Rk's and Kenya are Exposed! remember the troops from Amisom that was deployed not long ago with SFG forces! The Rk's and Kenya target them! and say its al-shabaab! they are busted big time.. remember not long ago, Amisomka sir leone arrested 5 from RK's weeks ago for explosions.. Now Uganda iyo Burundi knows RK's as their true enemies!
Qaraxyada Kismaayo Lagula Eegto Ciiddamadda AMISOM Oo La Helay Dhinacyada Ka Dambeeyo.
Illo-wareedyo ka tirsan Xukuumadda Somalia, ayaa Shabakadda Soomaalidamaanta u xaqiijiyay in Qaraxyada Kismaayo lagula eeganaayo Ciiddamada AMISOM gaar ahaan kuwa dhawaan la geeyay ay ka dambeyso Kenya iyo Raaskambooni.
Shabakadda oo xiganeysa Mas’uul ka tirsan Xukuumadda gaar ahaan Wasaaradda Gaashandhiga, ayaa waxaa la sheegaya in Ciiddamadda Kenya iyo Raaskambooni ka careysan yihiin hadalkii dhawaan ka soo yeeray Midowga Africa oo ahaa in Ciiddamadda Kenya laga saarayo Kismaayo kadibna la geyn doono Ciiddamo aan lug ku laheyn Siyaasadaha Kismaayo.
Mas’uulka ayaa waxa uu sheegay in Xukuumadu ay kawarqabto in Qaraxyada lala eeganaayo Ciiddamadda AMISOM gaar ahaan kuwa Siera Leon ay ka dambeeyan Ciiddamadda Kenya oo adeegsanaayo kuwa Raaskambooni si loo carqaladeeyo faragalinta Xukuumadda ay ku heyso Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe oo aan sharciga la waafajin.
Dhanka kale, Mas’uulka ayaa sheegay in Xukuumadu ay ka warqabto dhaqdhaqaaqyada ka socda Kismaayo oo ay isu garabsanayaan Kenya iyo Raaskambooni, isagoona sheegay in Axmed Madoobe uu qaadi doono Khasaara waliba oo soo gaaro Ciiddamadda AMISOM gaar ahaan Siera Lion ,taasoo ay tahay ujeedada ka dambeysa oo loo bartilmaameedsanayo ciidamada Siera lion si ciidamada kale oo kusoo wajahan jubbooyinka ee Amisom loosii cabsi geliyo.
Ugu dambeyntii, Mas’uulka ayaa waxa uu sheegay in Ciiddamadda Raaskambooni ay miinooyinka ku aasan wadooyinka iyo goobaha ay isticmaalaan Ciiddamada Siera Lione taasina ay ka warqabaan Saraakiisha AMIOSM Ugandha iyo Burundi, balse go’aan laga soo saari doono.
http://allgalgaduud.com/?p=14025
BREAKING RK's iyo Kenya Behind the explosions against AMISOM
Moderator: Moderators
- Casanova25
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2778
- Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
- Location: **********************
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 489 Views
-
Last post by Samatalis249
-
- 15 Replies
- 1523 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 8 Replies
- 591 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 40 Replies
- 3091 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 22 Replies
- 6888 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 346 Views
-
Last post by bashe19
-
- 2 Replies
- 689 Views
-
Last post by Nubis
-
- 54 Replies
- 4822 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 349 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 22 Replies
- 1467 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE