Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014

Post by Khalid Ali »

Warrior Gunter wa garmal maha nin qayilaa wana oday aad uma so jeedi karo walaasha ma waxad rabta inu gunter la qayilo war gunter ha qasbin
WarriorMan
Posts: 185
Joined: Mon Sep 23, 2013 11:38 pm
Location: Canada

Re: Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014

Post by WarriorMan »

Khalid Ali wrote:Warrior Gunter wa garmal maha nin qayilaa wana oday aad uma so jeedi karo walaasha ma waxad rabta inu gunter la qayilo war gunter ha qasbin
i want to invst in da sex indistry in sland. make it lik holland, isaaq siiil evrywer. :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014

Post by Khalid Ali »

You must be another walanweyn bantu oo wasmada laga manuucay the bantu is now allowed to have sex
Dabeedna muxu sameya kufsi dhac hanto boob, what animals do
Bantuga lagama dhadhicin karo sex wa raaxo wax dadka lugu cayo maha
Sababto ah bantuga wala adoonsada sexkisa oo dhan wa nooc mina kufsi.
Kolka isagi sex wuxu u turjumaya wax xun oo la isku cayo wa caqliga saliimka ahayn eeh bantuga
Dadki ilaahay iyo malaaiktu ba naceen
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014

Post by Khalid Ali »

Somaliland Finance Minister elaborating the Somaliland 2014 budget before Parliament.

http://waaheen.com/?p=12265
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014

Post by Khalid Ali »

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Maanta Horkeenay Golaha Wakiilada Misaaniyada Sanadka 2014 Warbixina Ka siiyey.
(Hadhwanaagnews) Sunday, September 29, 2013
Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Maanta Horkeenay Golaha Wakiilada Misaaniyada Sanadka 2014 Warbixina Ka siiyey.

Hargaysa(HWN):-Fadhigii Maanta Golaha Gakiilada Somaliland ushir guddominyey guddomiyaha golaha wakiilada Somaliland mudane C/raxmaan Maxamed Cabidlaahi Ciro ayaa uu wasiirka maaliyadda Somaliland Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale usoo gudbiyey misaaniyadii sanadka 2014 mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland.
Wasiirka waxa uu sheegay in sharaf iyo maamuus utahay in hor yimaado golaha wakiilada Somaliland waxaana uu yidhi??maanta waxa sharaf ii ah inaan hor yimaado golaha sharci dajinta Somaliland oo ah golaha wakiilada aniga oo gudanaya waajibaadkii nasaarnaa oo ah inaan idiin keeno miisaaniyada sanadkan sida tastuurku dhigayo.

Waxa kale uu sheegay wasiirku in ay maanta usoo gudbinayaan golaha wakiilada miisaaniyada sanadka 2014 waxaana uu yidh??mudanayaal miisaaniyada sanadka 2014 hadii ilaahay idhaaho waxa ay noqon doontaa ta xukuumada dhexe( boqol laba iyo konta milyan oo dollar) oo udhigan tahay (sagaal boqol iyo laba iyo toban bilyan oo shilinka Somaliland ah)sidoo kale miisaaniyada dawlada oo xukuumada dhexe iyo haayadaha madax banaan marka la isku daro waxa ay noqon doonaan(laba boqol iyo laba iyo toban milyan oo dollar.

Sidoo kale wasiirka maaliyada Somaliland mudane Cabdi Casiis Maxmed Samaale waxa uu sheegay in miisaaniyada sanadkani ay ka badan tahay tii hore waxaana uu yidh??miisaaniyada 2014 waxa ay tii hore ka badan tahay lacag gaadhaysa (Toddoba Iyo Labaatan Milyan Oo Dollar)halka miisaaniyadii sanadka 2013 ay ka badnayd sanadkii tagay ee 2012ka (sagaal iyo toban milyan oo dollar)miisaaniyadii sanadka tagay ee 2012ka waxa ay ka badnayd miisaaniyadii sanadkii tagay ee 2011ka oo ahayd toddoba iyo sideetan milayn inta sida caadiga usoo baxdayna ay ahayd,laba iyo sideetan milyan.

Wasiirka waxa kale oo uu sheegay in ay halkaasi ay ka muuqdaan miisaaniyada koradhkeeda waxaana uu yidhi?? mudanayaal halkaas waxa ka muuqda korodhka miisaaniyada ee sanad kasta qarankeena u kordha uu run ahaantii ku Timaado dadaal badan oo wasaarada maaliyada iyo wasaaradaha kale ee hawsha la qabta ay runtii sameyaan iyo golayaasha qaranka oo runtii aan la ilaabi Karin doorka ay ku leeyihiin korodhka miisaaniyada oo dhan walba marka laga eego.

