
http://kismaayo24.com/?p=20399Sawirkaan oo ay Faafiyeen koox Kenyaan ah Islamarkana ku xiraan kanisadaha Mayaalka Adag ee Wadanka Kenya aya waxaa uu dhaliyay Guux iyo shaki badan waxana kooxdani ay inta badan uga doodan Howlgalada ay Ciidamada Kenya ka wada gudaha Somalia barta Facebook ga waxayna Askarta kenya ku boriyaan in ay dilaan qof Somali ah si ilahay uu ugu danbe dhaafo hadaba aqristow side u aragta Sawirkan iyo Farinta u Xambarsan yahay fadlan aragtidaada ka dhiibo qaybta hoose ee Coments ka.
Either this is the funniest piece of propaganda since Baghdad Bob, or the Kenyans have completely lost it.


