Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
Moderator: Moderators
-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
Madax Ka Tirsan Maamulka Khaatumo Oo Ka Qayb Gelaya Shirka Istanbuul-
Lasanod Online. Friday, May 25, 2012
Muqdisho,(Lasanod Online)- Madax ka Socota maamulka Khaatumo State, ayaa kamid ah wufuuda lagu marti qaaday shirka Soomaalida uga furmaya..
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga bisha June bilowgeeda.
Dr. Cali Ciise Cabdi oo ah gudoomiyaha gudida fulinta G10 ayaa lagu wadaa inuu dhowaan ka ambabaxo magaalada Addis ababa , isagoo kusii jeeda Istanbuul si uu shirkaas uga qaybgalo.
Dhanka kalena waxaa wufuuda ka imanaysa magaalada Muqdisho kamid ah Cabdikariim Xasan Jaamac oo xubin ka ah gudida G10 oo shirkaas tegaya.
Shirkan oo daba socda kii bishii Febraayo lagu qabtay magaalada London ee lagaga hadlayey arrimaha Somalia iyo sidi looga bixi lahaa xaalada KMG ee hadda lagu jiro.
Waxaana la filaya inay shirkan kasoo qaybgalaan madax ka socota wadamada Marayakanka, EU, Carabta iyo Afrika.
Madax dhaqameedyada Soomaaliyeed oo hore loogu waday inay iyaguna tagaan Istanbuul ayaa hadda u eg in meesha laga saaray, tasoo odayaasha dhaqanka qaarkood walaac ka muujiyeen.
Warar maanta soo baxay ayaa sheegaya in odayaashu ay isdiyaarinayaan isla markaana ay u anbabaxayaan magaalada Istanbuul ee wadanka Turkiga sidii hore loogu balansanaaba.
Shirka Istanbuul ee dawladda Turkigu marti gelinayso markuu gabagaboobo waxaa looga sii gudbayaa sidii dardar loo gelin lahaa hawlihii Road-mapka ee dhowaan go'aamada laga soo saaray magaalada Addis ababa.
Ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Agustin Mahiga ayaa sheegay in shirkii ka dhacay magaalada Addis ababa uu ahaa mid guul ku dhammaaday heshiisna laga gaaray waxyaabihii muranka dhaliyay.

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
sheekh-Farax-zero wrote:![]()
![]()
Galmudug style celebration time
-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
sheekh-Farax-zero wrote:![]()
![]()
wtf,oo maxey madaxweynaha ugu niikinayaan? or is this is some sort of a cultural dance?
-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
and just when they realized khaatumo is going the seccessionist made up their mind and want in to istanbul conference
Xukuumada Somaliland oo Si Rasmi ah ugu Dhawaaqday In ay Ka qayb Galayso Shirka Istanbul
Xukuumada Somaliland oo Si Rasmi ah ugu Dhawaaqday In ay Ka qayb Galayso Shirka Istanbul Turkey Una Diraysa Wafti Heer Wasiir ah
Written by: Wariye Zaki
Published: 27/05/2012 @13:22
Hargeysa/ToggaHerer 27 may 2012
Afhayeenka Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ahna Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe ayaa soo Saaray War-Saxaafadeed ku Saaban In Somaliland ka Qaybgalayso Wajiga koowaad ee Shirka Istanbul ee Turkey .
War-Saxaafadeedkan oo Nuqul ka Mid ahi soo gaadhay Warqabadka ToggaHerer ayaa u qornaa Sidan:-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland isla Markaana ah Afhayeenka Rasmiga ah ee Xukuumada Somaliland waxa uu Soo saaray Warsaxaafadeedkan ku Saabsan Ka qayb galka Wajiga Hore ee Shirka Magaalada Istanbul ee Dalka Turkey kadib markii ay martiqaad Rasmi ah ka heshay Dawlada Turkey Bishan 5/25/ 2012.
Xukuumada Somaliland waxay go`aansatay inay ka qayb gasho Wajiga Hore ee Shirka Istanbul oo Ku beegan 31 May 2012 Martiqaadka rasmiga ah waxa si cad ugu qeexan Dawlada Turkey ula dhaqmi Doonta Somaliland si Ka gedisan sida loola dhaqmaayo Gobolada Somalia.
