Puntland chickens on Somaliland: Not ready for War

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Puntland chickens on Somaliland: Not ready for War

Post by AhlulbaytSoldier »

Maamulka Puntland ayaa ku dhowaaqay markii ugu horaysay Inaysan diyaar u ahayn dagaal ay lagalaan maamulka somaliland, Sidoo kalana aysan haatan duulaan ahayn oo ay difaac xidheen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO
C/wali Xirsi Indho-guran Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntland, ayaa Saxaafada u sheegay in Puntland aysan Cidna Duulaan ku aheyn.

Dhowaan ayaa deegaanka Tukaraq waxaa soo gaadhay Xubno ushaqeeya maamulka Puntland kana soo jeeda maamulka khaatumo, Kuwaasi oo halkaasi ka sheegay inay Puntland dagaal gelayso.

Arintaan ayaa Waxay u quus gooynaysaa Xubnaha Kasoo jeeda deeganada Khatumo ee Ku jira maamulkaasi ama Taageersanaa, kuwaasi oo ka filayey inay dagaal geli doonto Puntland.

Image
Not ready for
Image
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Puntland chickens on Somaliland: Not ready for War

Post by KingWaslawi »

LOL Markay arkeen in ciidankii Somaliland Taleex soo gaadheen ayay baqeen. Markii horena faankooda ayaa laga fadhiyi waayay.
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: Puntland chickens on Somaliland: Not ready for War

Post by Hodan94 »

walee mj inay yihiin fariido they know they shouldn't mess with the blessed Somaliland.

off u go back to garowe, just stop the piracy for the blessed moth of Ramadan, don't cash in the xaraam money for iftar.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”