Wasiirku maaliyada Somaliland waxa uu sheegay miisaaniyada sanadka 2014 in aanay ku darin miisaaniyada la kordhiyey sida uu sheegay marka laga reebo mooyaane korodhka miisaaniyada wadooyinka oo golaha wakiilada dhawaan ansixiyey oo qadarka ka soo baxay uu yahay ku talo galka miisaaniyada (afar milyan oo dollar) oo dakhli ahaan gali doona wasaarada maaliyada somaliland.

Wasiirku waxa kale uu sheegay in miisaaniyada sanadkan mid ay kordhiyaan iska daaye ay dhimeen cashuuro badan waxaana uu yidhi??cashuuro aanu kordhinay iska daaye waxaanu baabiinay cashuuro badan oo aanu aragnay in ay dadka culays ku yihiin,sidoo kale wasiirku waxa uu sheegay in ay hoos udhig shaqaalaha.

Waxa kale uu wasiirka maaliyada Somaliland sheegay in sanadkan hoos loo dhigay cashuurtii laga qaadi jiray kala wareejinta baabuurta.

cashuurta macaashul macaashka oo ahaan jirtay 24%, kala wareejinaha sanadka oo barigii hore ahaan jiray boqolkiiba saddex shay walba oo laba qof kala wareejiyaan ku talo galka miisaaniyada sanadka 2014ka waxaanu ka dhignay in kala wareejinta Halkii (Boqolkiiba sadex ay ka ahayd la baabiiyo cashuurtaas oo laga dhigo baabuurta yar yar Shan iyo Konton dollar($55) oo kaliya kuwa waa wayna laga dhigo boqol iyo shan dollar ($105).?

Dhanka kale wasiirka maaliyada Somaliland mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale waxa uu sheegay in sanadkan 2014 wasaarado badan loo samayn doono waxaana uu yidhi??waxaanu sanadkan miisaaniyada ku soo darnay cashuur dhaafyo wasaarado gaar ah khusayn doona oo awal cashuuro laga qaadi jiray oo sanadkan aanu doonayno in ay noqdaan bilaa cashuur,waxaa ka mid ah waxa kasta oo waxa soo saar leh oo la xidhiidha wasaarada beeraha,haday noqoto cagafyada iyo waxa kasta oo beeraha lagu isticmaalo awl cashuur kooban ayaa laga qaadi jiray,markaas ku talo gal kan sanadkan 2014 oo bilaa cashuur laga dhigo oo waxa kasta oo beeraha loo isticmaalayo ay bilaa cashuur noqdaan ayaanu sanadkan miisaaniyada ugu talo galnay,oo dhaqan gali doona marka golahan sharfta leh ansixiyaan,sidoo kale waxa lagu isticmaalo badaha iyo kaluunka ee laashashka am qalab kale ee iyaguna lagu isticmaalo bada ee kaluumaystadu isticmaasho in laga dhigo cashuur la,aan ayaa ku jira sanadkan 2014ka.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey wixii deegaanka waxa taraya ee sida gaaska ee lagaga baaqsan karo shidida dhirta iyana waxaanu ka dhignay cashuur la,aan waxa kale uu wasiirku sheegay in iyana cashuur dhaaf loo sameyey wasaarada biyaha oo la xidhiidha qalabka biyaha waxa uu wasiirku intaas raaciyey in ay iyana bilaasha ka dhigeen qalabka warshadaha oo hoos yimaada wasaarada warshadaha.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014

Post by theyuusuf143 »

In june 2010 the elected kulmiye government inherited empty treasury and 25 million domestic debt, and the army and civil servents did not receive their salaries for 4 months. Imagine that ilaahbaan kugu dhaaryee ?

God bless silaanyo, he carried our nation from that position to here we are today. Now our country is vey clean of any debt domestic or foreign, and the national budget is increasing year after year. This goverment is very brave one, we never dreamed of that we could build major roads like burao-erigavo burao-odweyne dilla- borama .........


This budget is not included of any foreign aid, its all about tax paid by our glorious citizens to the (central government and local governments) the goverment is also taking 1418 new workers, read here for more



http://somalilandtoday.com/wasiirka-maa ... qaadanayo/
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014

Post by oxymoron »

Horta how much Khat does 212 Million US dollars buy? :? :? :? :idea:
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014

Post by LiquidHYDROGEN »

oxymoron wrote:Horta how much Khat does 212 Million US dollars buy? :? :? :? :idea:

Count how many lesbians there are in dhaboyacoland and you'll get your figure. :up:
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Somaliland national budget , 212 million US dollars 2014

Post by anzeloti »

Khalid Ali wrote:
WarriorMan wrote:wat percet of dat is qat?
Waxan maqlay walaasha iyaduna wa warrioyod oo ,oo naasaheeday ku qayiyisha Imisay consumgereysa bad u Malayn

:russ: :dead: Nothing funnier than a cursing qaldaan :lol: naasaheeday ku qayiyisha :damn: :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”