.Kenya oo Mid kamida Beelaha Soomaaliyeed Kabarakicisay Magaalada Mandheera,Guryo iyo gooba ganacsi oo lagubay (Wareysi). .
Wednesday, 21 March 2012 17:24 Editor Hits: 445 . .Shabakadda AmiirNuur Media waxay Akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa warbixin xaqiiq ah oo ku aadan xiisada colaadeed oo ka jira degmooyinka Beled Xaawo iyo Mandheera ee cadawgu xoog uga haysto muslimiinta.
Cadawga Kenya ayaa bilaabay in uu kala qoqobo qabaa’ilada Somaaliyeed ee Muslimka ah mid kamida beelaha Soomaaliyeed ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay guryo looga gubay Mandheera hanti farabadana looga dhacay.
Magaalada Mandheera oo katirsan dhulka Somaalida ee Kenya heysato waxaa wada dega qabaa’ilo Soomaaliyeed iyo kuwa Nasaara Kenyaan ah waxaana magaalada maamulkeeda gacanta ku haya gaalada Kenya waloow ay saraakiil hoosaadyada qaar ay yihiin Soomaali.
Saacadihii lasoo dhaafay magaalada waxaa kajiray xaalad kacsanaan ah kadib markii ciidanka Nabad sugidda Kenya ay si hoose u Khaarijiyeen Nin kasoo jeeda beesha Garre oo kamid ah beelaha ugu tunka weyn Mandheera.
Markii dilkaasi dhacay ayay dad katirsan beesha Garre waxay ku qamaameen guryo iyo goobo ganacsi oo ay leeyihiin qoysas kasoo jeeda beesha Mareexaan oo kamid ah beelaha magaalada waxka dega.
Maanta barqadii ayay dad ku hubeysan baangado ku yaaceen guryo ay deganyihiin qoysaska dhanka Beled xaawo kasoo jeeda xaaladda ayaa xumaatay waxaana dab laqabadsiiyay guryo iyo dukaamo ganacsi.
Xaaladda oo sidaasi u qasan ayay ciidamo Booliska katirsan oo beesha Garre kasoo jeeda rasaas ku fureen dad ka qeyb qaadanayay Rabshadaha waxaana halkaasi ku dhintay 2 qof iyo dhaawac gaaray 12 qof oo kale.
Barakac xoogan ayaa ka bilaawday magaalada Mandheera oo ladhihi karo dhamaan waxaa lagasoo Eryay shacabkii kasoo jeeday degmada Beled Xaawo ama beesha Mareexaan.
Hadaba si aan wax uga ogaano dhibaatada Mandheere ka jirta waxaan Wareysi layeelanay mid kamida dadkii goob joogga u ahaa dhibaatada magaalada ka dhacay oo qudhiisa kamid ahaa dadkii gurigiisa lagubay kadibna dhanka Beled Xaawo usoo cararay.
Wareysiga ayaa u dhacay sedan:-
AmiirNuur:Walaal sidee wax uga dhaceen Mandheere?
Daa’uud Cartan: magaalada waxaa ka dhacay wax aan ku tilmaami karo isir sifeyn sababtoo ah dad hal beel ah ayaa hanitooda ladhacay guryahooda lagubay.
AmiirNuur: dhibkaas aad sheegtay Yaa geysanaya dowlada Mise shacabka kale?.
Daa’uud Cartan: maamulka Mandheera ayaa dhibka qeyb ka ah waxaana xaqiiq ah in maamulku uu gadaal kasoo riixayo beesha Garre ee weerarka kusoo qaaday dadka maatida ah, saraakiil maamulka katirsan oo layaqaan ayaa taageeraya dhibta jirta.
AmiirNuur:Dadka qabiilka ah ee aad sheegtay maxay u sababeynayaan weerarka?.
