Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by CaynabaX »

Image

The poor guy went missing.... :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Last edited by CaynabaX on Tue Nov 22, 2011 5:07 am, edited 2 times in total.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Last time i heard people were saying Adan Madoobe Youth Beat him up, and Now his brother is saying that some people say the Goverment is behind this...

Why is his wife in Coma thou?
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by CaynabaX »

Dunno walaahi apparently wey xanuunsantahay ee allah caafiyo.

doqonkani buurmadow la yidhaa is he reer idle or Axmed Faarax Biciide?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by LiQaaye_TDH »

CaynabaX wrote:Dunno walaahi apparently wey xanuunsantahay ee allah caafiyo.

doqonkani buurmadow la yidhaa is he reer idle or Axmed Faarax Biciide?
Wa Baho
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by Ceelafweyn »

Boqor cisman waa nin degdeg badan oo fudud marmarna dhiig iyo karti leh , laakinse muran ka ma jiro in danbi galay dawladuna xaq bey u leedahay iney xidho markuu somaliland yimaado laakinse in dibada ama qurbaha la isku dawcweeyo waa ceeb mana haboona.

Waa habdhaqan xun oo aan hore ula yaabanaa Mohamed C/laahi Omar oo tifaatiraha Qaran Mohamed Jama ku eedeyey inuu yahay xagjir kana dalbaday dawlada in ay amar ku filiso? how lame is that?
milk_maan
Posts: 96
Joined: Thu Jun 12, 2008 5:32 am

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by milk_maan »

LiQaaye_TDH wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Last time i heard people were saying Adan Madoobe Youth Beat him up, and Now his brother is saying that some people say the Goverment is behind this...

Why is his wife in Coma thou?
Liqaaye, Adan Madoobe ma dilo Karo nin Faarax Biciide ah!!

Markii Adeerkaa aanu Kursigii ku fadhiisinay ayaad Sheekadaa bilawday.
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by CaynabaX »

milk_maan wrote:

Ma Biciide ayaa Muj. Siilaanyo kursigiisa fadhiisiyay? :lol:
Beelweynta Aaden Madoobe aren't called maskaxada Beesha for nothing.
milk_maan
Posts: 96
Joined: Thu Jun 12, 2008 5:32 am

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by milk_maan »

CaynabaX wrote:

Odaygu halka Shaabada Madaxtooyada uu ka soo qaatay waa la garanayaa :lol: :lol:
Waxaa na kaliifey "dhab libaax Riyaale ku fadhiyaa" iyo "Reer Jaamac kursi ma Geyo"

Markaa Liqaaye inuu marka uu magaca Biciide maqlo Xadreeyo mooyee, waxbaanu dilaa iyo sheekooyinka
loogama fadhiyin.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by LiQaaye_TDH »

Milk Man welcome...... Anigo Biciide waxba Kama Odhan, Laakin se Buurmaodw ninka Sheegta aya sidaas laga laha ayaan ku idhi, waana Odayga Somaliland Iman kari waayay Silaanyo'na sheegay ino Xidhayo Maalinto Ka soo dego Somaliland :up:

Ninkaagan Biciidaha Sheeganaya Ma Tolka ayaad uu Xininya weyntahay? 10 Sano aya Biciide Lagu Caayay Somalinet, Maalin Inan Yar oo Adan madoobe ahi soo hadal Qaado ayaad isa soo register gareneysa Nacala iyo waxaad tahay ku yaal?
milk_maan
Posts: 96
Joined: Thu Jun 12, 2008 5:32 am

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by milk_maan »

LiQaaye_TDH wrote:Milk Man welcome...... Anigo Biciide waxba Kama Odhan, Laakin se Buurmaodw ninka Sheegta aya sidaas laga laha ayaan ku idhi, waana Odayga Somaliland Iman kari waayay Silaanyo'na sheegay ino Xidhayo Maalinto Ka soo dego Somaliland :up:

Ninkaagan Biciidaha Sheeganaya Ma Tolka ayaad uu Xininya weyntahay? 10 Sano aya Biciide Lagu Caayay Somalinet, Maalin Inan Yar oo Adan madoobe ahi soo hadal Qaado ayaad isa soo register gareneysa Nacala iyo waxaad tahay ku yaal?

