Xaaji Madaxweyne

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Xaaji Madaxweyne

Post by gobdoon »

· Home · Diini · Tv Programs · Musalsal Caasi · Musalsal Nuura · Layaabka Aduunka · Contact us May 21 2012 12:07:53





Latest Media
Filimka Caasi 255
[20-05-2012 12:59]
Filimka Caasi 256
[20-05-2012 12:56]
Filimka Zuhra 29
[20-05-2012 12:49]
Filimka Zuhra 30
[20-05-2012 12:47]
Sanadihii Lumar 37
[20-05-2012 12:11]
Sanadihii Lumar 36
[18-05-2012 09:32]
Sanadihii Lumar 35
[17-05-2012 16:15]
Sanadihii Lumar 34
[16-05-2012 13:29]
Sanadihii Lumar 33
[15-05-2012 16:30]
Sanadihii Lumar 32
[14-05-2012 15:27]





Daawo Shir Jaraa’id oo uu ku Cambaareeyay Saxiixayaasha Road Map-ka Xaaji Maxamed Yaasin oo ku Qabtay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya

Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil oo ka mid ah Siyaasiyiinta Goor hore isu soo taagay Musharaxnimada Xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay Xaaladda Dalka Maraayo iminka gaar ahaan Ansixinta Qabyo Qoraalka Dastuurka Cusub ee Soomaaliya iyo Howlaha Road Map-ka ee ka gudbidda Xaaladda KMG ah.

Xaaji yaasiin oo ka hadlaayay Shir Jaraaid oo uu ku qabtay Magaaladatan nairobi ayaa waxa uu Cambaareeyay sida Hadda loo wado Qorshaha Ansixinta Dastuurka Cusub oo dhalisay qilaafyo badan, waxa uuna ka digay in dano gaar ah ay ka wataan Madaxda Ugu sareyso ee Dowldda KMG ah Xaaladda hadda taagan.

Xaajiga ayaa Cabiray Fikirkiisa ku aadan sida loo maareyn karo Ansixinta Qabyo Qoraalka Dastuurka Cusub, iyo waliba sida uu arko qaabka loo soo xulay Oday dhaqameedyada Muqdisho shirka uga socda ee soo xuli doona ergada Ansixin doonta Dastuurka Cusub.



Dhanka Kale Musharrax Xaaji Max’ed Yaasiin ayaa waxa uu shakki badan galiyay Qilaafka iyo isqab qabsiga Madaxda Dowladda waxa kusoo aadiyay Xilligaan, isagoo ka digay in ay ku raadiyaan arintaas in waqti kordhin kale loo sameeeyo.

Xaaji Max’ed Yaasiin waa Siyaasi ku dhashay muqdisho Sanadkii 1951-kii, waxa uuna Waxbarashadiisa ku qaatay Isla Caasimadda muqdisho, waxa uu ka shaqeeyay qeybta Hanti Dhowrka ee Dowladii Max’ed Siyaad Barre muddo 6 Sano ah, Waxa uuna Xaajigu 30-kii Sano ee u dambeesay ku Noolaa Qurbaha isagoo Ganacsade ah.

Ibraahim Geedow Cawaale (Biibbo)
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Nairobo-Kenya
Allbanaadir@live.com






· geedow14 on May 20 2012 ·

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login to vote.

--------------------------------------------------------------------------------

No Ratings have been Posted.








Login
Username

Password




Forgotten your password?
Request a new one here.


Powered by PHP-Fusion copyright © 2002 - 2012 by Nick Jones.
Released as free software without warranties under GNU Affero GPL v3. Copyright © 2012
Theme by OSThemes.org | Design Downloaded from Phpfusion Themes | Seodesign.us 2,860,270 unique visits Render time: 0.06 seconds
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”