Daa’uud Cartan:Walaalow magaaladan sanadkii lasoo dhaafay ilaa hadda waxaa ka dhacayay qaraxyo iyo dilal qorshaysan oo lala eeganayay saraakiisha dowladda Kenya balse kama jirin wax kale oo dadka magaalada wada dega dhaxdooda saameeyay, bishii lasoo dhaafay ayay ciidanka booliska Mandheera dileen mid kamida dhalinyarada beesha Mareexaan kadina way ugubeen Meydka wiilka taasi oo muujinaysay waxashnimo iyo isku dirka qabiilada walaalaha ah ee magaalada wada dega dhacdada hadda taagan arrinkaasi ayay salka ku heysaa.
AmiirNuur:Maxaa Xiisadda hadda taagan soo kiciyay?.
Daa’uud Cartan:Habeen hore waxaa ladilay Askarigii soo qabtay wiilkii bil kahor magaalada lagu dilay kadibna meydkiisa gubay,Ninka ladilay wuxuu kasoo jeeday beesha Garre sidaasi ayay xaaladu isugu bedeshay mid qabiil.
AmiirNuur: Inmise qoys ayaa laga qaxiyay Mandheera?
Daa’uud Cartan: Walaalow dadku mayara waa kumanaan qoys dhamaantoodna waxay soo galeen magaalada Beled Xaawo oo ah magaalo ay gacanta ku hayaan kooxo mushrikiin ah waxaa laga yaabaa in rabshadaha Mandheera ay isla ogyihiin mushrikiinta iyo Kenyaatiga.
AmiirNuur:Ugu dambeyn Mandheera hadda yaa ku haray?
UPDATE. GARRE WITH KENYAN SOLDIERS VS SADE
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: UPDATE. GARRE WITH KENYAN SOLDIERS VS SADE
I would advice Sade to exercise self restrain and not to jeopardise their interest with this skimishes.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: UPDATE. GARRE WITH KENYAN SOLDIERS VS SADE
Amir Nuur is a Shabaab-leaning site and is trying to take advantage of this. Kenyan soldiers are not taking sides and are keeping the peace from what I heard.
-
Jam Street
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1451
- Joined: Thu Mar 19, 2009 5:32 am
Re: UPDATE. GARRE WITH KENYAN SOLDIERS VS SADE
Ceelwaaq part 2?
Boonta know better not to mess with mighty garre as the defeat they suffered under the hands of garrestew weeks back is still instilled in their memory.
Boonta know better not to mess with mighty garre as the defeat they suffered under the hands of garrestew weeks back is still instilled in their memory.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: UPDATE. GARRE WITH KENYAN SOLDIERS VS SADE
It's funny from Ethiopian territory to Dhuusa-mareeb to Kismaayo to Kenyan territory, Marehan is talked about while your laangaab Duduble doesn't have two lines devoted to them anywhere in real or fantasy world.Jam Street wrote:Ceelwaaq part 2?
Boonta know better not to mess with mighty garre as the defeat they suffered under the hands of garrestew weeks back is still instilled in their memory.
Re: UPDATE. GARRE WITH KENYAN SOLDIERS VS SADE
Voltage how was ur trip to Mandheera? and I still remember that pic were u were chasing a goat 
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: UPDATE. GARRE WITH KENYAN SOLDIERS VS SADE
I swear Mandera is like Beled-Xaawo today and beesha owns a lot of the wealth. The people there get along real well sxb except for the once in a while conflicts that arise. Lately the Kenyan government has been serious about patrolling Northeastern so much of those conflicts died down especially since the terrorism thing took place and Kenya can't allow that stuff to take place with US and EU observers overseeing their patrol of northeastern. It is a nice town wallahi. Lol @ the goat. What can I say; I have never seen miyi.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: UPDATE. GARRE WITH KENYAN SOLDIERS VS SADE
HIs Caghdeer card needs to be revokedThe_Patriot wrote:I would advice Sade to exercise self restrain and not to jeopardise their interest with this skimishes.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 579 Views
-
Last post by Nubis
-
- 7 Replies
- 993 Views
-
Last post by Estarix
-
- 3 Replies
- 1070 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 0 Replies
- 1314 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 3 Replies
- 880 Views
-
Last post by Waachis
-
- 14 Replies
- 3325 Views
-
Last post by original dervish
-
- 18 Replies
- 2867 Views
-
Last post by KingWaslawi