Madaxyare Culusow panics, calls for extension

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Madaxyare Culusow panics, calls for extension

Post by Sagaashan »

Very encouraging sign for the PM camp as mps are speaking openly and confidently about winning, and it seems like Madaxyare Culusow ran out of aid money to bribe mps as he requests a 10-day extension. Madaxyare Culusow's next campaign slogan should be "running out of money and friends" lol

--------
Sida wararka ay ku heleen Howlwadeenada Puntlandi waxaa burbur ku dhow Mooshinkii la damacsanaa in lagu rido Xukuumada Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh Axmed kadib markii kala yaac soo kala dhex galay Xildhibaanadii Mooshinka waday.

Wararka aan heleyno waxay sheegayaan in tirada Xildhibaanada u codeynaya Mooshinka ay hada aad hoos ugu dheceen tasoo sababtu tahay kala shaki soo kala dhexgalay Xildhibaanada mooshinka wadey.

Maalmihii lasoo dhaafey ayaa qaar badan ay isu dhiibeen Xildhibaanadii diidanaa mooshinka.

Waxaa hada socda kulamo goosgoos ah oo ay yeelanayaan Xildhibaanadii Mooshinka wadey waxayna hada raadinayaan sidii ay uga laaban lahaayeen Mooshinka intaan Baarlamaanka la horkeenin.

Sida ay Puntlandi warka ku heleen Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa hada soo foodsaarey culeys weyn oo ay ka baqayaan in Mooshinka looga guuleysto waxayna hada wadaan olole ay ku joojinayaan Mooshinka.

Maxaa sababay in Mooshinka ay ka laabtaan Villa Soomaaliya

Hadii Mooshinka la keeno Baarlamaanka oo Raysal wasaaruhuna uu helo Kalsoonida Xildhibaanada waxay jahawareer iyo dhabar jab ku noqoneysaa Madaxweyne Xasan Sheikh oo laba midkood ay soo foodsaareyso, labadaasoo ah 1- Inuu Madaxweynuuu uu la shaqeeyo Raysal wasaaraha iyo 2 oo ah inuu Madaxweynuhu iscasilo sidaasna isula dhacaan isaga iyo Raysal wasaaraha.

Labadaan qodob ayaa ah tan hada keentey in ay ka laabtaan mooshinka si kooxda Madaxweynuhu ay u helaan wakhti dheeraada marlabaad usoo abaabulaan mooshinka.
dayax123
Posts: 215
Joined: Sun Sep 29, 2013 2:42 pm

Re: Madaxyare Culusow panics, calls for extension

Post by dayax123 »

How far is Puntlandi.com reliable?
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Madaxyare Culusow panics, calls for extension

Post by Sagaashan »

as reliable as jowhar.com, but multiple mouthpieces are reporting this like Kismaayo24.com
dayax123
Posts: 215
Joined: Sun Sep 29, 2013 2:42 pm

Re: Madaxyare Culusow panics, calls for extension

Post by dayax123 »

Sagaashan wrote:as reliable as jowhar.com, but multiple mouthpieces are reporting this like Kismaayo24.com
Kismaayo24.com is owned by a hardcore Mariixanist who lives in Holland. He is called Abdiwali Garyare and it is not relieble either. Jowhar.com is rather releible, atleast it does not make false news. But it is rather inclined to the president. Jowhar is also more neutral now than Sheekh shariifs era, because one of the two owners is very close relative of Sheikh shariif.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Madaxyare Culusow panics, calls for extension

Post by Murax »

Sagaashan wrote:as reliable as jowhar.com,
:lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”