Muqdisho (Xogsom) — Dhawaan degmooyin dhaca goboladda dhexe ee dalka waxaa ka dhacay dagaallo u dhexeeyay Ciidamo taabacsan dowladda iyo kuwa la magacbaxay Alsufo oo ka goystay Urur Diimeedka Ahlu Sunna.
Dagaalka waxaa sida muuqaneysay uu salka ku hayay cidii Maamuli laheyd degmooyinka muhiimka ah ee Dhuusamareeb iyo Guriceel oo ay dagto Beesha Ceyr, kana mid ahaa meelaha ugu nabadgalyada badan dalka.
Marka si hoose loo fiiriyo colaada hada soo cusboonaatay Galgaduud iyo Mudug waxa ay ku biyo shubaneysaa isjiid-jiid ku aadan Maamulka loo dhisayo gobolada dhexe, kaasi oo yagleelidiisu ay dhib ku tahay Maamulo kale.
Colaalada gacanta ugu daran ee hurineysa waa Puntland oo aan arki karin maamul ay hogaanka u hayaan Hawiye oo ka hanaqaada gobolada Mudug iyo Galgaduud, kaasi oo hadii la dhiso uu noqonayo midkii ugu horeeyay ee Hawiye yeesho.
Qabiilka Habargidir oo ah kuwa ugu fir-fircoon qadyad ahaan Hawiye ayaa noqon doona kuwa hogaanka u qaban doona Maamulka gobolada dhexe, taasina waxa ay keeni kartaa in Marjeerteen uusan ka helin wax kasta oo ay ka rabaan gobolada dhexe.
Editor-in-chief at Xogsom Media
Editor-in-chief at Xogsom Media
In colaada Gobolada dhexe Puntland hurineyso waxaa cadeyn u ah in siyaasiyiin iyo xubno ka soo jeeda Puntland ay ku sugan yihiin Dhuusamareeb iyo Guriceel kuwaasi ku hoosnool hooska Ahlu Sunna.
Waxaa jira Ninka Wakiil uga ah C/wali Gaas gobolada dhexe isla markaana u qaabilsan in aan umada Hawiye iyo dadka kale ee ku dhaqan Mudug iyo Galgaduud aysan dhisan maamul ay ku mideysan yihiin.
Ninkan oo leh saameyn siyaasadeed oo muuqata waxaa lagu magacaabaa Cabdulaahi Cabdi Maxamed “Cabdulaahi Gureey” waxa uu ka tirsan yahay guddiga talada Ahlu Sunna, laakiin shaqadaas daacad kama aha ee waxa uu ku howlan yahay dib u dhigida iyo burburinta umada Mudug iyo Galgaduud.
Ujeedka ay Puntland dhaqaalo iyo hanta ugu hureyso colaada gobolada dhexe ayaa waxaa ugu muhiimsan in aan dagakada Magaalada Hobyo oo ah mid taariikhi ah aan la furin.
Aqoon yahan Mustaf Nuur Guuleed oo ka soo jeeda gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa waxa uu cadeeyay in Puntland ay ka danbeyso dagaalka ka socda gobolada dhexe ee Soomaaliya.
“Aniga waxaan xog ogaal u ahay in dagaalkaasi dhaqaale ay ku bixinayso Puntland, taa oo ay uga jeedo in aan la furin dekada Hobyo, lana dhisin maamul loo dhan yahay oo ay leeyihiin Shacabka Gobolada Dhexe” ayuu yiri Mustaf Nuur Guuleed.
Ugu danbeyntii umada reer Mudug iyo Galgaduud waxa looga baahan yahay in ay dhulkooda dib u fiiriyaan oo ay taageeraan dib u dhiska iyo nabad ku noolaasha la doonayo in la helo.
Dalka waa uu ka tagay Maleeshiyo meel maamusha, waxaan loo baahan yahay in umada gobolada dhexe ay sidaa ogaadaan, lana taageero dowladnimada hada bilaabaneysa.
Puntland oo Balalineysa Colaada Ka Bilaabatay G/GADUUD
Moderator: Moderators
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Puntland oo Balalineysa Colaada Ka Bilaabatay G/GADUUD
FarhanYare wrote:Muqdisho (Xogsom) — Dhawaan degmooyin dhaca goboladda dhexe ee dalka waxaa ka dhacay dagaallo u dhexeeyay Ciidamo taabacsan dowladda iyo kuwa la magacbaxay Alsufo oo ka goystay Urur Diimeedka Ahlu Sunna.
Dagaalka waxaa sida muuqaneysay uu salka ku hayay cidii Maamuli laheyd degmooyinka muhiimka ah ee Dhuusamareeb iyo Guriceel oo ay dagto Beesha Ceyr, kana mid ahaa meelaha ugu nabadgalyada badan dalka.
Marka si hoose loo fiiriyo colaada hada soo cusboonaatay Galgaduud iyo Mudug waxa ay ku biyo shubaneysaa isjiid-jiid ku aadan Maamulka loo dhisayo gobolada dhexe, kaasi oo yagleelidiisu ay dhib ku tahay Maamulo kale.
Colaalada gacanta ugu daran ee hurineysa waa Puntland oo aan arki karin maamul ay hogaanka u hayaan Hawiye oo ka hanaqaada gobolada Mudug iyo Galgaduud, kaasi oo hadii la dhiso uu noqonayo midkii ugu horeeyay ee Hawiye yeesho.
Qabiilka Habargidir oo ah kuwa ugu fir-fircoon qadyad ahaan Hawiye ayaa noqon doona kuwa hogaanka u qaban doona Maamulka gobolada dhexe, taasina waxa ay keeni kartaa in Marjeerteen uusan ka helin wax kasta oo ay ka rabaan gobolada dhexe.
Editor-in-chief at Xogsom Media
Editor-in-chief at Xogsom Media
In colaada Gobolada dhexe Puntland hurineyso waxaa cadeyn u ah in siyaasiyiin iyo xubno ka soo jeeda Puntland ay ku sugan yihiin Dhuusamareeb iyo Guriceel kuwaasi ku hoosnool hooska Ahlu Sunna.
Waxaa jira Ninka Wakiil uga ah C/wali Gaas gobolada dhexe isla markaana u qaabilsan in aan umada Hawiye iyo dadka kale ee ku dhaqan Mudug iyo Galgaduud aysan dhisan maamul ay ku mideysan yihiin.
Ninkan oo leh saameyn siyaasadeed oo muuqata waxaa lagu magacaabaa Cabdulaahi Cabdi Maxamed “Cabdulaahi Gureey” waxa uu ka tirsan yahay guddiga talada Ahlu Sunna, laakiin shaqadaas daacad kama aha ee waxa uu ku howlan yahay dib u dhigida iyo burburinta umada Mudug iyo Galgaduud.
Ujeedka ay Puntland dhaqaalo iyo hanta ugu hureyso colaada gobolada dhexe ayaa waxaa ugu muhiimsan in aan dagakada Magaalada Hobyo oo ah mid taariikhi ah aan la furin.
Aqoon yahan Mustaf Nuur Guuleed oo ka soo jeeda gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa waxa uu cadeeyay in Puntland ay ka danbeyso dagaalka ka socda gobolada dhexe ee Soomaaliya.
“Aniga waxaan xog ogaal u ahay in dagaalkaasi dhaqaale ay ku bixinayso Puntland, taa oo ay uga jeedo in aan la furin dekada Hobyo, lana dhisin maamul loo dhan yahay oo ay leeyihiin Shacabka Gobolada Dhexe” ayuu yiri Mustaf Nuur Guuleed.
Ugu danbeyntii umada reer Mudug iyo Galgaduud waxa looga baahan yahay in ay dhulkooda dib u fiiriyaan oo ay taageeraan dib u dhiska iyo nabad ku noolaasha la doonayo in la helo.
Dalka waa uu ka tagay Maleeshiyo meel maamusha, waxaan loo baahan yahay in umada gobolada dhexe ay sidaa ogaadaan, lana taageero dowladnimada hada bilaabaneysa.

