Dagaal Maalintii Afraad Ka Socda Deegaanka Raaso Ee Gudaha Ismaamulka Soomalida Itoobiya Iyo Dhimashada Labada Dhinac Oo Kor U Dhaaftay 150 Ruux
Raaso (Ramaas) Mar 3,2012 – Waxa Maalintii afraad dagaal lagu hoobtay ka socdaa deegaanka Raaso iyo deegaanada ku hareeraysan oo ka mid ah dhulka Ismaamulka Soomalida Itoobiya.
Dagaalkan oo u dhexeeya laba bilood oo halkaasi wada degga la sheegay inuu saddex maalmood ka hor halkaasi ka qarxay, iyadda oo la sheegayo in dagaalkaasi uu yahay mid uu sababay aanooyin hore oo labada beelood kala tirsanayeen.
Dagaallkan oo ah mid aad u balaadhan oo labada beelood aanay waxba isula hadhin isla-markaana aan ilaa hadda dawlada dhexe iyo dawlada ismaamulka Soomalida midna ma qaadin talaabo ay ku joojinayso dagaalkan.
Wararka deegaanka Raaso laga helayo ayaa sheegay in dagaalkan uu sababay khasaare faro badan oo dhimasho iyo dhaawacba ah, iyadda oo la tilmaamay in ilaa hadda dhimashadu marayso 150 qof oo labada dhinac, jiraana dhaawacyo intaasi ka badan.
Dagaalkan labada beelood u dhexeeya oo u muuqda mid khasaarihiisu sii badanayo, ilaa haddana aanay muuqan rajo ah inuu istaago ayaa waxa dhagaha ka furaystay maamulka kililka shanaad ee Itoobiya iyo dawlada dhexe, waxaana la isku daawanayaa labada beelood ee is-gumaadaya.
Ramaasnews Desk
Hargeisa
.
Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
Moderator: Moderators
Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
Bloody hell, daadkan walana.
Sheikaash awalba ayaago qabil yar aha ayii boqolal iska dileen. Alle ha kala qaboojiyo ummada walalaha ah.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
AUN to all Muslims
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
cida is dilaysaa Waa Sheekhaal iyo Ogaadeen soo maaha?
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
kaliil wrote:cida is dilaysaa Waa Sheekhaal iyo Ogaadeen soo maaha?
Maya. Sidaan maqlay wa labada beelood oo ka tirsan Sheikaash.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
ok. Sheekhaasha koonfurta degta iyo kuwa kililka shanaad degaa isku mid maaha. kuwa kililka shanad degaa way dagaal badanyihiin.Siciid85 wrote:kaliil wrote:cida is dilaysaa Waa Sheekhaal iyo Ogaadeen soo maaha?
Maya. Sidaan maqlay wa labada beelood oo ka tirsan Sheikaash.
2005 ayay Sheekhaasha iyo Ogadenku kililka shanaad ku dagaalameen oo 500 nin iska dileen.Dawlada dhexe Itoobiya iyo maamul ku sheega kililka shanaad ayaa
dadka isku dira oo meesha munaafaqad ka wada.
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
Ha wa ruunta sxb. Dawlada dheexe iyo ka k5 ee Ina Iley labadoodadaba munafaaqad ayii wadan. Xagan ayaad ka fahmi karta ariinta.
Dagaalkan labada beelood u dhexeeya oo u muuqda mid khasaarihiisu sii badanayo, ilaa haddana aanay muuqan rajo ah inuu istaago ayaa waxa dhagaha ka furaystay maamulka kililka shanaad ee Itoobiya iyo dawlada dhexe, waxaana la isku daawanayaa labada beelood ee is-gumaadaya.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
maamulka k5 iyo ina iley waxay rabaan inay wixii ogaden ahayn oo dhan madaxa isu geliyaan oo isku diraan. somalidu dagaalo maalaa yacni ah oo u jeedadooda la garanayn ayay ku dhamaadeene ilaahay ha kala qaboojiyo.
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
Sheikhaas v Sheikhaash
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
Let them die. clans that fight eachother and require ethiopians to come between them should not continue to live. Succesful cultures thrive and survive. While ignorant ones die. Continue the slaughter and start over when they are gone 
- PRinCeS_LicK
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1869
- Joined: Tue May 13, 2003 7:00 pm
- Location: ?-???-?ILLest_Somali_Shawty?-???-? BuRCo0oo STanD uPp!!
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
Stupid People Killing Themselfes...
Why aren't they fighting the Ethiopians?
Why aren't they fighting the Ethiopians?
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
Apparently the Ethiopians and the K5 authority are instigating between clans living in the area... AUN.
- PRinCeS_LicK
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1869
- Joined: Tue May 13, 2003 7:00 pm
- Location: ?-???-?ILLest_Somali_Shawty?-???-? BuRCo0oo STanD uPp!!
Re: Over 150 killed in Raaso -Somali galbeed clashes
Saraxnow wrote:Apparently the Ethiopians and the K5 authority are instigating between clans living in the area... AUN.
Inna lillaahi waa inna illaaahi rajiioun May They Dwell in the highest levels of Jannah in sha Allaah and May Allaah save them from the punishments of the grave ameen ameen ...
Last edited by PRinCeS_LicK on Sat Mar 03, 2012 4:57 pm, edited 1 time in total.
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 559 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 362 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 2 Replies
- 588 Views
-
Last post by Samatr
-
- 5 Replies
- 641 Views
-
Last post by shidow1
-
- 0 Replies
- 317 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 0 Replies
- 434 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 7 Replies
- 813 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 569 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 0 Replies
- 486 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 514 Views
-
Last post by sheldibow