Gaas oo lagu amray inuu isaga Baxo Boosaaso

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Gaas oo lagu amray inuu isaga Baxo Boosaaso

Post by IRONm@N »

uddoomiyaha Gobalka Bari C/samad Maxamed Galan ayaa usheegay C/wali Maxamed Cali Gaas inuu kabaxo Magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland islamarkaana warkaasi uu kasoo baxay madaxtooyada maamulka Puntland.

Galan ayaa sheegay in lafarayo Xildhibaan C/wali Maxamed Cali Gaas inuu sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxo Magaalada Boosaaso uuna joojiyo kulamada uu la qaadanayo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Kulanka ayaa la sheegay in laga soo kala dareeray iyadoo wax jawaab ah uusan bixin C/wali Cali Gaas islamarkaana uu ku adkeystay inuu yahay muwaadin udhashay deeganada Puntland ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Lama oga sida uu xaalka sii noqon doono iyadoo C/wali Maxamed Cali Gaas uu kusii sugan yahay Magaalada Boosaaso oo uu isla maantaba kulamo kula qaatay isimo kasoo jeeda deegnada Maamulka Puntland.

Radiofreeomalia.com - Muqdisho

Lol, they afraid he is gonna pull Abdullahi Yusuf on them?
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Gaas oo lagu amray inuu isaga Baxo Boosaaso

Post by DayaxJeclee »

Amray, gebar magaceed mahoo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”