Gabar la doonay oo la diiday bixinteeda.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Gabar la doonay oo la diiday bixinteeda.

Post by zingii »

Wiil baa gabar caashaqay oo damac guur ka dhexeeyay.
Wiilkii wuxuu goaansaday inay gabadha isguursadaan oo
reerkiisa ayuu u sheegay si loogu doono. Gabadhii markii
la doonay oo reerkii dhalay loo tagay ayaa jiq looga dhigay (qabil reasons). Odoyadii wiilka dhinaciisa ka socday way xanaaqeen oo way
isaga soo laabteen iyagoo gacmo maran (buuga qabiilkana way ku qorteen qabiil hebel waxay kala kulmeen).


Mudo kadib ayaa odayadii shalay gabadha loo diiday laga soo doonay
gabar. gabadha waxaa ka soo doontay reer ay isku laf yihiin kuwii shalay
ayaga u diiday gabadha.

Odayadii way ku gacan seereen reerkii ka soo doonay gabadha oo way ka diideen in gabadhooda baxshaan. Reerkii gogol bay dhigteen oo laisugu yimid. Dadka ayay u soo bandhigeen sida loola dhaqmay oo eedooda ayay sheegteen. Odayadii iyaguna tii lagu dhigay bay sheegteen oo waxay xujo ka dhigeen in bixinta gabadha ku xirantahay wiilkooda oo lagu daro gabadhii hada ka hor loo diiday ee kalgacaylka ka dhexeeyay. :up:

Ugu dambayn labadii reer way kala guursadeen gabdhihii ay isku diideen oo arintu sidaas bay ku xaliyeen.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Gabar la doonay oo la diiday bixinteeda.

Post by zingii »

i forgot to mention:

waa labo laf oo hal qabiil ah waxa sidaas u dhaqmaya.

1-1 (bay ku dhamaatay)
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gabar la doonay oo la diiday bixinteeda.

Post by The_Emperior5 »

Way dhacda inanta abaheed iyo adeerkeed bay ku xiidhantahay ninka la siinayo haday ku qancaan iyo hadii kale

odayada Somali waxay eegaan dhowr shay kolkay hablahooda bixinayan.


inanku ma yahay Islaam oo ma tukada
Inanku ma yahay nin reerkisa dhaqi kara
Inanku ma yahay Mid reer wanaagsan Qabil ka so jeeda
inanki ma yahay nin hanti leh
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Gabar la doonay oo la diiday bixinteeda.

Post by zingii »

kuwan qabiil bay eegeen oo markii laga soo doonay bay dheheen (laf hebel garanayee idinku intee ku tirsantihiin)? :lol:

ayaguna xarash baa loo qabtay oo ugu dambayn gabadhii waa laga guursaday.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”