Ibrahim Abdi
kkkkk, Annagooo Jareer-weyne ah ayaa nalagu xifaaleeyaa inuu Caqilgeena Lix saac uu danbeeya, waxaa naga sii daray walaalaheena Jileecaca ah oo Caqligooddii Labaatan sanno kadib weli uu san imaan, war Qabyaaladda iyo qurunka iska daaya, ee qola kasta Danta Guud iyo Midnimada dadka iyo Hurumarka Ummadda Soomaaliyeed ha u staagto, Caliga ha shaqeeyo.



