Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Region

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Region

Post by Somalian_Boqor »

Peace agreement reached between the people of Karkaar region :som: :som: :som: :som: :som: :som: :clap: 8-) :up: :som:

Beelo dhowaan ku dagaalamay miyiga gobolka Karkaar oo heshiis wada gaarey

Wadahadaladii lagu dhex dhexaadinayey Beelihii walaalaha ahaa ee dhowaan ku dagaalamay duleedka degmada Rako-Raaxo ee gobolka Karkaar ayaa gaba gabo ku dhow sida ay Horseed Media u xaqiijiyeen xubno ka tirsan Ergooyin Isimo, Waxgarad, Nabadoono iyo Culimaa’uddiin isugu jira oo dhex dhaaxaadinta labadaas beelood todobaadyadii u danbeeyey ku howlanaa.

Gudoomiyaha Nabadoonada gobolka Bari Cabdiqaadir Axmed Ibraahim (Xarago) oo isagu qayb ka ah Waxgaradka heshiisiinta labadaas beelood ee walaalaha ah ku jira islamarkaana ah Gudoomiyaha guddiga fulinta ee xubnaha ay Ergada nabadeynta wadaa sida gaarka ah ugu doorteen dhexdhexaadinta labadaas beelood ayaa isaga oo deegaanka Kodmo ee ku yaala bariga degmada Rako ku sugan Horseed Media uga waramay halka ay wax marayaan.

Wuxuuna sheegay in lagu guuleystey in is afgarad buuxa ay labada dhinac ka yeeshaan dhibaatooyinkii horay u dhacay isagoo dhinaca kale xusay in Waxgaradka labada beelood shirkaas uga qayb gelayaa ay sidoo kale isku raaceen fulinta heshiis qodobo badan ka kooban kaas oo maalmaha soo socda loo balansan yahay in si rasmi ah loo kala saxiixdo.

Nabadoon Xarago ayaa mar Horseed Media ay weydiisey in uu wax ka taabto qodobada heshiiska ay labada dhinac wada gaareeni uu ka kooban yahay wuxuu tilmaamay inay ugu waaweyn yihiin:

Kala magashada nafaha dadkii dagaaladaas labada qolo kaga baxay iyada oo lakala qaadanayo diyo aan (mag-dheer) ahayn.
In la isu soo celiyo hantida ay labada dhinac intii colaaduhu jireen kala qabsadeen ee gaadiidka iyo agabka kale ka kooban.
In deegaanka si nabad ah loo wada daaqo loona wada degenaado islamarkaana laga wada shaqeeyo sidii nabadda loo xoojin lahaa loogana hortegi lahaa in markale ay dhibaato dhacdo.
Iyo in la simo nabarada dadkii dhaawacyadu soo gaareen lana siiyo waxa ay xuquu u leeyihiin.
Gudoomiyaha Guddiga fulinta ee Ergada ku jirta dhex dhexaadinta beelihii dhowaaan deegaano ka tirsan gobolka Karkaar ku dagaalamay Nabadoon Cabdiqaadir Axmed Ibraahim (Xarago) ayaa ugu danbeyntii sheegay in gebi ahaanba lagu guuleystey in heshiis buuxa labadaas qolo lakala dhex dhigo haseyeeshee keliya ay dhimantahay in la is dhaarsado si rasmi ahna heshiiskaas loo kala saxiixdo arintaas oo lagu wado in ay labada beri ee soo socda gudahooda ku dhacdo.

Heshiiksa ay gaareen beelaha Cali Saleebaan iyo Muuse Saleebaan ayaa yimid ka gadaal markii ay mudo dhowr todobaad ka badan soo socdeen dadaalo nabadeed oo ay labadaas qolo ku dhex dhexaadinayeen Ergooyin Isimo, Waxgarad, iyo Culimaa’uddiin isugu jira kuwaas oo intooda badani ay ka tageen gobolada Bari, Nugaal, iyo Karaar iyo deegaano kale oo ka tirsan Puntland.

25-tii bishii lasoo dhaafay ee Nov ayey ahayd markii ay halkaas Ergooyinka nabad raadiska ahi gaareen waxaana goobta ay gogoshu taalo oo ka tirsan deegaanka Miyiga ah ee (Kodmo) lagu magacaabaa (Lebi), 45-km ayeyna qiyaastii dhinaca bari kaga beegan tahay degmada Rako iyadoo sidoo kale 30-km u jirta degmada Xunbeys.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Re

Post by Somalian_Boqor »

Now let's clean the mooryaans from Bosaso and push them out with the ones in Mudug. :up:
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Re

Post by tightrope »

Somalian_Boqor wrote:Now let's clean the mooryaans from Bosaso and push them out with the ones in Mudug. :up:
:up:
DEPORT ALL SOUTHIE SAVAGES
Image ImageImage
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Re

Post by Cinque Mtume »

:clap: :clap: :clap:
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Re

Post by Amilla »

:clap: :clap: :clap:
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Re

Post by Amilla »

:clap: :clap: :clap:
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Re

Post by Monk-of-Mogadishu »

I have long come to the conclusion that the only respectable clans in PL are Cusman Maxamud, Dhulbahante, Ciise Maxamud, Reer Bicidyahan, and Siwaqroon. Sorry if I left out the smaller people.

I have found out that those clans respect tradition. They can engage in hostilities, and be done with it on the same day. And when they have feuds, they tend to target those responsible instead of going on a cowardly tit-for-tat. Just south of this Rako-Raaxo thing, there was a skirmish years ago between Cusman Maxamud and Ciise Maxamud and it was an old-school standoff between armed cliques. It ended in a day. There was no "assassination" bullshit, and no innocents were massacred on the highway. The parties involved had requests and objectives, and they addressed their grievances with the hopes of finding an answer. You will get the same customs for all of the clans I named above in dealing with their conflicts. I just think that people in Bari and Mudug have just developed a very bad culture in terms of dealing with hostilities. This needs to be addressed.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Re

Post by Somalian_Boqor »

:arrow:
Last edited by Somalian_Boqor on Wed Dec 14, 2011 9:19 pm, edited 1 time in total.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Re

Post by quark »

mashallah :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Peace Agreement Reached Between The People Of Karkaar Re

Post by FBISOMALIA »

now uqaar salebaan should act as the agreement says :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”