabaneysa.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
Soomaali dhexdeeda is qabsato waa mid caado iska ah balse tan aan ka
shakisanahay oo mugdiga iiga jiro ayaa ah (DASTUURKA) ay doonayaan inay wax ku maamulaan.
Maxaa umada loo tusi la'yahay dastuurka ay rabaan inay ku dhaqmaan?
shakisanahay oo mugdiga iiga jiro ayaa ah (DASTUURKA) ay doonayaan inay wax ku maamulaan.
Maxaa umada loo tusi la'yahay dastuurka ay rabaan inay ku dhaqmaan?
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
horta I have a question that gandhi dude is he even muslim any of you know about this?
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
Taagerayasha AZAANIYA ha inooga jawaabaan suaalaha aan soo hordhigay.
- D-Runner
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1293
- Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
- Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
- Contact:
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
zingii, horta yaa kabaha afka ugu sidaa inta lagu jawabin su'aasha? Maa shariif misee Hiiraale?
- Grant
- SomaliNet Super

- Posts: 5845
- Joined: Mon Jun 13, 2005 1:43 pm
- Location: Wherever you go, there you are.
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
http://en.wikipedia.org/wiki/Mohamed_Abdi_Mohamed
Ogaden. University lecturer with degrees in geology and anthropology.
Ogaden. University lecturer with degrees in geology and anthropology.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
D-Runner:
waa igu gardaro inaa jawaab kaa sugo, waayo miizaanka caqligaadu intuu laegyahay waxaa ka turjumaya jawaabtaada kore.
qof sacsac ah, haadiisu iyo mayadiis faraqa u dhexeeya babac timeed ka yar.

This doesn't answer my Q's.Grant wrote:http://en.wikipedia.org/wiki/Mohamed_Abdi_Mohamed
Ogaden. University lecturer with degrees in geology and anthropology.
- Grant
- SomaliNet Super

- Posts: 5845
- Joined: Mon Jun 13, 2005 1:43 pm
- Location: Wherever you go, there you are.
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
I was answering Abdisamad3. Ask me your questions in English and I will see what I can do.... 
Re: Dood Furan (damaca azaaniya)
Its just a nickname, I think its based on his looks.abdisamad3 wrote:horta I have a question that gandhi dude is he even muslim any of you know about this?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 105 Views
-
Last post by Grant
-
- 6 Replies
- 2138 Views
-
Last post by miss_isaaq
-
- 1 Replies
- 562 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 3 Replies
- 1279 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 12 Replies
- 1649 Views
-
Last post by mahoka
-
- 4 Replies
- 1033 Views
-
Last post by Addoow
-
- 0 Replies
- 1640 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 24 Replies
- 2146 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 33 Replies
- 2953 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 34 Replies
- 3633 Views
-
Last post by Advo