Beeraha Qalaafe iyo Shabeele.

xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Beeraha Qalaafe iyo Shabeele.

Post by xaliye123 »

Guhaad iyo marsinqoraxay dhulkan iyo ciid waa midkee.

Barwaaqo iyo Badhaadhay haystaan walee B-Gari iyo reer wabiba.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Beeraha Qalaafe iyo Shabeele.

Post by xaliye123 »

Qunyar socodkiyo qamuunsigaan ku raaco qabowga wabigiyo qalafay ku dhalatee.
Kuraxaysta Qalaafe.



Tolkow Yaa u badan Bahgeri, Cawlyahan, iyo Tolomoge(Caabduwaaq)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”