nin reer mudug
Moderator: Moderators
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: nin reer mudug
^Waryaa masaajidka ciyaarta ka daa kulahaa

Re: nin reer mudug
Jam Street wrote:Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.
Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri
"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"
Kii kale aa intuu soo booday yiri
"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".
Adeer Masajidka Ciyaarta kaada.COOL-MAN wrote:Oday Abgaal ah ayaa salaadii duhur ka dib masaajid ka istaagay.
Areey gabarteey waa qangaartay , inta muslin ah ee meesha ku soo dukatay nin alle iyo ninkii diyaar ah gacanta kor ha u taago waan ku darayaa areey xabadna kama rabo.
Nin jareer ah ayaa gacanta taagtay.
intuu fiiriyay ayuu yidhi.
Waryaa masaajidka ciyaarta ka daa..
Re: nin reer mudug
Jam Street wrote:Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.
Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri
"walaale cali salaad waanu gadhanayoo waa nin majeerten ehee cali falaax na kumuu ahaa"
Kii kale aa intuu soo booday yiri
"malaha waa Hawiye ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 25181 Views
-
Last post by Daff
-
- 9 Replies
- 2256 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 1 Replies
- 1254 Views
-
Last post by Under Taker.
-
- 45 Replies
- 7538 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 20 Replies
- 7579 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 1 Replies
- 1038 Views
-
Last post by Fale
-
- 8 Replies
- 1396 Views
-
Last post by -!-Dalmar-!-
-
- 0 Replies
- 645 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 6 Replies
- 2242 Views
-
Last post by Ismahan445
-
- 15 Replies
- 249 Views
-
Last post by kambuli