Hawiye wants to fight Isaaq and SL diplomatically, financially---they are busy lobbying to cut every penny from every Somaliland mouth so kids can starve to death.
They want to create chaos in Jubbaland between Dir, within Darod...they will meanwhile forgive Hawiye al Shababs like Sheikh Dahir Aweys....
They waging war on Kenya one minute and next saying please stay. Same with Ethiopia. They denied Digil and Mirifle any representations in the fake Hawiye agency so called Federal NGO.
All these put together makes them public enemy and we Somalis have to come together and stop them and change the capital from Mogadishu to something new...if SL wants to deal with other Somalis Hargeisa is good candidate...we have to keep it far from Hawiye.
They are bullying everyone and misusing the only thing that they have; capital and so called government seat because of international contacts.
By changing the capital, we cut this lifeline from them and the international community has to respect the wishes of majority Somalis (Isaaq, Darod, Rahawein, Dir)...Hawiye can finish each others in that ghost town with their Ugandan occupiers.
Muqdisho-(Sh.M.Network)-War Goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in diyaarad uu saarnaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka kacday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdishi ayaa iyada oo dhinaca ka gubaneysa 30 daqiiqo kadib dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho.
Diyaaradda oo Madaxweynaha iyo wafdigiisa ka qaaday saaka saacadda markii ay ahayd 9:10 daqiiqo Garoonka Muqdisho kuna sii jeeday Koofurta Suudaan gaar ahaan Magaalada Jubba ayaa waxaa la sheegay in qeybo ka mid ah taayaradeeda uu dab ka kacay taas oo keentay in Madaxweynaha iyo wafdigiisa dib loogu soo celiyo Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Diyaaraddaann oo wadatay Calaamadda ah 5Y-SAX ayaa waxaa la sheegay in laga soo kireeyay dalka Kenya iyadoona dhammaan Wafdiga dowladda ee uu ku jiray Madaxweynaha dib loogu soo celiyay Garoonka iyagoo bad qaba.
Markii ay soo degtay Diyaaradda ayaa intii aan Madaxweynaha ka soo deigin lagu billaabay in la damiyo dabka oo ay hareeraha ka galeen labo dab damis oo joogay Garoonka.
Markii la damiyay kadib ayaa Madaxweynaha iyo wafdigii la socday ka soo daateen diyaaradda waxaana la arkaayay Madaxweynaha oo aaney wajigiisa Farxad ka muuqan oo gacmaha jeebabka gashtay , waxaana diyaaraddu taallaa iyadoo taayarada dambe ay baaba’sanyihiin gudaha Garoonka Muqdisho.
Intaasi kadib ayaa Qeybta Warfaafinta Madaxweynaha waxa ay billaabeen in ay Kaamirooyinka ka Uruuriyaan wariyaasha si aan wax Muuqaal ah looga duubin iyagoo qarinaya shilkaasi uu ka bad baaday Madaxweynaha.