SNA Soldier commits suicide because of Love

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by Casanova25 »

The NeXT cilmi B. of Gedo > new love legend is born for the NeXT generation --> Somali youth

DHACDO YAAB LEH:- Askari ka mid ah dowladda Soomaaaliya oo Jaceyl dartiis isku dilay.

Waa wax mudooyinkaan dambe aan looga baran in ay ka dhacdo dalka Soomaaliya, waliba si gaar ah aan looga baran inay sameeyaan ciidamada dowladda Soomaaliya qaarkood.

Degmada B/xaawo ee gobalka Gedo waxaa saaka isku dilay askari ka mid ah ka dib markii uu waayay gabar Jaceyl xoogan uu u qabay, waxaana midaasi ay keentay in dad badan ay ficilkaasi naxdinta leh aad ula yaabaan.

Askarigaan ayaa magaciisa naloogu sheegay Axmed Qaasim, waxaana uu jiray 23-sano wuxuuna ka mid ah Milatariga dowladda Soomaaliya ee halkaasi ku sugnaa, waxaana falkaasi uu ahaa mid aad looga naxay.

Gabadhii uu jeclaa ayaa guursatay nin kale ka dib markii waalidkeeda ay u sheegeen in marnaba aanay la doonayn ninkaasi askariga ah, iyadoona xalay aqalgalkeeda uu ka dhacay isla degmadaasi.

Xalay ilaa saaka ayaa la sheegay in Askarigaan uu aad u fikiraayay, waxaana dad saaxiibadiisa ah u sheegay in gabadhaasi uu aad u jecelyahay, islamarkaana iyada ama ninka qaba aanu dhibaato u quureen, laakiinse uu isaga meesha ka bixi doono.

Waxa uu saaxiibadiisa gaarka ah la sheegay inuu kula dardaarmay in aysan marnaba waxa dhibaato ah u geysan gabadhaasi iyo Ninkeeda marka uu isdilo ka dib, hase ahaatee aad ayeey ula yaabeen hadalkaasi, balse ugu dambeen wey ku qosleen oo been bay ka moodeen.

Goor dhaw ayuu u tagay dadkii deenta ku lahaa iyo saaxiibadiis oo idil isaga oo macsalaameeyay, ka dibna intuu qolkiisa dhexda ka xirtay ayaa la sheegay in halkaasi uu isku dilay.

Dilka ka dib waxaa aad u carooday saaxiibadiisa uu xalay dhan u sheekeenaayay, laakiinse iyaga oo dar daarankiisa fulinaayay ayeey iska daayeen ganadha sababta u noqotay geerida wiilkaasi.
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by Sheikh Mustafa »

Adeer ninkaan in uu dhinto wuu istaahilay. Meesha ma jacayl ayuu utagay mise in uu dalka difaaco. Falling in love when your country is going through hard times is un-mareexaan and unpatriotic. Wuxuu sameeyay treason ama qiyaano qaran. Jacayl bla bla bla that is why buulo xaawo is being attacked by Alshabab because such like guys are busy falling in love. Hadhinto wax mataruhu.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by AhlulbaytSoldier »

Darood are too emotional. :shock:

I would never kill myself for punani :D :up:
User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Re: SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by Mustafee101 »

Source ? :|
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by ZubeirAwal »

Indeed, the female gender can drive a man into self-destruction.
User avatar
Jax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 335
Joined: Sat Aug 31, 2013 8:48 pm
Location: In your kitchen blowing up your stove

Re: SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by Jax »

Indeed women are the greatest fitnah to men.
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by Casanova25 »

Mustafee101 wrote:Source ? :|
its actully fresh news.

http://balcad.com/dhacdo-yaab-leh-askar ... sku-dilay/
User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Re: SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by Mustafee101 »

Casanova25 wrote:
Mustafee101 wrote:Source ? :|
its actully fresh news.

http://balcad.com/dhacdo-yaab-leh-askar ... sku-dilay/
HUTU MEDIA? LOL BULLSHITTT! !!! :Heh:
User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Re: SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by Mustafee101 »

Sheikh Mustafa wrote:Adeer ninkaan in uu dhinto wuu istaahilay. Meesha ma ja :arrow: cayl ayuu utagay mise in uu dalka difaaco. Falling in love when your country is going through hard times is un-mareexaan and unpatriotic. Wuxuu sameeyay treason ama qiyaano qaran. Jacayl bla bla bla that is why buulo xaawo is being attacked by Alshabab because such like guys are busy falling in love. Hadhinto wax mataruhu.
When the hell did Al-Shabaab attacked Baled Xaawo? lol GTFO here with your bullshit dude Baled Xaawo and Doolow are most secure places in all South Somalia unlike Xamar where deadly blasts occur daily .... Baled Xaawo under its people -----> Image------> Xamar under Uganda and Burundi Image
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: SNA Soldier commits suicide because of Love

Post by Casanova25 »

Mustafee101 wrote:
Casanova25 wrote:
Mustafee101 wrote:Source ? :|
its actully fresh news.

http://balcad.com/dhacdo-yaab-leh-askar ... sku-dilay/
HUTU MEDIA? LOL BULLSHITTT! !!! :Heh:
Call Gedo if you do not believe this. and i agree with you on the part that Gedo is secure :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”