The Jibril Abokor say

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Jibril Abokor say

Post by SahanGalbeed »

War odaygii aan laha si wacan bu u hadlay , waa ba la xidhay e
Hargaysa (Gabiley News):- Suldaan Xuseen Aw Muuse Cirday oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Gabiley ayaa maanta Galinkii danbe isagoo ku sugan Gurigiisa Magaalada Hargaysa ay ciidamo Booliis tiro badani kasoo qaadeen kadib markii laba cisho ka hor sadex nin lagu dilay deegaanka Seemaal ee Ceelbardaale, iyagoo ku xidhay saldhiga Ibraahin Kood-buur ee Magaalada Hargaysa.

Suldaanka ayaa galabta lasoo qabtay isagoo baryahan danbe u jiifay gurigiisa dhaawac jilibka kasoo gaadhay, ciidamada booliiska Gabiley ayaa sheegay inay qaadayaan xataa dhaawaciisa iyagoo sheegay inay amar ka haystaan madaxtooyada Somaliland.

Suldaanka ayaa maalmihii ugu danbaysay warbaahinta ka hadlay isagoo jiifa gurigiisa, halkaasina isagoo muujiyay dareenkiisa inuu ka xun yahay sidoo kalena taageeray go,aamadii dawlada ee in nimankii gaystay dilkii foosha xumaa lasoo qabqabto.

Qaar ka mid ah dadwaynaha reer Gabiley ayaa cambaareeyay xadhiga masuuliyiinta reer Gabiley ee la qabqabanayo iyadoo aan ilaa iyo hadda la ogayn cidda ka danbaysa dilka sadexda nin ee la dilay, kuwaasi oo loo malaynayo inay jiraan dad dhibaatada kicinaya oo ka faa,idaysanaya dhibta labadan reer dhex taalay.

Iyadoo hore ay u xidhxidhnaayeen odayaashii beesha gobolka Gabiley ee sexeexay heshiiskii labada beelood hore u dhex maray ee mudada lagu nastay iyo qaar ka mid siyaasiyiinta ugu waawayn gobolka Gabiley ee ku jira xukuumada kuwaasi oo maalintii labaad ku xidhan xarunta Danbi Baadhista ee magaalada Hargaysa.
:lol:

Saldhiga Kood Buur , waa xafadayada garabkiisa , anigaa ba ku qayili jiray halkaa : Ganad .
Anigu waxaan u maleeya , nimanki falkan gaystay baa la la'yahay weli. Ilaa ay isa soo dhiibaan suldaankooda iyo odayaasha reerahooda ayaa u xidhnaanaya.
War aboohood wasooyinkan ayaa inoo soo qabta uun , xay tol beelay ! :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: The Jibril Abokor say

Post by Cumar-Labasuul »

:shock: odaygina mala xidhay, I agree these madafakas need to hand themselves in :down:
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: The Jibril Abokor say

Post by CaynabaX »

Sahan wa kuma Suldankani? Ma suldaanka guud beelaha Jibriil Abokor baa? Haday imika arintani sidan tahay waa cajiib, Suldaan la xidhay waligey maan an arag.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Jibril Abokor say

Post by SahanGalbeed »

Sharci u yaal weeye dadkeena . Sort of code of honor .
Haddaad qabyaalad ku disho qof , ood foolxumo usoo jeediso dadkaagi , ood deetana is tidha baxso ama is qari , de sua'sha ku taala waxa weeye
ayaad markaagi hore ahayd ?

Ama
1/ ragganimadaadi hore ku adkayso oo "face the music "
2/ foolxumo ku ma hadhin e , halkey ku gayso ayaynu eegna.{ waa laga dabo imanaya }

Waxa dhici karta inu odaygaasi yidha , "I do not agree with what these guys heinous act , ilaa iyo inta la soo helayo , aniga u xidhnaanaya , that's possible too , laakin anigu wax aan la yaabayo ma'aha .
Qabyaaladu , nidaam bay leedahay xageena :lol:
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: The Jibril Abokor say

Post by samatar133 »

CaynabaX wrote:Sahan wa kuma Suldankani? Ma suldaanka guud beelaha Jibriil Abokor baa? Haday imika arintani sidan tahay waa cajiib, Suldaan la xidhay waligey maan an arag.
ninka la leeyay waa la xidhay MAAHA suldaanka guud ee jibriil abokor, anu garanmaayo laaliin kolay waa mid ka mida uun salaadiinta cusub ee hada suldaannimadii badhaysaha ka dhigay.
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: The Jibril Abokor say

Post by Saraxnow »

Mr_Alfaas wrote:
Timo_Case wrote:
Saraxnow wrote:^Nacasnimada iska daayo, dadka maxaad u cayeysaa 'dacas' wtf?
Typooo ayay ahayde raali noqo
:lol: waar sootan kugu soo booday Allooow sahal :lol:
Maad arkin wuxu qoray de :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: The Jibril Abokor say

Post by Mr_Alfaas »

oh dacas muusu qorey....oh wuu masaxee :lol:

Umaabaan fiirsano waxan is idhi soota ku boodey ka qaban islaaahaaba :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”