Qodobkii La Isku Mari La’aa Shirka Wadatashiga Oo Xal Laga Gaaray
Madaxdii ka qeybgaleeysay shirkii wadatashiga ee ka socday Garowe ayaa isku afgartay qodbkii la isku maandhaafsanaa kadib dhex dhexaadin uu sameeyay Ra’iisul wasaaraha Somalia, Mudane C/wali Gaas.
Iyadoo hore la isugu afgartay inta badan qodobadii shirkaasi looga hadlayay ayaa hadana waxa la isku mari la’aa qodob ku saabsan sida lagu soo xulayo baarlamanka. Waxaana ugu dambayntii uu Ra’iisul wasaaraha Somalia ku qanciyay dhinacyadii Shirka ka qayb galayay in Baarlamaanka badalaya kan hadda jira ay soo xulaan Odayaasha Dhaqanka ansixinta ugu dambaysana ay yeeshaan TFG, Maamul Gobaleedyadda iyo Ahlu Sunna Waljameeca. Waxaa sidoo kale lagu heshiiyay in Baarlamaanka soo socda uu noqdo kii ugu dambeeyay ee Habka Qabaa’ilka lagu soo xulo ama 4.5 wixii ka dambeeyay loo gudbo in Xildhibaanadda ay dadku soo doortaan.
Sidoo kale madaxda shirka ayaa haatan ku howlan diyaarinta war murtiyeedka shirkaasi mar hadii go’aan laga gaaray qodobkii la isku mari la’aa waxaana la filayaa in goor dhow lagu dhawaaqo qodobada ka soo baxay shirkaasi.
Waxaa hada magaalada Garoowe ka socota gebo gebada xafladda Shirka Wadatashiga ayadoo go’aannada lagaarayna dhammaanba ay ka mideysan yihiin dhinacyada shirka ka qeybgalaya.
Garowe Conference results 4.5 is not going any where
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garowe Conference results 4.5 is not going any where
Its a big shame in the sense that Somaliland is missing out.
This conference could have been hosted in Hargaysa but they choose to isolate themselves
This conference could have been hosted in Hargaysa but they choose to isolate themselves
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garowe Conference results 4.5 is not going any where
Why would Somaliland hoste a conference for the Koonfurians are you nuts or something thats the job of the Puntland region of Somalia 
Re: Garowe Conference results 4.5 is not going any where
Inshallah one day we will rise again
[youtube]VnIQMHNDzwg&feature=player_embedded#![/youtube]
[youtube]VnIQMHNDzwg&feature=player_embedded#![/youtube]
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Garowe Conference results 4.5 is not going any where
good words idoor boy for realizing that we ownkhalid ali wrote:Why would Somaliland hoste a conference for the Koonfurians are you nuts or something thats the job of the Puntland region of Somalia
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 77 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 944 Views
-
Last post by Nubis
-
- 12 Replies
- 1276 Views
-
Last post by Kees70
-
- 1 Replies
- 740 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 15 Replies
- 1700 Views
-
Last post by Faant
-
- 10 Replies
- 1094 Views
-
Last post by usman-84
-
- 8 Replies
- 1992 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 30 Replies
- 3861 Views
-
Last post by Murax
-
- 65 Replies
- 4583 Views
-
Last post by Pwani
-
- 0 Replies
- 503 Views
-
Last post by tightrope