”Wax badan ayaa ka dhiman hirgelinta nidaamka Federaalka ah ,wadadu waa mid qodxo iyo dhaqxaani taalo ,waxana looga gudbi karaa iskaashi ,kalsooni iyo isku samir” ayuu sheegay madaxweynuhu.
Markuu ka hadlay nidaamka federaalka ee Soomaaliya wuxuu sheegay in dad badan markii ay ka jawaabi waayeen su’aalo badan oo la xiriira qaabka uu noqonayo federaalka iyo sida loo hirgalinayo inay dawlada ku soo jeestaan kuna eedeeyaan in dawlada ay diidan tahay federaalka."



colonel needs to respond