Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Gobollada Dhexe iyo Magaalada Kismaayo uu u kala dirayo Laba Wafdi
Talaado, December 04, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wafdiyo heer wasiir ah ay xukuumaddiisu u dirayso gobollada dhexe iyo magaalada Kismaayo oo uu weli ka taagan yahay muran dhinaca maamulka ah.
Mudane Saacid ayaa sheegay in wafdi ka kooban illaa saddex wasiir uu u diri doono gobollada dhexe ee Soomaaliya si ay u soo qiimeeyaan baahida ka jirta gobolladaas, si ay dowladdu wax uga qabato baahida ammaan iyo midda horumarineed ee ka jirta gobolladaas.
"Gobollada dhexe waxaan u diri doonnaa wafdi ballaaran oo ka kooban ugu yaraan saddex wasiir iyo in ka badan oo talo naga soo siiya sidii wax looga qaban lahaa kuwa khatarta ku ah nabadda iyo maamul u sameynta gobolladaas iyo weliba qorshaha horumarinta gobolladaas," ayuu yiri ra'iisul wasaare Saacid.
Sidoo kale, ra'iisul wasaaruhu wuxuu ammaanay ururka Ahlusunna oo uu sheegay in iyagoo aan kaalmo ka helin dowladda ay iska difaaceen Al-shabaab, isagoo sidoo kale ku ammaanay inay go'aansadeen inay ka mid noqdaan biiraan dowladda.
Ra'iisul wasaaruhu ayaa dhanka kale sheegay in xukuumaddiisa ay wafdi sare u diri doono magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose si ay uga shaqeeyaan sidii maamul loogu sameyn lahaa gobollada Jubbooyinka.
"Waxaan ammaanayaa sida ay dadka ku nool Kismaayo xil isaga saareen sidii ay ku sugi lahaayeen ammaanka magaladooda ayna uga hortageen gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana u diri doonnaa wafdi heer sare ah," ayuu Saacid yiri oo intaas ku daray in qorshaha dowladda ee Kismaayo uu yahay sidii maamul wanaagsan looga hirgelin lahaa," ayuu yiri ra'iisul wasaare Saacid.
Ugu dambeyn, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya wuxuu sheegay in madaxweyaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu 12-ka bishan ku tegi doono dalka Kenya safar la xiriira maamul u sameynta Jubbooyinka.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces envoy
Moderator: Moderators
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces envoy
He praised Ahlu Sunnah and the troops in Kismaayo and announced he is sending a delegation from his office that will represent him in the administration formation
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
Raisulwasare Dr Saacid oo amanay Ciidamada Amaanka Kismaayo kana hadlay arimo badan.
admin | Dec 04, 2012 | 0 comments
R/wlasaraha Xukuumadda Soomaliya Cabdi Farax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa Sheegay in dowlada Soomaliya ay diyaarisay qorshihii xasilinta magaalada Kismaayo islamarkana ay dhawaan gaari doonaan wafdi loogu talagalay inay ka shaqeeyaan howlaha xasilinteeda.
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa ka hadlay siyaasadda dowladda ee dhinaca amniga iyo arrimo kale, isagoo sheegay in dhawaan la hirgalin doono dhameystirka agabka ciidammada Qalabka Sida, isla markaana dib loo howlgalin doono xeryihii ciidammada, si guul looga gaaro horumarrinta, tayada Ciidammada Qalabka Sida.
Sidoo kale Ra’iisul wasaare Saacid ayaa hambalyo u diray ciidamada dowladda Federaalka ee howlgalka ka wada gobollada dalka ee cadowga ka ilaalinaya shacbiga, waxa uu sidoo bogaadiyay Ciidammada ammaanka dowladda ee magaalada Kismaayo, dowladda Soomaaliyeedna ay isu diyaarneyso xasilinta magaaladaasi, wefdi ka socda dowladda Soomaaliyana uu ku sii jeedo si xal kama dambeys ah looga gaaro halkaasi.
Dhinaca kale Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda ayaa aad u amaanay Culuma’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ee dadaalka ku bixiyay ilaalinta iyo Difaaca dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobollada dhexe ee dalka, sidoo kalena gobollada dhexa laftigooda ay u diri doonaan wefdi wasiirro ah si ay uga soo tala bixiyaan sida loo ciribtiri karo kooxaha xagjirnimada ku foggaatay iyo howlo kale.
Xukuumadda Ra’iisul wasaare Saacid ayaa ku dadaaleysa in ay ku guuleysato xasilinta amniga, horumarrinta dalka iyo dib u tayeynta ciidammada Qalabka Sida.
Shabakada Kismaayo24
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
^ Who is he?
I thought this guy was the Prime Minister and President?

I thought this guy was the Prime Minister and President?

Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
Lol @ how different the two articles sound. Is he just disregarding The Mujahid?! Praising ahlu sunnah but not mentioning the others keeping the peace as well 

Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
When will the PM be allowed to set a foot in Ras Ogaden? 
- GeoSeven
- SomaliNet Super

- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
The`Republic wrote:He praised Ahlu Sunnah and the troops in Kismaayo and announced he is sending a delegation from his office that will represent him in the administration formation
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Gobollada Dhexe iyo Magaalada Kismaayo uu u kala dirayo Laba Wafdi
Talaado, December 04, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wafdiyo heer wasiir ah ay xukuumaddiisu u dirayso gobollada dhexe iyo magaalada Kismaayo oo uu weli ka taagan yahay muran dhinaca maamulka ah.
Mudane Saacid ayaa sheegay in wafdi ka kooban illaa saddex wasiir uu u diri doono gobollada dhexe ee Soomaaliya si ay u soo qiimeeyaan baahida ka jirta gobolladaas, si ay dowladdu wax uga qabato baahida ammaan iyo midda horumarineed ee ka jirta gobolladaas.
"Gobollada dhexe waxaan u diri doonnaa wafdi ballaaran oo ka kooban ugu yaraan saddex wasiir iyo in ka badan oo talo naga soo siiya sidii wax looga qaban lahaa kuwa khatarta ku ah nabadda iyo maamul u sameynta gobolladaas iyo weliba qorshaha horumarinta gobolladaas," ayuu yiri ra'iisul wasaare Saacid.
Sidoo kale, ra'iisul wasaaruhu wuxuu ammaanay ururka Ahlusunna oo uu sheegay in iyagoo aan kaalmo ka helin dowladda ay iska difaaceen Al-shabaab, isagoo sidoo kale ku ammaanay inay go'aansadeen inay ka mid noqdaan biiraan dowladda.
Ra'iisul wasaaruhu ayaa dhanka kale sheegay in xukuumaddiisa ay wafdi sare u diri doono magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose si ay uga shaqeeyaan sidii maamul loogu sameyn lahaa gobollada Jubbooyinka.
"Waxaan ammaanayaa sida ay dadka ku nool Kismaayo xil isaga saareen sidii ay ku sugi lahaayeen ammaanka magaladooda ayna uga hortageen gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana u diri doonnaa wafdi heer sare ah," ayuu Saacid yiri oo intaas ku daray in qorshaha dowladda ee Kismaayo uu yahay sidii maamul wanaagsan looga hirgelin lahaa," ayuu yiri ra'iisul wasaare Saacid.
Ugu dambeyn, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya wuxuu sheegay in madaxweyaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu 12-ka bishan ku tegi doono dalka Kenya safar la xiriira maamul u sameynta Jubbooyinka.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
Nobody from Xamar should be allowed into Kismayo until the political process is complete.
The federal govt should only be invited to the inauguration of J/Land.
We cant have these HAG saboteurs running around Kismayo.
The locals must demand their federal rights to form a state.

The federal govt should only be invited to the inauguration of J/Land.
We cant have these HAG saboteurs running around Kismayo.
The locals must demand their federal rights to form a state.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
SourceRais wisaraha oo u hambalyeye mamulka kismaayo
Iyadoo maalmahaan dambe Ciidamada Sirdoonka Kismaayo ay aad u Shaqeynayeen oo ay qaraxyo Fashiliyeen, ayaa markii ugu horeysay waxaa ka hadlay Ra’iisul wasaaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon.
Dr Saacid waxaa uu maamulka iyo Ciidamada ku sugan magaalada Kismaayo ugu hambalyeeyay horumarka dhinaca amaanka ay ka sameeyeen Bacdamaa Shalay iyo Maanta laba qarax oo kala duwan ay ka hortageen.
Shalay ayey aheyd Markii baabuur waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay lagu qabtay Magaalada Kismaayo kuwaasi oo Shabaabka ay la damacsanaayeen in ay ku qarxiyaan goobo muhiim ah oo ugu dambeyntii ciidamada Maamulka ay ku guuleysteen in ay Gacanta ku dhigaan.
Ra’iisul wasaaraha ayaa dhamaan Shacabka iyo Maamulkaba ugu hambalyeeyay howshaasi balaaran ee ay isu xil saareen, wuxuuna ku booriyay in ay sii laba laabaan oo amaanka ay adkeeyaan.
Hoos ka dhageyso hadalka Ra’iisul wasaaraha
- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
When the need for manual labor increases.Colonel wrote:When will the PM be allowed to set a foot in Ras Ogaden?
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
To recruite miyaametamorphosis wrote:When the need for manual labor increases.Colonel wrote:When will the PM be allowed to set a foot in Ras Ogaden?
- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
He along with Voltage will be given a good sugar plantaton to cultivate. Shirdoon gets the 6 to 6 shift and voltage the night shift.Thuganomics wrote:To recruite miyaametamorphosis wrote:When the need for manual labor increases.Colonel wrote:When will the PM be allowed to set a foot in Ras Ogaden?![]()
![]()
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: The Prime Minister praises Kismaayo troops, announces en
Thug....what you sniffing round here for?
Nothing to concern youz lot J/Land....unless of course your looking for employment.

Nothing to concern youz lot J/Land....unless of course your looking for employment.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 934 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 14 Replies
- 1723 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 1 Replies
- 615 Views
-
Last post by Kees70
-
- 8 Replies
- 3431 Views
-
Last post by Voltage
-
- 19 Replies
- 6072 Views
-
Last post by Nomand
-
- 9 Replies
- 984 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 9 Replies
- 2005 Views
-
Last post by Zakiboy
-
- 2 Replies
- 1596 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 391 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 1649 Views
-
Last post by The_Emperior5