Ineedeer waa maxay caydu? ma dhiigaa kaa yar!!
Kaftan Hufan baynu wadnay.

talabaad anigu weli Aadan madoobe wax kama sheegin, mana caytamo.

teeda kale maxay yar yar ku Biciide ku caayayeen?

maa waxaan Hargaisa ayay shaqo wanaagsan ka hayaan bay Biciide ku sheegeen :lol: :lol: :lol:
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by Ceelafweyn »

Milkman,

Liqaaye waa odey laftiis ee waxaan ku idhi xagaad ka timi waadigan xiiqsane? Adiga iyo ninkii northwing waxaad tihiin baan filayaa irregular Somali forum surfacers?

Biciide yonis cidi may caayin ee degaano ay degaan baa la sheegtey uun.

Milkman are you reer ceerigabo or gar-adag? which biciide subclan are you?
milk_maan
Posts: 96
Joined: Thu Jun 12, 2008 5:32 am

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by milk_maan »

Ceelafweyn wrote:Milkman,

Liqaaye waa odey laftiis ee waxaan ku idhi xagaad ka timi waadigan xiiqsane? Adiga iyo ninkii northwing waxaad tihiin baan filayaa irregular Somali forum surfacers?

Biciide yonis cidi may caayin ee degaano ay degaan baa la sheegtey uun.

Milkman are you reer ceerigabo or gar-adag? which biciide subclan are you?
Liqaaye Oday uma diidine. Kaftankan isagaa bilaabay, Haduu hadalkaygii Xumaan u qaatayna Xaal baan siiyey.
Ceelafwen, Mar haddii Qurbaha lagu raago waa layska xiiqsanyahay.

waa nin fadhi ku dirir xiijiyo(anaa kaa dhul badan, anaa kaa dad badan, anaa kaa tuug badan..iwm)
waa nin warshadi xiijiso
waa nin waxbarasho aan dhamaani xiijiso
waa nin single mother xiijiso
waa nin khamrada cuna
waa nin ingiriiska iyo caydhiiso xiijiso
waa nin soo dir, haddana maxaad la timi xiijiso

Mar haddii H/J ceelka Burco soo dhaafto, laysma waydiiyo lamana sheego cidaad ka tahay :lol: :lol:
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Buurmadow oo lagu xidhay madaarka Dubai

Post by CaynabaX »

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sheegay in aanu wax mucaaradada uhayn Xukumada Somaliland Xadhiga Boqor Cismaan Buurmadawna kutilmaamay inkaartii Madaxweynaha Somaliland oo kudhacday

imika waxa lay sheegayaa in boqor Cismaan Buurmadaw in imiraatka lagu xidhay oo loo qabsaday hanti ilma qadaafi leeyihiin oo accountkiisa kusoo shubteen waxan leeyahay arintaasi may dhacdeene inkaartii Madaxweynaha ayaa ku dhacday Madaxweynaha na waxan leeyahay Madaxweyne ninkaa uducee oo arinkiisa adigu madaxweynihiisii baad tahay udulqaado waxkasta oo uu kugu sameeyo ileen isaga uun baa afkiisa iska xumeeyay laakiin manta xawlal Qarqareynkay ayay soo gaadhee caruurtii iyo dadkii eeganayay sugayay naxdin baa dhameysaye xukumad ahaan haka seexanina waa nin Somalilandera waa nin isaga dhashay in uu mucaarad noqdo meeshana wax mucaaradadi meesha mataalo laakiin waxan umalaynayaa in ay taasi isaga ula eekaantay toosin markaa Madaxweyne ninkaa waad inkaartaya oo inkaartaadii ayaa ku dhacdaye ugurmo.

Sidoo kale waxa uu Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir uu sheegay in dhinac cadaalada ay xukumadani waxbadan ka qabtay iyada oo aan wali lawada saxin hadana waxbadani is bedeleen isaga oo intaa kudaray in shaqsigii ugu haboonaa loo magacaabay gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland waxaanu gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland kutilmaamay shaqsi hawl kara oo cadaalada ilaaliya balse waxa uu Suldaanku farta ku goday qaar kamida garsooryaasha maxkamada gobolka ee hargeysa oo uu kutilmaamay qaar cadaalad daradu biyo dhigtay balse imika aan sidii xukumadii hore udhaqmin lana moodo in wax ay bedeleen dhaqanadoodii hore ee cadaaladeed.
Wallee Suldaankani waa comedy socda uun.

http://gabiley.net/pages/tDetails.php?s ... audioFile=
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”