Issimada iyo odayaasha dhaqanka Puntland ayaa maanta 29 May,2012 shir ay ku yesheen magaalada Garowe kadib waxay ka soo saareen qodobo dhawr oo ay uga so horjeedaan shirka Istanbul ka dhacaya islamarkaasinay ku tageersanyihiin go’aankii dowladu horey u qaadatey inaysan ka qaybgalin.
Bayaanka issimada Puntland oo ay ku saxiixanyihiin ilaa 18 kamida dubaabka ugu caansan hormuudkana ah beelaha dega Puntland ayaa si toos ah waxay fariin ugu direen Turkiga oo si aan wafaqsaneyn waxqaybsiga Somliada u maamuley xulista xubnaha shirkaasi islamarkaasina baal marey latashigii dhinacyada Somalida.
Bilawgii bayaankooda ayay issimadu kaga hadleen safarkoodi Muqdisho iyo waxyaabihi ay ku soo arkeen halkaasi oo kamid ahayd Caado-dhaaf,xadgudub faragelin iyo jahwareerin hanaankii hogaan dhaqameedka oo ay sheegeen inay geysteen madaxda sare ee DKMG Somalia.
Waxay tilmaamen in ay u taaganyihiin fulinta wixii kaga soo aadaya geedi socodka nabada Somalia iyo dastuurka meel-marintiisa.
Dhinaca kale Turkiga ayay kala taliyeen in ka feejignaato arrimaha siyaasadeed ee murugsan Somalia islamarkaasina ay ka fogaato dheeliga iyo dhinac isku buurka.
PL traditional elders hold press conference
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 938 Views
-
Last post by Adali
-
- 0 Replies
- 546 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 5 Replies
- 1346 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 19 Replies
- 1714 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 337 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by CismanMaxamud1
-
- 0 Replies
- 415 Views
-
Last post by meow194
-
- 0 Replies
- 439 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 13 Replies
- 1228 Views
-
Last post by malakumod