This city became place of killings. Everytime shabab attacks amxaar by suicideattacks or mines, the ethiopians take revenge by killing khaariji youth.
DEG DEG: Ciidamadda Itoobiya oo wiilal
dhalinyaro ah ku laayay Magaaladda
Baladweyne
Kadib markii xalay dagaalo ay ka dhaceen
Xaafadda Buundo Weyn ee Magaaladda
Baladweyne, ayay maanta Ciidamadda
Milatariga ee Dowladda Itoobiya ay ku dilleen
dhawr ka mid ah dhalinta ku dhaqan
Magaaladda Baladweyne.
Ciidamadda Baladweyne ayaa waxay hawl-gallo
balaaran ay ka wadaan Xaafadda Buundo Weyn
oo ay xalay Xoogaga Shabaab ku soo qaadeen
weeraro khasaaro geystay, isla-markaana waxay
hawl-galladaasi ku soo qab-qabteen kooxo
dhalinyaro ah.
Ciidamadda Itoobiya ayaa waxay toogteen afar
ka mid ah dhalinyarada Xaafadda Buundo
Weyn, iyagoo markaasi dusha u saarinaaya inay
xiriiro la-lee yihiin Xoogaga Shabaab, oo iyadu
sheegatay weeraradii xalay ka dhacay
Magaaladda Baladweyne.
Dhalintaan oo ka mid ah dhalinta ku dhaqan
Xaafadda Buundo Weyn, ayaa waxay
Ciidamadda Dowladda Itoobiya ay ku sheegeen
inay yihiin Shabaab, sidaasina ay maanta ugu
toogteen gudaha Xaafadda Buunda weyn.
Waxaa laga cabsi qabaa in Ciidamadda
Dowladda Itoobiya ay dillaan dhalinyaro kale oo
ay gacanta ku hayaan, kuwaa oo ay iyaguna
sheegeen inay dilli doonaan, bacdamaa ay ku
tilmaameyn inay cilaaqaad la- leeyihiin Xoogaga
Shabaab.
Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan inay
weli sii soconayaan hawl-gallada ay Ciidamadda
Dowladda Itoobiya ay maanta ka wadaan
Xaafadda Buundo Weyn, oo xalay wax-yeelo
loogu geystay 3 ka mid ah Ciidamadda
Maamulka Dooxada Shabelle.
Ugu dambeen dhalinyaro badan ayaa waxay
maanta isaga carareyn Xaafadda Buundo
Weyn, iyagoo ka baqdin qaba inay u gacan
gallaan Ciidamadda Milatariga ee Dowladda
Itoobiya, iyagoo markaasi lala xiriirinaayo
Xoogaga Shabaab.
Murtaddiin and crusaders beheading each other in Beledweyne
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 22 Views
-
Last post by Basra-
-
- 0 Replies
- 290 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 21 Replies
- 4896 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 1 Replies
- 628 Views
-
Last post by Colonel
-
- 0 Replies
- 372 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 739 Views
-
Last post by SUGE_KNIGHT
-
- 3 Replies
- 713 Views
-
Last post by jamal9
-
- 15 Replies
- 3260 Views
-
Last post by Voltage
-
- 1 Replies
- 642 Views
-
Last post by unstoppablefade
-
- 9 Replies
- 874 Views
-
Last post by Shirib