Prime minister GAAS visits the largest prison in Mogadisho

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Prime minister GAAS visits the largest prison in Mogadisho

Post by Amilla »

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta booqday Saldhigga dhexe ee Magaalada Muqdisho, kaa oo ay ku jiraan maxaabiis aad u badan, kuwaa oo dambiyo kala duwan xabsiga ugu jira.

Ra’iisul Wasaaraha waxaa booqashadda xabisgga ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda KMG Soomaaliya, Xuseen Carab Ciise, Taliyaha Ciidanka Nabadd Suggida Qaranka Soomaaliyeed, C/xakiin Macalin Fiqi iyo Saraakiil kale oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.

Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa timid kamid markii maalintii shaley aheyd ay isku dayeen qaar ka tirsan muxaabiista ku jirtay xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho iney ka baxsadaan balse ay ciidanka Asluubta ka hortageen falkaasi.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Cabdi Maxamed Cusmaaciil ayaa ugu warbixiyay Ra’iisul Wasaaraha dhacdadii shaley ka dhacday Xabsigga.

“Mudane Ra’iisul Wasaare shalay waxaa xabsigga ka dhacay qaar ka tirsan maxaabiista ayaa isku dayday iney ka baxsadaan balse arrintaasi ma aysan suura gelin oo ciidanka ayaa ka hortagay in kastoo uu ku dhaawacmay mid ka mid ah ciidanka Asluubta”. Ayuu yiri.

Warbixinta kadib ayaa ra’iisul Wasaaraha wuxuu soo kormeeray dhamaan dhismaha guud ee xabsigga dhexe ee Magaalada Muqdisho.

Ugu dambeyntii Ciidanka Baanbeyda ayaa salaan so gootin ah uu ka qaatay Ra’iisul Wasaaraha iyo wafuudii la socotay.


Image
Image
Image


I hope they don't make another attempt at his life :down:
Last edited by Amilla on Sat Apr 21, 2012 9:20 am, edited 1 time in total.
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: The vice president visits the largest prison in Mogadish

Post by CaliBurco »

You mean Prime Minister.

Question, are you equally as worried about Sheikh Shariif :|
User avatar
Grift
Posts: 201
Joined: Mon Aug 08, 2011 10:21 pm
Location: Building A Mausoleum For Samaale

Re: The vice president visits the largest prison in Mogadish

Post by Grift »

CaliBurco wrote:You mean Prime Minister.

Question, are you equally as worried about Sheikh Shariif :|
If he does as thou commands. :roll:
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: The vice president visits the largest prison in Mogadish

Post by CaliBurco »

Waryaahe, dont use those rolling eyes smilies. A guy called Cali_Gaab used to get away with that only.
User avatar
Grift
Posts: 201
Joined: Mon Aug 08, 2011 10:21 pm
Location: Building A Mausoleum For Samaale

Re: The vice president visits the largest prison in Mogadish

Post by Grift »

What happened to him?
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: The prime minister visits the largest prison in Mogadish

Post by Amilla »

CaliBurco wrote:You mean Prime Minister.

Question, are you equally as worried about Sheikh Shariif :|

Not particulary worried about him, No. :lol: :lol:

I mean, Sharif and Gaas are not men of equal caliber. One man's lose will mean a huge blow to Somalia and the onther...well, let just say he is just not as important. :lol:
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: The vice president visits the largest prison in Mogadish

Post by CaliBurco »

Grift wrote:What happened to him?
Ge got locked up saaxib.
User avatar
Grift
Posts: 201
Joined: Mon Aug 08, 2011 10:21 pm
Location: Building A Mausoleum For Samaale

Re: The vice president visits the largest prison in Mogadish

Post by Grift »

CaliBurco wrote:
Grift wrote:What happened to him?
Ge got locked up saaxib.
It's you isn't it, did you get banned from the forum? Why? :lol:
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Prime minister GAAS visits the largest prison in Mogadis

Post by Southie4life »

Image

This is what a leader is! The man just faced a suicide bomber a short time ago and now he walks Mogadishu like it didn't even phase him. He is definitely one of a kind; highly educated and very brave.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”