just when u think u have seen it all
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Puntland oo Balalineysa Colaada Ka Bilaabatay G/GADUUD
Qabiilka Habargidir oo ah kuwa ugu fir-fircoon qadyad ahaan Hawiye ayaa noqon doona kuwa hogaanka u qaban doona Maamulka gobolada dhexe, taasina waxa ay keeni kartaa in Marjeerteen uusan ka helin wax kasta oo ay ka rabaan gobolada dhexe.
- Gabre
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1642
- Joined: Sun Jun 23, 2013 10:52 am
- Location: Shores of Eretz Ogadenia, making aliyah
- Contact:
Re: Puntland oo Balalineysa Colaada Ka Bilaabatay G/GADUUD
Not gonna lie, that almost made me choke on my raw meat.quark wrote:Qabiilka Habargidir oo ah kuwa ugu fir-fircoon qadyad ahaan Hawiye ayaa noqon doona kuwa hogaanka u qaban doona Maamulka gobolada dhexe, taasina waxa ay keeni kartaa in Marjeerteen uusan ka helin wax kasta oo ay ka rabaan gobolada dhexe.
- barbarossa
- SomaliNet Super

- Posts: 5568
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Puntland oo Balalineysa Colaada Ka Bilaabatay G/GADUUD
Man, that was freaking hilarious!Gabre wrote:Not gonna lie, that almost made me choke on my raw meat.quark wrote:Qabiilka Habargidir oo ah kuwa ugu fir-fircoon qadyad ahaan Hawiye ayaa noqon doona kuwa hogaanka u qaban doona Maamulka gobolada dhexe, taasina waxa ay keeni kartaa in Marjeerteen uusan ka helin wax kasta oo ay ka rabaan gobolada dhexe.
-
Righteous
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Puntland oo Balalineysa Colaada Ka Bilaabatay G/GADUUD
quark wrote:Qabiilka Habargidir oo ah kuwa ugu fir-fircoon qadyad ahaan Hawiye ayaa noqon doona kuwa hogaanka u qaban doona Maamulka gobolada dhexe, taasina waxa ay keeni kartaa in Marjeerteen uusan ka helin wax kasta oo ay ka rabaan gobolada dhexe.

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 627 Views
-
Last post by jamols2
-
- 13 Replies
- 994 Views
-
Last post by Strategic
-
- 4 Replies
- 726 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 0 Replies
- 493 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 15 Replies
- 2395 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 14 Replies
- 3083 Views
-
Last post by greenday
-
- 2 Replies
- 367 Views
-
Last post by kkk47
-
- 10 Replies
- 743 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 3 Replies
- 478 Views
-
Last post by Voltage
-
- 22 Replies
- 2036 Views
-
Last post by KartiHaween