Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljama'a

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljama'a

Post by Even123 »

Image
Image

Manshallah mudane madaxweyne salan sharaf iga gudon aadiga iyo wufuuda kaleba


Khaatumo in Caabudwaaq with Ahlu-sunnah and Waljamaaca

Caabudwaaq (AGGM): Madaxweynaha maamulka Khaatumo State mudane Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa waxa ay booqasho gaaban kusoo gaareen magaalada Caabudwaaq oo ay isla maantana ka dhoofeen garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka
Galguduud.
Wafdiga Madaxweynaha Khaatumo state Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel ayaa waxaa magaalada Caabudwaaq kusoo dhaweeyay kana sagootiyay gudoomiyaha Sadexda Gole ee Ahlusunna Waljamaaca Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye.
Madaxweyne Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo wafdigiisa ayaa waxa ay u mahadnaqeen shacabka magaalda Caabudwaaq iyo maamuloka Ahlusunna Waljamaaca .

Media iyagoo ku sugan gudaha garoonka magaalada Caabudwaaq iyagoo kusii jeeda magaalada Muqdisho.



Khaatumo in Mogadishu

Soo dhowaynta Madaxwaynaha ayaa waxaa ka Qayb Qaatay masuuliyiin Katirsan Dawlada Soomaliya, Madaxda Dhaqanka, Wasiiro iyo Xubno kale oo Katirsan maamulka Khaatumo.

Madaxwaynaha oo Saxaafada la hadlay Ayaa Faahin Ka bixiyey Safarka uu Haatan kusoo Gaadhay Magaalada Muqdisho, Xidhiidhka Dawlada, Arimaha Shirka Taleex, Wuxuuna sidoo kale Wacad ku maray Inaan taleex Looga Horayn doonin



Guul Khaatumo, Guul SFG, Guul Somalia :som: :som: :som: :up:
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by BigBreak »

even aka dalmar, dumb harti faggot ur support for xaartumo terrorists based on daroodism wont fly with ur hawiye owners - they dont give two bricks about anything north of galkacyo so why are you still dreaming with the fantasy called 'somaliweyn' :?:
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by Even123 »

BigBreak wrote:even aka dalmar, dumb harti faggot ur support for xaartumo terrorists based on daroodism wont fly with ur hawiye owners - they dont give two bricks about anything north of galkacyo so why are you still dreaming with the fantasy called 'somaliweyn' :?:
:lupe:
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by THE_TRUTH1 »

[quote] madaxwayne indhasheel kusoo dhawoow magaala madaxdaadi waxaa tahay mujaahid u dhaartay inuu badbaadiyo calanka buluugaah kana fogaaday inuu u noqdo dabadhilif kuwa soomaalidiidkaa waxaa joogtaa magaala madaxdaadi muqdisho waxaana lugugu soo dhaweeyay roogcas waayo waxaa kasoo jeedaa halyeeyadii daraawiish welcome welcome welcome calanka soomaaliyeedow cirshiga kanuur cirkaa u egtahay ilaahow lagaa cabsado kuwii kucaawinilahaa kaama caajisaan sida indhasheel oo kale ulululuuleey kanaxoow naarta gal [/quote]

:lost: Qaadland :sland: :down: :stylin:
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by Even123 »

THE_TRUTH1 wrote:
madaxwayne indhasheel kusoo dhawoow magaala madaxdaadi waxaa tahay mujaahid u dhaartay inuu badbaadiyo calanka buluugaah kana fogaaday inuu u noqdo dabadhilif kuwa soomaalidiidkaa waxaa joogtaa magaala madaxdaadi muqdisho waxaana lugugu soo dhaweeyay roogcas waayo waxaa kasoo jeedaa halyeeyadii daraawiish welcome welcome welcome calanka soomaaliyeedow cirshiga kanuur cirkaa u egtahay ilaahow lagaa cabsado kuwii kucaawinilahaa kaama caajisaan sida indhasheel oo kale ulululuuleey kanaxoow naarta gal
:lost: Qaadland :sland: :down:


Khaatumo & SFG-SOMALIA :som: :up:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by AbkoowDhiblaawe »

wlc to mogadishu khatumites. :lol: :som: :up:
User avatar
Warabaha
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1724
Joined: Thu Jan 23, 2014 5:41 pm

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by Warabaha »

Kkkkkkkkkkkk nothing is going to change though
User avatar
Tanker
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3607
Joined: Tue Dec 04, 2012 4:59 pm
Location: Enjoying my life :) I am so happy ! and endless succes has arrived in my life

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by Tanker »

Warsheekh wrote:wlc to mogadishu khatumites. :up:
Orginal Dervish has died of heart attack :lol: Khaatumo is now allied with the glorious HAG regime the rulers of the Somali Race :dj: :dj: :lol:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by AbkoowDhiblaawe »

Tanker wrote:
Warsheekh wrote:wlc to mogadishu khatumites.
Orginal Dervish has died of heart attack :lol: Khaatumo is now allied with the glorious HAG regime the rulers of the Somali Race :dj: :lol:
:deadrose: :dead:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by original dervish »

:wtf: :wtf: :wtf: :ohhh: :snoop:

OD RIP!
User avatar
Tanker
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3607
Joined: Tue Dec 04, 2012 4:59 pm
Location: Enjoying my life :) I am so happy ! and endless succes has arrived in my life

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by Tanker »

original dervish wrote::wtf: :wtf: :wtf:

OD RIP!
:dj:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by FarhanYare »

:lupe:
User avatar
jalaaludin5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8832
Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”

Re: Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljam

Post by jalaaludin5 »

WTF is khaatumo? Sound like a new shampoo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”