What a show, from Aweys to Barre God has blessed 2013.
Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captured!
Moderator: Moderators
-
oxymoron
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captured!
I am getting live feeds from Kismaayo. I have been told Hiiraale's militia have been Annihilated . They are now on the run as we speak. They are not in Warshadda Hilibka any more, that is a thing in the past now. Hiiraale's own house has been destroyed. Hiiraale militia attempted to attack the JL forces from the Indian Ocean side (Kinda Dhabar-jabin style) but those were dealt with too. Watch the Somali and International news portals. The latest Update coming from the holy city is saying Barre has been captured alive, and will be brought in front of International news tied.
What a show, from Aweys to Barre God has blessed 2013.
What a show, from Aweys to Barre God has blessed 2013.
-
oxymoron
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
Dagaalki Kismayo oo wali socda iyo afhayeenka maamulka Axmed Madoobe oo ka hadlay
Waxaa saakay dib u bilowday dagaalkii shalay ka qarxay magaalada Kismaayo kaas oo u dhexeeya maleeshiyaad kala taageersan Col. Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo labaduba sheeganayo madaxweyne.
Afhayeenka garabka Axmed Madoobe oo ka hadlay dagaalka saakay ayaa sheegay in ay magaalada kula dagaalamayaan dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab oo isa soo baheystay.
Afhayeen Seeraar ayaa waxa uu sheegay in ay dhawaan soo afjarayaan dagaalka.
Dhanka kale jawiga magaalada ayaa kacsan, waxaana xiran isusocodka magaalada.
Waxaa saakay dib u bilowday dagaalkii shalay ka qarxay magaalada Kismaayo kaas oo u dhexeeya maleeshiyaad kala taageersan Col. Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo labaduba sheeganayo madaxweyne.
Afhayeenka garabka Axmed Madoobe oo ka hadlay dagaalka saakay ayaa sheegay in ay magaalada kula dagaalamayaan dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab oo isa soo baheystay.
Afhayeen Seeraar ayaa waxa uu sheegay in ay dhawaan soo afjarayaan dagaalka.
Dhanka kale jawiga magaalada ayaa kacsan, waxaana xiran isusocodka magaalada.
-
oxymoron
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
Col.Cabdirisaaq Afgaduud, Quoted as saying Warlord Barre Hiiraale was taught an unforgettable lesson "casharo lama ilawaana"
“Dagaalka Kismaayo waxaa wada DF iyo Alshabaab waana soo afjaraynaa waagu ha baryo”Coll C/risaq Afgudud
28. juni 2013
APL
Coll, Cabdirisaaq Afgaduud oo ka mid ah saraakiisha Jubaland ee Kismaayo ku sugan ayaa sheegay in maanta ay weerar ku soo qadeen ururka Alshabaab oo adeegsanaya Coll Barre Hiiraale iyo kooxo amaan darro doonaya inay bilaabaan.
Coll,Cabdirisaaq oo warbaahinta la hadlay sheegay inay soo afjarayaan koox kasta oo wada amaan darada Kismaayo,wuxuuna sheegay in dagaalka ka dhanka ah Jubaland ay iska kaashanayaan DF iyo kooxda Alshabaab oo adeegsanaysa rag wax magarato ah.
“Inta waabariga ka dhiman ayaa ka hartay inaan soo gabagabayno kooxahan falalka amaan darada ah ka wada magaalada Kismaayo,cidna si gaara u abaari mayno balse cid kasta oo ka soo horjeeda dowladda Jubaland cagta ay marinaynaa waana waajib na saran inaan dalkayga iyo dadkayga difaano”ayuu yiri Coll Afguduud.
Coll-ka ayaa sheegay inay maanta weerarka lagu soo qaaday ay iska difaaceen oo ay casharo lama ilawaana ay ugu dhigeen kooxihii soo weeraray oo uu sheegay inay khasaaro u geysteen.
Sarkaalkan oo dagaalada xoog ugu edeeyey Barre hiiraale oo hore u sheegtay madaxtinimada Jubaland ayuusan Barre ka hadlin eedayman loo jeediyey,warar ay tabiyeen qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegaya in Barre uu caawa isna ku dhawaaqay dagaal ka dhana maamulka Jubaland.
Dhan kele wararka Allpuntland uu ka helayo Kismaayo ayaa sheegaya in caawa rasaas badani inay ka dhacayso xaafado ka mid ah magaaladaas,waxaana jira cabsi ay shacabku ka qabaan inuu dagaal ka qarxo gudaha Kismaayo.
Jubaland ayaa dagaalada iyo amaan darada Kismaayo ku eedeyey DF oo ka soo horjeeda maamulkan ay dhisteen bulshada degta gobollada Gedo iyo Jubooyinka.

RovingMadness
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2910
- Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
- Location: SNET's Resident Boogeyman
-
oxymoron
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
I am just glad the OGs are not my enemy, these fockers cadi ma aha. They will eat you alive if you piss them off.RovingMadness wrote:![]()
![]()
This guy
Anyways Twisted_logic what's happening in Xamar, heard you moved backed and left your spy job in the states.
-
oxymoron
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
More updates to come soon. Videos and Pictures. 
-
MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
the traitor of darood should be shot in the head by the military of darood.-
oxymoron
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
Dude ran away from his wife and kids again.MarsinQorahay wrote:the traitor of darood should be shot in the head by the military of darood.
The flower is not worth killing.
-
Nomand
- SomaliNet Super

- Posts: 7584
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
oxymoron wrote:More updates to come soon. Videos and Pictures.
were waiting for your videos and pictures update ................
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
Propaganda weeye waxaan
-
oxymoron
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
I have work and a life, this shit is all over the news go f-king read and watch it. I ain't your news babysitter. Propaganda ku lahaa the more the clouds clear themsleves the better, but just look at the Marehans on Somalinet saving face. The ever lasting Karbash of Warlord Barre iyo beesha oo dhan was very ugly and the more we learn everyone on somalinet will be like.BlackRain wrote:Propaganda weeye waxaan
Now all the laangaab Marehan sub-clans will be rewarded high positions in our Jubbaland adminstration, we need Darood diversity but the fockers from the Galgaduuc need to stay far out.
close to 40% of Marehans in Kismayo Joined the Karbash of their old adeer, indeed times have changed.
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Warlord Barre Hiiraale Militia Annihilated, Barre Captur
where is Barre held captured, where is the videos and pictures ? sinister dhoocil majeerteen booty shaking as usual. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 116 Replies
- 7431 Views
-
Last post by dynamic
-
- 1 Replies
- 643 Views
-
Last post by Gabre
-
- 16 Replies
- 1710 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 22 Replies
- 1680 Views
-
Last post by udun
-
- 25 Replies
- 3325 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 9 Replies
- 1600 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 18 Replies
- 1543 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 4 Replies
- 723 Views
-
Last post by Qumanyoo
-
- 3 Replies
- 1413 Views
-
Last post by paidmonk