Dawlada Turkey Waxa kale oo martiqaad keeda ku cadaysay in la raaci doono Hab maamuuskii Shirkii London ku qabsoomay 23 Feb 2012.
Shirka Istanbul ka Qabsoomi doona 31 May 2012 Waxa lagu Gorfayn doonaa isla markaasina go`aamo laga gaadhi doonaa Arrimaha la xidhiidha Horumarinta, Dhaqaalaha oo u kala baxa Afar Qaybood oo kala ah U adkaysiga Tamarta , Biyaha Iyo Waliba Wadooyinka .
Maadaama oo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Booqasha Rasmi ah ugu Ambabaxayo jamhuuriyadda Jabuuti Madaxweynaha Somaliland Waxa uu u Magacaabay In shirka Istanbul ay ka Qaybgalaan Afarta Wasiir ee Kala ah ,
Maxamed Cabdilaahi Cumar Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
Sacad Cali shire Wasiirka Qorshaynta Qaranka.
Axmed Cabdi Xaabsade Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta.
Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta.
Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa
- KingMJ
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4191
- Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
- Location: Back frm the Dead
Re: Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
Cali Ciise is going, but what about Cali khaliif any word on him going?
-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
KingMJ wrote:Cali Ciise is going, but what about Cali khaliif any word on him going?
not on an official capacity,but I wouldnt be surprised if he goes there quietly to garner more support for his presidential campaign from the traditional elders who are currently in Istanbul.The man is determined to win this time.
Re: Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
^ I don't think he will run for office.
-
Conqueror
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1030
- Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
- Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"
Re: Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
Waagii Xukumaadi dhiciska aheed e la dhihijiray "Dawladi Arta" ayaa melahaa fadhi ku dirirka iyo guuryaha aanu ku qaylijirnay ayaa laga odhanjiray cali khalif wuxuu yidhi 10 sano kadib, I will still be on top. Inkasta u waagi uusan dhinacaa Dhulbahante soo eegin sanaadkii 2000kii, but 10 years later, the guy used the formation of Khaatumo as a leverage for his own political gains to have him to be still on top. That's the hadaal in the street e.
-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
Exec,he is bro.It was on a Kenyan newspaper that he gave an interview few weeks ago.I think someone posted it in the Sool section
besides I cant fathom what could be possibly wrong about Galaydh using khaatumo as a leverage or khaatumo having a man in the top office,they both need each other and thats how the last two presidents of TFG made it to the top.AY had PL and Shariff had UIC 
wtf,waagaas hadaad qayli jirtay how old are you dude?Conqueror wrote:Waagii Xukumaadi dhiciska aheed e la dhihijiray "Dawladi Arta" ayaa melahaa fadhi ku dirirka iyo guuryaha aanu ku qaylijirnay ayaa laga odhanjiray cali khalif wuxuu yidhi 10 sano kadib, I will still be on top. Inkasta u waagi uusan dhinacaa Dhulbahante soo eegin sanaadkii 2000kii, but 10 years later, the guy used the formation of Khaatumo as a leverage for his own political gains to have him to be still on top. That's the hadaal in the street e.
-
Conqueror
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1030
- Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
- Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"
Re: Khaatumo delegation invited to the Istanbul conference
I'm not that old. I'll be 31 soon.
Does Khaatumo really need Cali Khalif? There is nothing wrong with him using Khaatumo as a leverage for his own political goals.
Will he run for political office? YES
Will he accept a Prime Minister position? Maybe not
Will he win an election? Not really. I think the new phase Somalia is projected to enter will involve in entirely new political elites. "Out with the old and In with the new", as the Westerns would say.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1844 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 2 Replies
- 581 Views
-
Last post by Southie4life
-
- 7 Replies
- 1162 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 1 Replies
- 658 Views
-
Last post by maybe
-
- 51 Replies
- 3678 Views
-
Last post by Jaidi
-
- 18 Replies
- 1646 Views
-
Last post by rich-boy
-
- 6 Replies
- 650 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 3 Replies
- 685 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 31 Replies
- 2312 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 5 Replies
- 1375 Views
-
Last post by oxymoron