we should deport the rest of these people
Maxkamada darajada koowaad ee Garowe ayaa maaanta xukun dil toogasho ah ku ridey Cismaan Cabdi Gaabow oo lagu helay inuu dilal ka geystey Garowe iyo Bosaso soona rakibey qaraxyo lala beegsadey sarakiil ka tirsan Puntland iyo dad rayid ah.
Kusimaha xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xareed ayaa ka hor inta uusan xukunku dhicin waxa uu soo bandhigey cadeymo qiraal iyo video isugu jira oo sheegaya in ninkani ka danbeyey dilka 5 ruux magaalooyinka Bosaso iyo Garowe.
Cismaan Cabdi Gaabow oo maxkamadu da’diisa ku sheegtay 40 sano jir ayaa waxa uu ku dhashey Buulo Mareer oo katirsan gobolka Shabeelada Hoose,waxana uu sheegay xeer ilaaliyuhu in u dhibane ka yahay kiiska ay soo oogeen maanta dawladda Puntland iyo ehelada shantii qof ee geeriyootey.
Waxa uu sheegay xeer ilaaliyuhu in horey ninkaani booliska Bosaso ay u soo qabtyeen arimo la xiriira sixirka,waxana uu uu maxkamada ka codsadey in dil toogasho ah lagu xakumey sida ay shareecada Islaamku ka qabto gacan ku dhiiglayaasha.
Maxakamada Garowe heerkeeda koowad oo afdhigeedu dhamaa maanta ayaa kadib markii ay dhageysteen soo jeedinta xeer ilaalinta,islamarkaasina labo marqaatiyo ay ku cadeeyeen in uu isagu yahay qof ka danbeyey falalkaasi maxkamduna ku qanacdey ayaa waxay ridey xukunkan dilka toogashada ah.
Dhowaan ayay ahayd markii lagu toogtey duleedka xarunta Puntland ee Garowe nin lagu helay in uu ka tirsanaa kooxda argagixisada ah ee Alshabaab,horeyna dilal qorshaysan ka geystey Galkacayo uu ka mid ahaa nabadoon Xasan Waloore alaha u naxariistee.
Dawladda Puntland ayaa u suxul duubatey sidii cadaalada iyo sharciga loo horkeeni lahaa danbilayaahsa falalka amnidarda ah ka geysta deegaanadeeda,waxana lagama maarmaan ah wadashaqayn dhexmarta shacabka iyo laamaha amaanka ee dawlada si meesha gebi ahaanba looga saaro kooxaha ka soo horjeeda nabada iyo xasiloonida Puntland.
Another assassin sentenced to death
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Another assassin sentenced to death
- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: Another assassin sentenced to death
Jareers with Attitude 
-
Aseelah-Raaida
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1590
- Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am
Re: Another assassin sentenced to death
I don't know why these disgusting shaydaamo act mournful when they're caught
Ibnu Xaaram ,ilaahay kuuma naxariisto
They should deport every shisheeye ADULT male that doesn't have an employer who can vouch for him !
Ibnu Xaaram ,ilaahay kuuma naxariisto
They should deport every shisheeye ADULT male that doesn't have an employer who can vouch for him !
Re: Another assassin sentenced to death
DEPORT ALL RAHANWEYN AND BANTUS! 
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Another assassin sentenced to death
great thing to do
Re: Another assassin sentenced to death
Bal amuurtan da`aya, they should beat him until he gives up the whole cell, and then kill them all by hanging them, no need to waste bullets on these scums.
- XaliimoFarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2936
- Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
- Location: Only words on screen
Re: Another assassin sentenced to death
Xamud. wrote:Bal amuurtan da`aya, they should beat him until he gives up the whole cell, and then kill them all by hanging them, no need to waste bullets on these scums.
Bisinka
Re: Another assassin sentenced to death
Xamud. wrote:Bal amuurtan da`aya, they should beat him until he gives up the whole cell, and then kill them all by hanging them, no need to waste bullets on these scums.
HE'S GONNA DIE ANYWAYS! TORTURE HIM UNTIL HE GIVES NAMES, CLANS, AND LOCATIONS!
Re: Another assassin sentenced to death
Bit harsh? I think not, these scumbags are killing the light of our society, they are targeting our best and brightest, they have left all of kids fatherless, and for what? Xalimo in Somalia you need to be firm and set a strong example. I don`t support the prosecution of a whole group(IDPs) but killers should be punished, and made an example of.XaliimoFarax wrote:Xamud. wrote:Bal amuurtan da`aya, they should beat him until he gives up the whole cell, and then kill them all by hanging them, no need to waste bullets on these scums.![]()
![]()
Bisinka
Tightrope
They should pull their nails out and pour hot sauce in their eyes, torture them till they crack, enough is enough.
-
Aseelah-Raaida
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1590
- Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am
Re: Another assassin sentenced to death
Habaryar ,XaliimoFarax wrote:Xamud. wrote:Bal amuurtan da`aya, they should beat him until he gives up the whole cell, and then kill them all by hanging them, no need to waste bullets on these scums.![]()
![]()
Bisinka
He's admitted to murdering 5 Puntlanders and was arrested in the past for practising sixir ,forget hanging I would
skin him alive.
- accident
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3782
- Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
- Location: Auckland, New Zealand
Re: Another assassin sentenced to death
How do you guys say what is happening to Muslims in Guantanamo Bay is Haram with a straight face? 
- Based
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3956
- Joined: Tue Sep 06, 2011 5:23 pm
- Location: Can't think of anything witty or interesting
Re: Another assassin sentenced to death
You can't be seriousAseelah-Raaida wrote:Habaryar ,He's admitted to murdering 5 Puntlanders and was arrested in the past for practising sixir ,forget hanging I would
skin him alive.
- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: Another assassin sentenced to death
Sixir is not a joke Based. Millions of families suffer every year.
- Based
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3956
- Joined: Tue Sep 06, 2011 5:23 pm
- Location: Can't think of anything witty or interesting
Re: Another assassin sentenced to death
I know brah, you wouldn't believe the amount of people I know who've been maimed by bludgersCinque Mtume wrote:Sixir is not a joke Based. Millions of families suffer every year.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1240 Views
-
Last post by Basra-
-
- 0 Replies
- 606 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 11 Replies
- 1292 Views
-
Last post by Colonel
-
- 26 Replies
- 1884 Views
-
Last post by 1nemansquad
-
- 3 Replies
- 847 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 15 Replies
- 131 Views
-
Last post by dunce_cap
-
- 2 Replies
- 997 Views
-
Last post by Marques
-
- 7 Replies
- 974 Views
-
Last post by quark