Peaceful resistance to Faroles term extension grows in Mudug

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Peaceful resistance to Faroles term extension grows in Mudug

Post by Southie4life »

Beelaha Gobolka Mudug oo Ka Hadlay Muda-kororsiga Xukuumada Puntland [Sawiro+Cod]
Updated:- 1 min ago| 4 Commnets

http://horseedmedia.net/2012/04/12/beel ... sawirocod/

Shir ay maanta yeesheen beelaha gobolka Mudug ayaa waxay kaga hadleen dastuurka iyo xil kororsiga xukuumada puntland .

Kulan ay yeesheen odayasha beelaha iyo haweenka gobolka oo dhawaantan ka socday magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu soo afmeeray magaalada Gaalkacyo

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay siyaasiyiin iyo aqonyahano ka soo jeeda gobolka Mudug kuwaas oo bayaan ka soo saaray muda-kororsiga xukuumada iyo arimaha dastuurka.

Dhagayso Bayaanka Beelaha Mudug

Image

Image

Image

Bayaanka ay soo saareen beelaha gobolka Mudug ayaa waxaa lagu cadeeyay sida ay uga soo horjeedan muda-kororsiga xukuumada Puntland iyo ergada ansixinta dastuurka Puntland ee joogta magaalada Garoowe.

Sidoo kale beelaha shirkan maanta yeeshay ayaa ku baaqay in isimada puntland ay ka dhaadhiciyaan madaxweyne Faroole in uu xilka iskaga dago mudadiisa isla markaana uu isa soo sharaxo .

kulankan maanta ay yeeshen beelaha daga gobolka Mudug ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay magaalada Gaalkacyo ka socdaan shirar looga soo horjeedo xil-kororsiga xukuumada Puntland iyo qaabka loo ansixin doono dastuurka Puntland.
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Peaceful resistance to Faroles term extension grows in M

Post by Southie4life »

It evident that more and more area's in Puntland are opposing Farole's corrupt rule and illegal constitution. Never has a leader alienated so many people! Ras-Aseyr, West Puntland State, Bari, Mudug.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Peaceful resistance to Faroles term extension grows in M

Post by damu »

Gaalkacyo(Pi) Waxgaradka ay kamid yihiin Nabdoonada ugu caansan Gobolka Mudug ayna ka go’do talada Shacabka ayaa been abuur iyo dacaayad ku tilmaamay Warar ay saxaafad qaarkood qoreen wararkaasoo sheegayey in Waxgaradku kasoo horjeesteen Ansixinta Dastuurka Puntland iyo hadalo kale oo been abuur ah, Waxgaradku waxay sheegeen in ay dad qaswadaayaal ah oo ku hadlaya magacooda laga faafiyaey warkaas.

Nabadoonada Deegaanku waxay sheegeen iney ku qanacsan yihiin sidii losoo xuley ergooyinka Ansixinaya Dastuurka iyo sida ay usocoto shaqada dastuurku, ayna ergadooda uga qaybgalaysa Kulanka lagu falanqaynayo Dastuurka ay diyaar yihiin.

Barnaamij gaara oo ay wada diyaariyeen Radio Gaalkacyo iyo Puntlandi ayaa d ku maqli doontaan Hadalada Waxgaradka, Barnaamijkasoo iminka diyaarintiisu socoto waxaana idiinsoo gudbinaynaa Caawa fiidadkii, xiligaasoo uu si toosa uga bixi doono Radio Gaalkacyo, qurbaha waxaad ka dhagaysan doontaan Puntlandi.com ee hamoogaan.

Dhinaca kale Waxgaradka Gobolka Karkaar ayaa iyana ku kasoo horjeestey hadalo noocaas ah oo saxaafada lagu daabacay shalay, Waxayna shegeen inay Waxgaradka Deegaanka Gobolka karkaar iyo Dowladu kawada hadleen Dastuurka ayna Ergooyinkii uga qayb gali lahayd xaflada 15 april ay diyaar yihiin. Waxay kaloo hoosta ka xariiqeen kuwa saxaafad la hadlaya ee baahinaya wararka lagukala takoorayo shacabka Puntland inay yihiin kuwo aan talada gobolku ka go’in, mana matalaan shacabka. waraysi arintaa ku saabsan ayaan isku dayaynaa inaan kusoo daro Barnaamijka Caawa(Arbaco 11 april) ee Radio Gaalkacyo.

