PUNTLAND CAPTURES ATAM'S BOMBMAKER

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

PUNTLAND CAPTURES ATAM'S BOMBMAKER

Post by tightrope »

Boosaaso:Ciidamada Amniga Puntland oo gacanta kusoo dhigay Madaxii Miinooyinka u qaabilsanaa Kooxda Galgala ayna Wada dhasheen Atam.
13. februar 2012

Garoowe:(Allpuntland)-Wasiirka Wasaarada Amniga iyo hub ka dhigista Puntland Gol.Khaliif Ciise Mudan oo Maanta Warbaahinta shirjaraa’id ugu qabtay hoolka shirarka ee aqalka madaxtooyada Puntland ayaa ka hadlay Howlgalo culus oo ay ciidamada kaladuwan ee Puntland ka fuliyeen meelo badan oo kamid ah deegaanada Puntland kuwaasoo qaarkood ay ciidamada Amaanku ka sameeyeen buuraleyda Galgala iyo Xeebaha Puntland isagoona Wasiirku uu sheegey in dhamaan ay Howlgaladaasi si rasmi ah u miradhaleen.

Wasiirka Amniga ee Puntland Gol.Khaliif Ciise Mudan Ayaa sheegey in Ciidamada Amaanku ay todobaadkan Howlgal ka sameeyeen meelo kamid ah buuraha Calmadow islamarkaasna ay gacanta kusoo dhigeen rag uu kamidyahay Madaxii qaybta Miino-dhigista u qaabilsanaa dhaqdhaqaaqa Atam kaasoo ay wada dhasheen Hogaamiyaha Kooxdaas Maxamed Siciid Maxamed (Atam).

Gol.Khaliif Ciise Mudan Dhanka kale wuxuu sheegey in Howlgalo kale ay Ciidamada Amaanku ka sameeyeen meelo kamid ah Xeebaha Puntland kuwaasoo ay kusoo qabqabteen rag Burcad Badeed ah, Dad Tahriibayaal ah iyo dad gacansiiyaan qaybahaas kaladuwan isagoona sheegey in ciidamadu ay sidoo kalena soo qabteen Agabyada loo isticmaalo howlahaas oo uu sheegey in imika Garoowe lagu hayo, Wasiirku wuxuu sheegey in loo baahanyahay in laga wada qaybqaato la dagaalanka Buracada iyo Tahriibka isagoona caalamka ugu baaqay in dawlada Puntland arimahaas laga gacansiiyo.

Xafiiska Wararka Allpuntland, Garoowe.
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... =12644&z=2
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: PUNTLAND CAPTURES ATAM'S BOMBMAKER

Post by Coeus »

So the Atam mujahideen with over 900 followers, including foreigners have only ONE Explosiv expert? :lol: :lol:

President Faroole why are you lying to yourself :cry:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: PUNTLAND CAPTURES ATAM'S BOMBMAKER

Post by Mondey »

shoot that motha fucker in the head.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PUNTLAND CAPTURES ATAM'S BOMBMAKER

Post by FBISOMALIA »

tightrope wrote:
Boosaaso:Ciidamada Amniga Puntland oo gacanta kusoo dhigay Madaxii Miinooyinka u qaabilsanaa Kooxda Galgala ayna Wada dhasheen Atam.
13. februar 2012

Garoowe:(Allpuntland)-Wasiirka Wasaarada Amniga iyo hub ka dhigista Puntland Gol.Khaliif Ciise Mudan oo Maanta Warbaahinta shirjaraa’id ugu qabtay hoolka shirarka ee aqalka madaxtooyada Puntland ayaa ka hadlay Howlgalo culus oo ay ciidamada kaladuwan ee Puntland ka fuliyeen meelo badan oo kamid ah deegaanada Puntland kuwaasoo qaarkood ay ciidamada Amaanku ka sameeyeen buuraleyda Galgala iyo Xeebaha Puntland isagoona Wasiirku uu sheegey in dhamaan ay Howlgaladaasi si rasmi ah u miradhaleen.

Wasiirka Amniga ee Puntland Gol.Khaliif Ciise Mudan Ayaa sheegey in Ciidamada Amaanku ay todobaadkan Howlgal ka sameeyeen meelo kamid ah buuraha Calmadow islamarkaasna ay gacanta kusoo dhigeen rag uu kamidyahay Madaxii qaybta Miino-dhigista u qaabilsanaa dhaqdhaqaaqa Atam kaasoo ay wada dhasheen Hogaamiyaha Kooxdaas Maxamed Siciid Maxamed (Atam).

Gol.Khaliif Ciise Mudan Dhanka kale wuxuu sheegey in Howlgalo kale ay Ciidamada Amaanku ka sameeyeen meelo kamid ah Xeebaha Puntland kuwaasoo ay kusoo qabqabteen rag Burcad Badeed ah, Dad Tahriibayaal ah iyo dad gacansiiyaan qaybahaas kaladuwan isagoona sheegey in ciidamadu ay sidoo kalena soo qabteen Agabyada loo isticmaalo howlahaas oo uu sheegey in imika Garoowe lagu hayo, Wasiirku wuxuu sheegey in loo baahanyahay in laga wada qaybqaato la dagaalanka Buracada iyo Tahriibka isagoona caalamka ugu baaqay in dawlada Puntland arimahaas laga gacansiiyo.

Xafiiska Wararka Allpuntland, Garoowe.
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... =12644&z=2
viewtopic.php?f=246&t=298276

its the same thing sis , delete this topic
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: PUNTLAND CAPTURES ATAM'S BOMBMAKER

Post by tightrope »

^^ HOW ABOUT THE MODS MERGED THE THREADS?
Last edited by tightrope on Mon Feb 13, 2012 3:21 pm, edited 1 time in total.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PUNTLAND CAPTURES ATAM'S BOMBMAKER

Post by FBISOMALIA »

tightrope wrote:^^ HOW ABOUT THE MODS MERGED THE THREADS
ok :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”