Libaax Khaliif Axmed Ereg Wasiirka Amniga Qaranka ( VIDEOS )

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Libaax Khaliif Axmed Ereg Wasiirka Amniga Qaranka ( VIDEOS )

Post by 1moonlight »

Maree Alshabaab dhaheen waxaan dilnay Khaliif Axmed Ereg.
laakiin Alihii dile ayaa dhinto.




Muuqaal muujinayo Geesi Khaliif Ereg iyo xasuuqii uu u geeystay mooryaanta Alshabaab.












Magacaabistii iyo Dhaarintii Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Khaliif Axmed Ereg.





Khaliif Axmed Ereg nin amaan u baahan ma ahan, Oday ee qaraabo yihiin oo wadaad ah ayaa hada ka hor igu dhahay kan habaarka Alshabaab inuu kasoo baxo ayaan ka baqaa, wiilasha uu guryaha kalasoo baxo waalidiintooda ishooda alaha ka duwo ayuu dhahay.




Shaqo wacan Mudane Khaliif Axmed Ereg Ilaaheey ha Kula garab qabto Shaqada laguu xilsaaray aamiin.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Libaax Khaliif Axmed Ereg Wasiirka Amniga Qaranka ( VIDE

Post by DR-YALAXOOW »

maasha allah.. Great hero and the nightmare of wasaaqiiinta al shabaab suicide killers.. inshalah inta yar ee al shabaab cowards ee hartay ayuu mr ereg sii tirtiri doonaa inshalah.. HALYEEY khaliiid EREG :up: :up: :up: :up:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Libaax Khaliif Axmed Ereg Wasiirka Amniga Qaranka ( VIDE

Post by AhlulbaytSoldier »

He did nothing to alshabaab. Show me alshabaab militants he executed?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”