Koox ka soo horjeeda horumarka deegaanka ayaa dad gaara isugusoo urursada qol kadibna sawiro ka qaada, kuwasoo sheega inay shireen, kuna hadlayaan magaca Gobolka ay joogaan mana ahan kuwo miisaan ku leh deegaanka ayuu yiri mid kamid ah nabadoonada oo aan teleefoonka kula xiriirney,
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Peaceful resistance to Faroles term extension grows in M

Post by damu »

Why don't you post a single picture of a recognized elder of influential politician from Mudug who is against the administration :?
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Peaceful resistance to Faroles term extension grows in M

Post by Southie4life »

damu wrote:Why don't you post a single picture of a recognized elder of influential politician from Mudug who is against the administration :?
Give me a break. Those "recognized elders" are the ones on Farole's pay role. Even more important is that their bellies are fat and they are not suffering. The pictures I am showing you is the average person where revolutions start.

Am I saying the entire city is against Farole? No. But these pictures show that more and more people are publicly showing their disproval. The nepotism Farole's admin is known for is a lightening rode.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Peaceful resistance to Faroles term extension grows in M

Post by damu »

Southie4life wrote: Give me a break. Those "recognized elders" are the ones on Farole's pay role. Even more important is that their bellies are fat and they are not suffering. The pictures I am showing you is the average person where revolutions start.
Just proves your not from PL the elders from Mudug don't take orders from anyone you would know that if you was a native :lol:
Gaalkacyo(Pi) Sida ay cadeeyeen Isimada gobolka Mudug shacabka iyo waxgaradkuba way ku qanacsan yihiin habkii losoo xuley Ergooyinka ansixinaya Dastuurka,Isimadu waxay kaloo sheegeen inay tahay been abuur Dad dano gaara leh ay faafiyeen iyagoo sheeganaya inay matalayaan gobolka Mudug, kuwasoo shirar ay isugu keeneen dad dhowra sheegtey iney matalayaan Gobolka.

Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud oo ku hadlay Magaca Isimada ayaa si kulul u dhaleeceeyey Dad ku ku andocoonaya iney yihiin wax garadka deegaanka kuwasoo faafinaya warar aan sal iyo raad lahayn, Wuxuuna Suldaanku hoosta ka xariiqay in shacabka Gobolka Mudug Isimada iyo Nabadoonada ay taladu ka go’do ay soo xuleen Ergooyinka ansixinaya Dastuurka.

Suladaan Cabdisalaam wuxuu sheegey in ay gudiga doorashadu yimaadeen Gaalkacyo ayna usoo bandhigeen tirada laga rabo gobol ahaan, Anagu Isimo ahaan waan ka shirey waxaana u bandhignay oo u xilsaarey soo xulida Ergooyimka Nabadoonada Gobolka iyagaana soo xuley, Waxgarad ahaan Gobolkana waan ku qanacsanahay Xulida Ergooyinka mana jiraan Cid ka hortimid.

Maamlamaahan ayaa kooxo sheeganaya iney yihiin waxgaradka Gobolku waxay sheegeen iney kasoo horjeedaan qaybo kamid ah Dastuurka, Suldaan Cabdisalaam wuxuu arintaas ka yiri “Hanaanka la doonayo inay Puntland u gudubto, Dastuurka ityo Dimoqoraadiyeenta Puntland dhamaan Isimada Puntland waa ogolyihiin waana isku raaceen, Gaar ahaan Gobolka Mudug Isimada iyo Nabadoonadu way taageersan yihiin, way jiraan dad si qaldan sharciga u isticmaalaya, iyo wax meel dhexe laga sameeyey oo Borobogaando ah, laakiin dhamaan shacabka iyo Waxgaradka Gobolku way taageersanyihiin howsha ay Dowladu wado”.

suldaan cabdisalaam oo la dardaarmaya shacabka Gobolka Mudug wuxuu ku baaqay in nShacabku kawada shaqeeyaan wada jirka,iney naba ka shaqeeyaan taageerana Qorshayaasha Dowlada, iskana ilaaliyaan kuwa kasoo horjeeda Hanaanka Nabada iyo Horumarka.
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Peaceful resistance to Faroles term extension grows in M

Post by Southie4life »

I'm starting to realize that you don't even warrant a response with your incoherent ramble.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Peaceful resistance to Faroles term extension grows in M

Post by damu »

Southie4life wrote:I'm starting to realize that you don't even warrant a response with your incoherent ramble.
you sound like you're talking about yourself "southie"
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”