Tomorrow will be the last day of the war and the results will come, we will then see who is going to take control of Kismayo.Dagaalkii kasocday aga gaarka warshadii hore ee hilibka ayaa istaagay kadib markii uu aaska madoobaaday.Ciidamadii labad dhinac halkoodii ayay dhufaysyo ka galeen.War hada kusoo dhacay Warsidaha Dhanaan.com ayaa sheegaya in ciidan wata gaadhi qooqan ah oo uu horkacayo nin lagu magacaabay Nuur Garoow uu iska dhiibay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.Ciidankan isa soo dhiibay ayaa katirsanaa ciidankii kusugna warshadii hore ee hilibka.
Wararka hordhaca ah e kasoo baxay khasaaraha ka dhashay dagaalkii maanta ayaa sheegay isugayn 16 dhimasho ah 15 dhinac iyo hal dhinac ah.Tirada rasmiga ah ee dhaawaca labada dhinac wali lama hayo.Laba guri uu kuyaala xaafada Guulwade ayaa gubtay kadib markii madaafiicdii la isku ridiyay ay haleeshay.
Wariyaha Dhanaan.com uga soo warama magaalada Kismaayo ayaa xaalada Kismaayo ee caawa ku qiimeeyay mid keeb la yuurar ah iyadoo sida uu wariyuhu sheegay in labada dhinac ay sugayaan inta waagu ka baryayo iyadoo la filayo in dagaalku uu bari halkiisii ka sii socdo.
Dhanka kale magaalada Kismaayo ayaa caawa mugdi gudcur ah kadib markii dagaaladii maanta ay saameeyeen korontadii magaalada.
Wariyuhu wuxuu sidoo kale sheegay in dagaalka kasocda Kismaayo ay dhinacyo badan ka qeyb qaadanayaan kuwaas kala ah maamulka Jubbalandoo dhinac ah iyo taageerayaasha Bare Hiiraale, Iftin Baasto iyoi shabaab oo dhinaca kale ah.
The winner takes control of Kismayo.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
The winner takes control of Kismayo.
Re: The winner takes control of Kismayo.
There's no such thing as last day of war in Somalia, just a slow painful continuation of tit for tat that will have a devastating effect on the inviroment. Go ahead and celebrate like its a video game while civilians die in massive numbers.
Re: The winner takes control of Kismayo.
^ The Signatories of the Jubbaland process all agreed to set up an Administration with Madoobe as President. Both OG and MX worked together to stabilize the region only for a certain spoiler to show his face.
We know who's in the wrong
We know who's in the wrong

- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: The winner takes control of Kismayo.
Correction:MarsinQorahay wrote:Tomorrow will be the last day of the war and the results will come, we will then see who is going to take control of Kismayo.Dagaalkii kasocday aga gaarka warshadii hore ee hilibka ayaa istaagay kadib markii uu aaska madoobaaday.Ciidamadii labad dhinac halkoodii ayay dhufaysyo ka galeen.War hada kusoo dhacay Warsidaha Dhanaan.com ayaa sheegaya in ciidan wata gaadhi qooqan ah oo uu horkacayo nin lagu magacaabay Nuur Garoow uu iska dhiibay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.Ciidankan isa soo dhiibay ayaa katirsanaa ciidankii kusugna warshadii hore ee hilibka.
Wararka hordhaca ah e kasoo baxay khasaaraha ka dhashay dagaalkii maanta ayaa sheegay isugayn 16 dhimasho ah 15 dhinac iyo hal dhinac ah.Tirada rasmiga ah ee dhaawaca labada dhinac wali lama hayo.Laba guri uu kuyaala xaafada Guulwade ayaa gubtay kadib markii madaafiicdii la isku ridiyay ay haleeshay.
Wariyaha Dhanaan.com uga soo warama magaalada Kismaayo ayaa xaalada Kismaayo ee caawa ku qiimeeyay mid keeb la yuurar ah iyadoo sida uu wariyuhu sheegay in labada dhinac ay sugayaan inta waagu ka baryayo iyadoo la filayo in dagaalku uu bari halkiisii ka sii socdo.
Dhanka kale magaalada Kismaayo ayaa caawa mugdi gudcur ah kadib markii dagaaladii maanta ay saameeyeen korontadii magaalada.
Wariyuhu wuxuu sidoo kale sheegay in dagaalka kasocda Kismaayo ay dhinacyo badan ka qeyb qaadanayaan kuwaas kala ah maamulka Jubbalandoo dhinac ah iyo taageerayaasha Bare Hiiraale, Iftin Baasto iyoi shabaab oo dhinaca kale ah.which is obviously H.E President Ahmed Madoobe.
Labo guri oo ku yaala
u r wlc.
Re: The winner takes control of Kismayo.
The signatories means absolutely nothing sxb when when u take into equation all of the events that subsequently followed. It's obvious a huge segment of the population were sidelined and the so called election was nothing but a scripted show with kenya pulling all the strings while the weak SFG were given the middle finger. Lets be honest sxb only a delusional person would believe the 90s mentally will work in 2013, there's no winner in Somalia just losers in different stages. Say tommorow raskanbooni takes the upper hand? And the day after that the apposing group and so on, are u satisfied with the pearl city looking like Mogadishu in the 90s? Or the local population suffering? That's exactly how things are going unless cooler heads prevail and pride is put aside however onething is clear, this nonsense only highlights absent minds.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: The winner takes control of Kismayo.
