We don't joke around. We have offered peace on countless occasions to Dhulbahante but our pleads fell onto deaf ears. Whatever happens to Dhulbahante is of their own doing.
Wardeg Deg Ah:Dagaalka Culus Oo Caawa Dhexmarey Shacabka Reer Qorilugud Iyo Kooxda Nabadiidka Ah Ee Khaatumo Seeg+Wararkii Udanbeeyaay Ee Xaalada Dagaalkaas
Hal Qof Ayaa Ku dhintey Inta la ogyahey Tiraa Intaa ka
badana Wey ku Dhaawacmatey ka dib dagaal galabta ka dhacay deeganka qudhac Dhala,aan Oo Ah Xuduudka Ay Wadaagan Dawlada Somaaliland Iyo Itobiya. Halka Qof Ee La dilay ayaa nalo xaqiijyeey inuu ka
tirsanaa kooxda nabadiidka ah ee khaatumo Waxaana Lasheey In Kooxdaasi laga
dhawacey Sadex qof oo kale Majiraan Ilaa Hada Wax Khasaara Ah Oo Dagaalkan Ka Sogaadhey Shacabka Qorilugud.Geesta Kale Shacabka ku dhaqan deeganka Qorilugud Oo
Aanu Khadka Telefonka kula xidhiidhney
ayaa dhankooda libin iyo guul ka sheegtey dagaalkan waxaaney cod dheer kushegeen in ay cashar lama
ilaawaana udhigayaan kooxda nabadiidka ah ee khatumo. Ilaa hada Lama Ogaankaro xalada dhanta ah ee kajirta
goobta uu dagaalku ka dhacay balse wixii wara ee kasoo baxa dagaalkan Kala Soco Shabakada Wararka Ee QorilugudNews
Koox Dablay ah oo kasoo jeeda Degaanka Qorilugud ayaa ku dishay Degaanka xadhadhanka oo ka tirsan Degmada Buuhoodle nin Ka soo Jeeda Degaanka Buuhoodle,Kooxda dablayda ah ayaa la sheegay inay Marxuunka ku dileen Gurigiisa oo ku yaalay Degaanka lagu magacaabo Bali cadaad oo u dhaw Magaalada xadhadhanka.
<div>Waxa Colaad Weyni ka Cusboonatay Degaanka Gobolka Buuhoodle Ka Dib Marki Ururka Nabadiidk ah ee Khaatumo Ka Bilowday Dadka Degaankaas wada Dega inay Colaadi Ka Dhex Qaraxdo Iyago Kolba Dad Reer Guuraha oo Ka soo jeeda Degaanada Qorulugud Ku Ku Dila Aagaasi, taasina waxey Sababtay Inay Dadki walaalahaa ee Degana Degaankani Inay Dilal Is Daba Jooga Kula Kacaan dadka aan waxba Galabsan. Waxa Beryahan Ku soo Qul qulayay Degaanada Kalshaale Iyo Coodanle Iyo Hawdka Ethiopia Maleeshiyo Ka soo Jeeda Degaanada Qorulugud, ballidhiig Iyo Dhoqoshey, waxaana Geesta Kale Maleeshiyada Khaatumo soo Dhoobtay Ciidamo Kale Isla Goobtaasi waxaana Laga Dareemaya Dagaal Balaadhan oo Goor Kasta Ka Qarxi Karta Degaanadaasi.