Diyaarad siday Madaxweyne Siilaanyo ayaa laga celiyay hawada Nairobi hasse yeeshee Duuliyaha Diyaarada ayaa Laanta Socdaalka Kenya ku wargeliyay inuusan heysan Shidaal uu ku sameeyo Duulimaad.
Diyaaradii Siday Siilaanyo ayaa loo ogolaaday inay degto Wilson Airport kadibna waxaa Xabsiga loo taxaabay Madaxweyne Siilaanyo.
Warbixintaan oo aan ka aruurinay Saraakiisha Laanta Socdaalka Kenya waxay sheegeen in Diyaaradda siday Siilaanyo markii hore loogu sheegay inay Muqdisho ka soo qaaday Marwada Madaxweynaha Somalia hasse yeeshee markii ay Safaaradda la xiriireen ogaadeen in warkaasi been abuur yahay.
Madaxweyne Siilaanyo iyo wafdigii la socday ayaa subaxnimadii Arbacada {06-02-2013} loo fasaxay inay gudaha Nairobi galaan.
Sharciga Laanta Socdaalka Kenya wuxuu dhigayaa in Diyaarad aan soo marin Wajeer ka soo degi Karin Nairobi hadii aysan sidan Madaxda Dowladda Somalia sida Madaxweynaha,Ra’isulwasaraha,Gudoomiyaha Baarlamaanka ama Warqad fasaxa ka wadan Safaaradda Somalia ee Kenya.
Masuul u hadlay Garoonka Wilson Airport oo lagu magacaabo Allan Oliveria wuxuu sheegay inay dacwad ku furayaan Diyaaradii sida sharci darada uga soo degtay Wilson.
Masuuliyiinta Safaaradda Somalia ee Kenya oo aan khadka Telefoonka kula xiriirnay waxay sheegeen inay Warqad fasaxa siin lahaayeen hadii Maamulka Somaliland weydiisan lahaa laakiin taasi ma dhicin Nasiib daro.
12-kii saac ee Siilaanyo iyo wafdigii la socday ku xirnaayeen Wilson Airport waxay sababtay inay ka haraan Diyaaradii British Airways oo ay London u raaci lahaayeen.
Boqolaal ka tirsan Jaaliyadda beesha Siilaanyo ayaa ku hungoobay shalay Subax garoonka weyn ee Heathrow Airport London maadama safarkii Siilaanyo dib u dhacay.
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Ceebey tacaal, in Siilaanyo hada u ku qaraabto, inuu yahay xaaskii Xassan sheikh Maxamuud, oo garamooda lagu xirxiro, sharci la'aaan. he come out from the delusion or bubble called Somaliland, into the reality of real world.
http://www.waagacusub.com/news/07.02.13.1siilaanyo.htm
Siilaanyo oo lagu Xiray Garoonka Nairobi
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Siilaanyo oo lagu Xiray Garoonka Nairobi
May God kill Daahir Calasow. Eyga eyga kala jirin. He is obsessed with Dahabshiil and HJ that he makes up lies on daily paces.
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Siilaanyo oo lagu Xiray Garoonka Nairobi
IRONm@N wrote:
Fixed
- Methylamine
- SomaliNet Super

- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
Re: Siilaanyo oo lagu Xiray Garoonka Nairobi
hahahhahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahaThuganomics wrote:IRONm@N wrote:
Fixed
Re: Siilaanyo oo lagu Xiray Garoonka Nairobi
They aren't professional so the only way they can make an income is lying.Somalistan wrote:May God kill Daahir Calasow. Eyga eyga kala jirin. He is obsessed with Dahabshiil and HJ that he makes up lies on daily paces.
I am surprised people believe anything from 99.9% of Somali websites. The only safe website is HOL.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 466 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 278 Views
-
Last post by afisoone
-
- 27 Replies
- 1473 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 3 Replies
- 550 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 17 Replies
- 1707 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 408 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 2 Replies
- 473 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 744 Views
-
Last post by queenoftrash
-
- 18 Replies
- 1014 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah