Wow , back when I was there , dhowr jeer ba la inagu qabtay halka , waxanoo dhani ka ma dhisnayn berigaa
Waxa inagu qabtay cidaanka cashuuradka cali asad berigi u ka aha duqa magaalada . Waxay inoo haysteen inaynu " contreband " kala wadno . Fuc,k abohood wasooyin xunoo bila imaan bay ahayeen oo , in reer Jabutigu lacagtu ka kala daadato bay moodayeen ma' ogtahay ?. Wallahi wax baynu iska tusnay

Allah maxaan baddow xunoo "lali" ah { reer Hargeysa} iska reebay , Allahu Akbar !