Well done to Siilaanyo and his team. Small step towards the ultimate goal for Somaliland's ambition has been taken today.
The first three points of the communique are particularly interesting. No more of the open ended talks

, waxa lagu heshiiyay in wada hadalada wakhti lagu jaantooyo, ariaha siyaasadda ee masiiriga ahna lagu dhiirado, those two points are music to my ears. The third point which is allowing Djibouti to participate the talks in the future if needed__ I welcome that point too but with caution. I don't particularly trust Djibouti laakiin the participation of Djibouti is likely to open gates for other more neutral countries to be invited into the talks too as mediators in the future which is always a welcome news for Somaliland.
Arinta hawadu inkastoy iyada lafteedu ahmiyad dhaaqaale oo aan sidaasba u buurnayn leedahay, aniga shakhsiyan iiguma jirto qodobada muhiimka ah. Arinta siyaasadeed ee masiiriga ah waa in sida ugu dhakhsaha badan loo gudagalaa, waxaanan rajaynayaa inay aakhirka ku dhamaan doonto in lagu heshiiyo in dadka ( reer SL) ee arinku iyaga khuseeyo afti xor ah laga qaado.
For the moment let us wait for the next session in February 2015 which is only two months away.