Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ayaa gudaha u galay degmada Afgooye, kadib markii dagaal kooban uu ka dhacay agagaarka Koontaroolka Baar Ismaaciil, iyadoo Ciidamada ay labo jiho ka galeen.
Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa durba isku fidiyay degmada, iyadoo jawiga magaalada uu yahay mid Bandow iskeed ah ay gashay.
Ciidamada ayaa saldhigtay Xarunta Maamulka, Saldhiga Booliska iyo Labada Buunde ee degmada, waxaana gaadiid fara badan oo ay ku jiraan Taangiyo ay u dhaqaaqeen dhanka wadada laamiga ee aada Wanlaweyn.
Inkastoo xaalada tahay mid degan hadana dadka ayaa isaga cararay degmada, iyagoo ka cabsi qabay in lagu dul dagaalamo.
Barqanimadii saaka ayaa madaafiic la isku weydaarsaday inta u dhaxeysa Carbiska iyo Afgooye, waxaana Ciidamada huwanta ahaa kuwo ka muuqday taxadir oo dhinacyada wadooyinka gala Afgooye aad uga feejignaayeen.
Jowhar
TFG and allies capture Afgooye
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: TFG and allies capture Afgooye
Ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Afgooye
Jimco, May 25, 2012 (HOL) - Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Afgooye oo ay hareereeyeen ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya markii ay halkaas ka baxeen Alshabaab shalay ayaa sheegaya in haatan ay magaalada gudaha u galeen ciidamada is kaashanaya.
Afhayeenka ciidamada AMISOM Lt-Col Paddy Ankunda oo la hadlay BBC-da ayaa xaqiijiyay in magaaladu gacantooda gashay.
Waxaana uu sheegay in xarakada Alshabaab uu jab wayni gaaray.
"Kaama soo waaqsan doonaan jabka gaaray" ayuu yiri Ankunda.
Alshabaab ayaa isaga baxay magaaladaasi, kadib markii weerar culus ay ku soo qaadeen ciidamada AMISOM iyo kuwa dawlada Soomaaliya oo sheegay inay dileen qaar kamid saraakiisha sare ee Alshabaab, sida lagu soo bandhigay sawirro ay warbaahintu heshay.
Magaalada Afgooye oo 30km uu jirta Muqdisho ayaa ah mid kamid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee xarakada Alshabab ay gacanta ku haysay, taasoo isku xirta Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka, una fududayn jirtay Alshabaab inay si sahlan weeraro uga gaystaan Muqdisho, xataa markii ay isaga baxeen caasimada.
Axmed C/samad, Hiiraan Online
asamad@hiiraan.com
Nairobi , Kenya

- BlackVelvet
- SomaliNet Super

- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: TFG and allies capture Afgooye
Celebration is in order, party time.
Ladies buy yourselves cute hijabs, on me ofcourse.
Ladies buy yourselves cute hijabs, on me ofcourse.
- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: TFG and allies capture Afgooye
Well done to the brave men and women
dhacday shabab dhacday 
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: TFG and allies capture Afgooye
Operation Free Shabelle is going well so far. Couldn't be happier.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 523 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 1 Replies
- 666 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 4 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 17 Replies
- 2573 Views
-
Last post by adamnorr
-
- 35 Replies
- 2156 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 285 Views
-
Last post by original dervish
-
- 31 Replies
- 1923 Views
-
Last post by gemini07
-
- 3 Replies
- 1151 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 16 Replies
- 15142 Views
-
Last post by SummerRain