Ujruumi waa albaabka ugu horeeya ee laga galo fahamka quraanka, ahmiyadaas weeyn ay xanbaarsan tahay darteeda ayeeey muhiim u tahay. Sidoo kale waxaa loo duubay video ahaan taasna waa horumar weeyn oo waxtar leh, sababtoo ah macalinka sifiican ayuu usoo diyaarinaa, ardaydana qofkii casharka dhaafo ama gurigiisa joogga youtubeka ka daawan karaa.
casharka koowaad
casharka labaad
Ujruumi
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
Re: Ujruumi
Icraabka markii la fahmo inta kale waa caasho magarato
JSK akhi darsi fiican weeye, waxaan aadka u jeclaa Shariif Dhawiil siduu u sharxay isagaa luuqada aad u yaqaan

Re: Ujruumi
saaxiib waa runtaa shariif wax ku gaaro luuqadda carabiga inay jirto umalayn maayo, waana fiicnaan lahayd haddii la heli lahaay. Shalay waxaan wada qadaynay nin sxbkee oo kenya business ku leh waxaan ka codsaday in shariif dhawiil u gudbiyo quraanka oo icraaban haddii uu duubi karo ay aad u fiicnaan lahaydSomaliman_50 wrote:Icraabka markii la fahmo inta kale waa caasho magaratoJSK akhi darsi fiican weeye, waxaan aadka u jeclaa Shariif Dhawiil siduu u sharxay isagaa luuqada aad u yaqaan
Re: Ujruumi
Best lectures so far