Govt delegation arrived at Cadaado to check Aweys ! (pics)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Govt delegation arrived at Cadaado to check Aweys ! (pics)

Post by GIJaamac »

DAAWO SAWIRADA: Sida Cadaado loogu Soo dhoweeyey Wafdiga Dowlada ee Maanta Gaaray


Waxa Maanta Gaaray Magaalada Cadaado Wafdi balaaran oo ka socda Dowlada Soomaaliya kuwaasi oo ujeedkoodu ahaa sida ay ugu Kuurgeli lahaayeen Xaalada Xasan Daahir Aweys oo Hada Cadaado ku sugan.
Wadiga oo ka koobnaa Xildhibaano Nabadoono waxgarad iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa markii ay kasoo degeen diyaaradii ay la socdeen waxaa loo soo galbiyay xarunta madaxtooyada magaalada Cadaado.
Ujeedka wafdiga oo ahaa sidii laga yeeli lahaa Xasan Daahir Aweys oo maalin ka hor isku soo dhiibay maamul goboleedka Ximan iyo xeeb ayaa waxaa ay kulamo gaar ah xarunta madaxtooyada kula leeyihiin mas’uuliinta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb iyadoona ay saxaafadu banaan joog ka tahay kulan kaasi.
Xildhibaan Cabdi Maxamed Abti-doon (koofigduud) oo halad kooban warbaahinta siiyay ayaa sheegay inay u imaadeen magaalada Cadaado arimaha Xasan Daahir Aweys ayna kala tashanayaan maamulka Ximan iyo Xeeb.
Xasan Daahir Aweys ayaa maalin ka hor waxaa uu isku soo dhiibay maamul goboleedka ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya iyadoona ay amigiisa sugayaan ciidamada maamulka Ximan iyo Xeeb.

http://www.nabadbile.com/2013/06/27/daa ... ta-gaaray/

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Govt delegation arrived at Cadaado to check Aweys ! (pic

Post by MarsinQorahay »

Ya allah the lion indhocadde is there, thought he was in jail?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Govt delegation arrived at Cadaado to check Aweys ! (pic

Post by AhlulbaytSoldier »

HG meeting.
:D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”