MarsinQorahay wrote:Tomorrow will be the last day of the war and the results will come, we will then see who is going to take control of Kismayo.Dagaalkii kasocday aga gaarka warshadii hore ee hilibka ayaa istaagay kadib markii uu aaska madoobaaday.Ciidamadii labad dhinac halkoodii ayay dhufaysyo ka galeen.War hada kusoo dhacay Warsidaha Dhanaan.com ayaa sheegaya in ciidan wata gaadhi qooqan ah oo uu horkacayo nin lagu magacaabay Nuur Garoow uu iska dhiibay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.Ciidankan isa soo dhiibay ayaa katirsanaa ciidankii kusugna warshadii hore ee hilibka.
Wararka hordhaca ah e kasoo baxay khasaaraha ka dhashay dagaalkii maanta ayaa sheegay isugayn 16 dhimasho ah 15 dhinac iyo hal dhinac ah.Tirada rasmiga ah ee dhaawaca labada dhinac wali lama hayo.Laba guri uu kuyaala xaafada Guulwade ayaa gubtay kadib markii madaafiicdii la isku ridiyay ay haleeshay.
Wariyaha Dhanaan.com uga soo warama magaalada Kismaayo ayaa xaalada Kismaayo ee caawa ku qiimeeyay mid keeb la yuurar ah iyadoo sida uu wariyuhu sheegay in labada dhinac ay sugayaan inta waagu ka baryayo iyadoo la filayo in dagaalku uu bari halkiisii ka sii socdo.
Dhanka kale magaalada Kismaayo ayaa caawa mugdi gudcur ah kadib markii dagaaladii maanta ay saameeyeen korontadii magaalada.
Wariyuhu wuxuu sidoo kale sheegay in dagaalka kasocda Kismaayo ay dhinacyo badan ka qeyb qaadanayaan kuwaas kala ah maamulka Jubbalandoo dhinac ah iyo taageerayaasha Bare Hiiraale, Iftin Baasto iyoi shabaab oo dhinaca kale ah.which is obviously H.E President Ahmed Madoobe.
Sida isku dhaama
Re: The winner takes control of Kismayo.
Aw-Libaax, Raadeer, Fartaag, the MX Madoobe are all on board. Why would they support this project if it sidelined MX? The truth is everything was going great until Hiiraale turned up and brought war with him.Advo wrote:The signatories means absolutely nothing sxb when when u take into equation all of the events that subsequently followed. It's obvious a huge segment of the population were sidelined and the so called election was nothing but a scripted show with kenya pulling all the strings while the weak SFG were given the middle finger. Lets be honest sxb only a delusional person would believe the 90s mentally will work in 2013, there's no winner in Somalia just losers in different stages. Say tommorow raskanbooni takes the upper hand? And the day after that the apposing group and so on, are u satisfied with the pearl city looking like Mogadishu in the 90s? Or the local population suffering? That's exactly how things are going unless cooler heads prevail and pride is put aside however onething is clear, this nonsense only highlights absent minds.
Its clear which side wants peace and who wants warfare.
-
MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: The winner takes control of Kismayo.
war waa ino birito markaas baan wada hadli doona, inta ka horeysa afkaaga uraya isku qabo ilahay ba langaab ka dhigey ee marexaan igu faani kari maysid.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: The winner takes control of Kismayo.
Hassan Sheikh is ultimately responsible for the Kismayo conflict.
You can`t really blame Somali`s for going for the loot.....its in our blood.
Hopefully the fighting can be contained and then resolved in the best interests of all parties insha`llah.
You can`t really blame Somali`s for going for the loot.....its in our blood.
Hopefully the fighting can be contained and then resolved in the best interests of all parties insha`llah.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The winner takes control of Kismayo.
In the past there was no all parties just the madoobe faction , but hiiraale is not iftin baasto , he shook your entire foundationoriginal dervish wrote:Hassan Sheikh is ultimately responsible for the Kismayo conflict.
You can`t really blame Somali`s for going for the loot.....its in our blood.
Hopefully the fighting can be contained and then resolved in the best interests of all parties insha`llah.
Now you recognize there are other parties , but first you pushed the illegitimate conference.
-
MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: The winner takes control of Kismayo.
War ka baydh!khalid ali wrote:In the past there was no all parties just the madoobe faction , but hiiraale is not iftin baasto , he shook your entire foundationoriginal dervish wrote:Hassan Sheikh is ultimately responsible for the Kismayo conflict.
You can`t really blame Somali`s for going for the loot.....its in our blood.
Hopefully the fighting can be contained and then resolved in the best interests of all parties insha`llah.![]()
Now you recognize there are other parties , but first you pushed the illegitimate conference.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 813 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 22 Replies
- 3921 Views
-
Last post by TeeriReturns
-
- 11 Replies
- 788 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 10 Replies
- 1093 Views
-
Last post by Voltage
-
- 5 Replies
- 1142 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 2 Replies
- 731 Views
-
Last post by original dervish
-
- 15 Replies
- 1564 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 14 Replies
- 1872 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 0 Replies
- 481 Views
-
Last post by Coeus
-
- 14 Replies
- 79 Views
-
Last post by Somali-Transporter