1Moonlight
Dabacadeeye anigaa kacanteeyda ku dilay dhoor mar, waana aqaanaa dabacadeeye. Dabacadeeye waxaa loodhahay it's because it has a white tail. seen duf badan oo cad ama dambas ah ayuu leeyahay Dabacadeeyaha.
Dabacadeeye doesn't have xariijimo or spot's.
aniga ayaa sifiican u aqaano bahalkaan oo dhoor mar dhaawacay.
Dabacadeeye iyo Buqshabeel anigaa ayaa labadooda arkay bro.
teeda kale qofkii ugu horeeyay oo ereyga Dabacadeeyo af Soomaali ku soo qoray aniguu ahaa, laakiin xayawaankaan waa Buqshabeel oo qofkastoo Reer Shabeelada Hoose iyo Reer Muqdisho asal ah weey taqaanaa.
Bal leedhkan kulahaa I use to kill it for fun..for he not know its a liong being
