Ciidamada Dowladda oo Magaalada Baydhabo ku Kufsaday Haweeen

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Ciidamada Dowladda oo Magaalada Baydhabo ku Kufsaday Haweeen

Post by quark »

Guddoomiyaha degmada Baydhabo, Xasan Macallin Axmed (Biikole) ayaa wareysi uu siiyay Radio Baydhabo ku sheegay in haweeney leh uur lix bilood ah ay kufsadeen ciidamada dowlada Somalia ee ku sugan magaalada Baydhabo. :shock:

Xasan Biikole ayaa intaas ku daray in ciidamadaas ay ku kacayeen falal liddi ku ah ammaanka; sidaas daraadeed uu maamulku ku qaaday weerar looga saarayo magaalada ciidamadaas falalka xun ku kacaya, Waayo buu yiri ma ah kuwo loo adkeysan karo dhibaatooyinka loo geysanayo shacabka.

Guddoomiyaha Baydhabo mar uu ka hadlayay haweeneyda la kufsaday ayuu sheegay in ciidan tiro badan ay kufsadeen, taasina ay keentay inay gabadha kasoo dhacaan ilmihii uurkeeda ku jiray oo lix bilood ahaa.

“Xaaladda caafimaad ee gabadhan aad ayay u xun tahay waxayna u baahan tahay in gargaar deg-deg ah loo fidiyo,” ayuu yri Biikolo oo intaas raaciyay in tani ay qayb ka tahay dhibaatooyin lagu hayo haweenka ku nool gobolka Bay, kuwaasoo ay geysanayaan ciidamada dowladda.

Taliyaha booliska gobalka Bay, Mahad Cabdiraxmaan ayaa isagana waxuu warbaahinta u sheegay inay gaarayaan haweenka la kufsaday lix haween ah, kuwaasoo ay si bareer ah u kufsadeen ciidamada dowladda ee ka imaanaya furumaha dagaalka, kuwaasoo uu sheegay inay dhibaato ku hayaan dadka ku nool Baydhabo.

Dhanka kale, laba wariye oo u shaqeyn jiray Al-shabaab ayaa maamulka gobolka Bay isku soo dhiibay shalay, kuwaasoo ka howlgeli jiray idaacad lagu magacaabo Al-Andulus waxayna wariyeyaashan lagu kala magacaabaa, Cabdikariin Jakarta iyo Aweys Cumar Cali oo ahaa weriyaal si wanaagsan looga yaqaan Soomaaliya.

:mindblown:

arrest and execute this fockers
User avatar
Based
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3956
Joined: Tue Sep 06, 2011 5:23 pm
Location: Can't think of anything witty or interesting

Re: Ciidamada Dowladda oo Magaalada Baydhabo ku Kufsaday Haw

Post by Based »

So when they don't get a paycheck, they go on a killing/looting/raping spree?

Also, gotta love how the article gives the full names of two Al-shabaab defectors who will now most likely find themselves sans heads in the not too distant future.

:mindblown: :mindblown:
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Ciidamada Dowladda oo Magaalada Baydhabo ku Kufsaday Haw

Post by Minneapolis Mayor »

I find it too hard to believe 10 Somali guys can agree on raping a 6 months pregnant woman even if they have the worst grievances. Waa sheeko Xariir. Maybe one of them raped but now the administration is justifying the war on all of them.

Some of them might not participate for health reasons because some of the folks might be HIV positive and shit. Inta badan naag nin dhawr daqiiqo kahor shahwo kudaadiyay ragu way ka yaqyaqsoodaan ofcourse unless they are high on drags like the 50 high on drags players who raped one woman in Somaliland.
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Ciidamada Dowladda oo Magaalada Baydhabo ku Kufsaday Haw

Post by Talo alle udaa »

Have you noticed how such events rarely occur in Kismaayo.
Just yesterday it was agreed all the soldiers will be placed outside of the city, and only the police will be left in town.
It also helps to have a port :P

Mogadishu can learn something from Kismaayo.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Ciidamada Dowladda oo Magaalada Baydhabo ku Kufsaday Haw

Post by AbkoowDhiblaawe »

Talo alle udaa wrote:Have you noticed how such events rarely occur in Kismaayo.
Just yesterday it was agreed all the soldiers will be placed outside of the city, and only the police will be left in town.
It also helps to have a port :P

Mogadishu can learn something from Kismaayo.
:wtf:

what does Muqdisho gotta to with this thread :mindblown:
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: Ciidamada Dowladda oo Magaalada Baydhabo ku Kufsaday Haw

Post by Kafkaesque »

Phock, mooryaan culture is taking over all of the south, even the most peaceful farmer people :dwill:
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Ciidamada Dowladda oo Magaalada Baydhabo ku Kufsaday Haw

Post by Talo alle udaa »

Warsheekh wrote:
Talo alle udaa wrote:Have you noticed how such events rarely occur in Kismaayo.
Just yesterday it was agreed all the soldiers will be placed outside of the city, and only the police will be left in town.
It also helps to have a port :P

Mogadishu can learn something from Kismaayo.
:wtf:

what does Muqdisho gotta to with this thread :mindblown:
Mogdisho=somali government

btw, I am hearing the D&M are pissed off with Culusow over diplomatic appointees and sacking of police chief is this true?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ciidamada Dowladda oo Magaalada Baydhabo ku Kufsaday Haw

Post by grandpakhalif »

Shocking news. Allah ha uu gargaaro.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”