Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sorted
Moderator: Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sorted
I told you guys weeks back the oil exploration has been put to halt in this area unless the demands of the inhabitants are met.
Burco-Shir Sadex geesood ah oo maal-mihii u danbeeyay la filaayay ayaa caawa ka furmay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer
Burco,-Shirkan oo la doonaayo in xal loogu raadiyo ismariwaaga ka taagan hawlaha Shidaal baadhista ee Konfurta gobolka Togdheer ,gaar’ahaan deegaanka
Sanyare iyo Waraabeeye ayaa waxa ku kulmay Guriga Martida Burco sida ay Ilo lagu kalsoonyahay Qarannews u xaqiijiyeen,Wafti uu ka midyahay Wasiirka
arimaha gudaha Md Cali Warancade ,Gudiyadda Beelaha galbeedka Burco oo ay horkacayso Talo Iyo Tawfiiq Madaxda sare ee Shirkadda Genel Energy ee
Ajanabiga ah iyo waliba Maalqabeenka Shirkadda Petrosoma Maxamed Cali Guray.
Gudiyan galbeedka iyo Konfurta Burco ayaa la sheegay in ay shirkan wasariika arimaha gudaha ku hordhigeen qodobo ay xanbaarsanaayeen ,kuwaasi oo la
sheegay in ay ka midyihiin ,In Beelaha galbeedka Burco ,sida Hy ,Ciise Muuse Iyo Arab Shirkadda Genel Energy ka helaan Saamigooda shaqo $ mida gaadiid ee
deegaamadooda .
Waxa kale oo la sheegay in ay qodobadan ka mid ahaayeen in beelaha Galbeedka iyo Konfurta Burco ay saamigooda ka helaan Mashaariicaha Dhinaca NGO-yadda
iyo Horumarinaha ay qandaraasyadda ku bixisay Shirkadda Genel Energy ee ay siisay Beesha Siilaanyo ee Bariga Burco iyo Waliba in taladda wax laga siiyo.
Sidoo kale Shirkan oo loo diiday saxaafadda ayaa waxa iyana ka qaybgalay masuuliyiinta gobolka Togdheer iyo ka Degmadda Burco ,waxaana la filayaa in uu socdo
ilaa barito ,inkastoo aaney wali wax qodoba ahi ka soo bixin .
Geesta kale Shirkan xaasaasiga ah ee dhinacyaddan Burco uga furmay ayaa ku soo beegmay xili ay laba kaclaysay Xiisadda Genel Energy iyo Beelaha Galbeedka iyo Konfurta Burco ,gaar’ahaan Jiida Waraabeeye iyo Sanyare ka dib markii ay Shirkada Genel Energy ay indhaha ka lalisay ,dadweynaha ku dhaqan deegaamadda ay
baadhistu ka socoto ,isla markaana ay ciidamo RRU ah iyo cagafyo is barkan galisay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ee deegaamadaasi ku dhaqnaa ,
taasi oo horseeday in ay ciidamo beeleedyo xoogani ka horyimaadaan.
Shirkadda Genel Energy oo ay gacanta ku hayaan ama ay ka faa’idaystaan Shakhsiyaad beesha Siilaanyo ka tirsani oo madaxtooyadda laga soo qoray isla
markaana sheegi-jiray in aaney cidna u joojinaynin ayaa hada u muuqaday in ay indhaheedu wax arkeen isla markaana ku soo noqday miiska wada xaajoodka.
http://burcomedia.com/2013/08/war-deg-d ... ha-gudaha/
http://www.togdheernews.com/v2/?p=53065
http://oodweynenews.com/2013/08/shir-xa ... ha-gudaha/

- Hawdian
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2491
- Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
- Location: Berbera to Tis Abay with one step.
Re: Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sort
Before they dispute, they should first see if there is any oil. The habro are very worthless.
- Gabre
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1642
- Joined: Sun Jun 23, 2013 10:52 am
- Location: Shores of Eretz Ogadenia, making aliyah
- Contact:
Re: Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sort
Why are Somalis so quick to jump to the gun with premature oil explorations? Same tribal disputes when prospecting in Gaarissa, Puntland, Dhegaxbuur, etc.
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sort
It is about employment opportunities. You can't simply try to sideline the natives and completely employ people who're not natives to the area. Simple as.
If oil is found, that is also another matter.

- Methylamine
- SomaliNet Super

- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
Re: Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sort
While HY and HJ wipe themselves off the planet, I'll be pipelining that oil to Gaaroodi 
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sort
War wax la joojiyay ma jiraan, meesha muranka yari ka taagnaa wali shaqadii survey ga ee murhiimka ahayd kamabay bilaabmin oo imikaa loo soo socday. Meeshana wax weyn oo sidaa loo sii wadwadoba layskuma haysan. Anagaa shaqaalaha shaaha u karinayna iyo anagaa weelka u xalayna marka ay tuulada aan daganahay yimaayaan ayayba ahayd waxa meesha yaalay, wax weynba may ahayn. Cida is haysatayna reer miyi masaakiina ayay ahaayeen oo shaqadaa yar kala riixanaya; hadana waaba la dhameeyay oo wixii yaraa waa loo kala qaybiyay
Laakiin mar walba in cadaalad lagu dhaqmo oo aan cidna loo sadburin, waxa meesha yaalaa si kastaba haw yaraadaane, waa muhiim
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sort
Then why is the Interior Minister getting involved if there isn't any problem and it wasn't stopped?
Dumbass qoti from Gabiley. Some of the
latest news are saying the talks in Burco have broken down, and the natives have vowed to attack the company if they try to drill without their
consent. Same stance as before, they have well armed local militia in the Waraabeeye and Sanyare area in southern Togdheer.

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sort
Lol This is not Samatr the Musa Carre, kani wa miid qoti ah oo la dega Akisho, Jaarso iyo daadkas.
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Oil exploration dispute in Southern Togdheer nearly sort
Finally it has been agreed.
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Xaliyay Khilaafkii Horistaagay shidaal baadhistii degaanka Sanyare cadeeyayna ubucda ismarinwagaa +
Sawiiro.
1. The locals of Sanyare in southern Togdheer will get whatever they have a right for in regards to the oil exploration.
2. 3 committees will be named to make sure what was agreed is met.
3. The company will resume its work after the dispute has been sorted (A clear indicator that the exploration in this area was put to halt before by the
dispute unlike what some of the dumb Qotis here like to convince us).
http://oodweynenews.com/2013/08/wasiirk ... arinwagaa/

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 2183 Views
-
Last post by Strategic
-
- 13 Replies
- 1312 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 6 Replies
- 506 Views
-
Last post by Sumubaridi
-
- 2 Replies
- 920 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 18 Replies
- 1765 Views
-
Last post by DayrBare
-
- 26 Replies
- 11111 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 69 Replies
- 3789 Views
-
Last post by Ahmed-Gurey
-
- 16 Replies
- 1307 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 708 Views
-
Last post by Strategic
-
- 31 Replies
- 2708 Views
-
Last post by damu