How to Memorize the Quran

Fahamka Diinta Islaamka

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

How to Memorize the Quran

Post by Maandhow »

video-yowgaan qof ayaa hadda ka kor soo geliyay General discussion, qofkuu yahay ma xasuusto, hase yeeshee muhiimada uu xanbaarsan yahay awgeed ayaan waxaan jeclaaday inaan halkaan keeno, si ummada oo dhan ugu wada faa"iidaan.

Waxaan kaloo intaas sii raacsiin lahaay. Haddii ay dhab kaa tahay inaad quraanka xifdisid.Isku day inaad salaad kasta hal aayadood xifdisid. Maalinta toddobaadna waxaad ka dhigataa muraajaco/ naqtiin si aad u ogaatid wixii aad soo baratay.
Qof walba niyada waa ka jecel yahay inuu meel sare gaaro, laakiin inta ku sugnaata ayaa aad u yar

HilaacHills
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1233
Joined: Fri Oct 21, 2011 12:36 pm
Location: Rainy Mood

Re: How to Memorize the Quran

Post by HilaacHills »

Thanks, it helped alot! :up: I started going to malcamad(dugsi) again. I have been going to it for a couple weeks now. :clap:
Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: How to Memorize the Quran

Post by Maandhow »

Bleachedhime wrote:Thanks, it helped alot! :up: I started going to malcamad(dugsi) again. I have been going to it for a couple weeks now. :clap:
I am glad that u find it helpful.
Bleachedime kawaran haddaan wada subcino maxaad ka qabtaa?
User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Re: How to Memorize the Quran

Post by abuu_dujaana »

Maandhow haddii aan kusoo biiro subacaaga armaad macalinbesbaas iigu noqotaa?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Islam - Understanding Islam”