Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
Moderator: Moderators
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
Where can i sign up, how much am i going to get. I will be a 'delegate from Somaliland regions' gladly
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
GubanOgoJSL
saaxiib dad baddan oo burco iyo hargeysa ka yimid oo waagii hore garoowe u aadi jiray somalias passport ayaa Buuhoodle safaf dhaadheer u galay baasaboorka somalia waqtigii xajkii la soo dhaafay.. baasaboorka somaliya xaq ayey u leeyihiin inay qaataan shacabka hargeysa burco and berbera.. BAASABOORKANA SABABTA aan xafiis uga furnay north somalia degmada Buuhoodle waa inaan u fududeeyno baasaboor qaadashada shacabka hargeysa burco iyo berbera... Somaliland is a part of somalia. xuduudaha Somaliya waa international recogncied xuduudo... siduu SAHAL yiri waxaan diyaar u nahay status like zinjibar and KURDISTAN inaan idiin ogolaano. goosasho qof ogaaleysa ma jirto...

you will get something... come to muqdisho so i will call my adeer xasan sheekh and see how much you can get. laakiin first you must sign UNITED SOMALIA IS MUQADAS. calanka buluugana aad shushumisid..mahoka wrote:Where can i sign up, how much am i going to get. I will be a 'delegate from Somaliland regions' gladly
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
yalaxoow when did u become gafoow u killin me don't make me laugh
people that want it will still go to garowe over that dusty tuulo called buuhoodle 

Last edited by JSL3000 on Mon Nov 23, 2015 5:39 pm, edited 1 time in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
GubanogoJSL . i dont think people will go garoowe more 500 km from burco when you have just 40 km away buuhoodle markaad ka soo baxdo burco.. Baasaboorka buuhoodle ayaan kuu keenay, you dont need to the garoowe.. Buuhoodle office is open and we will welcome you. GAAFOOW does not own the somalias passport. xitaa haddii aan rabno nin isaaq ah ayaan ka dhigeynaaa gudoomiyaha bixinta jinsiyada iyo baasaboorada Somalia... people of hargeysa and burco berbera aka ISAAAQS waa welcome inay nimcada dawladooda federalka qaybtooda ka qaataan... i say isaaq because daroodoos and gadabuursi those are already united somalia marka waxba kama sasabaneyno kuwaa ,, laakiin adiga waa in lagaa dhaadhiciyaaa adigoo maamulkaaga somaliland kuu jiro ayaad part of federalka ka mid noqon kartaa oo aad cake..ga qaybtaada ka cuni kartaa..
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
Nobody cares about somalia passport it's not a big deal u can buy it at any tuulo people shit on that passport it's worthless
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
When did Zoomalia become paradise?DR-YALAXOOW wrote: ..... people of hargeysa and burco berbera aka ISAAAQS waa welcome inay nimcada dawladooda federalka qaybtooda ka qaataan......

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
We might not be Paradise now but we are on our way to be one... taking share of federal goverment while you have your ismaamul hoosaad like Scotland and kurdistan iraq or zanjibar is not bad thing..... and about somalia passport yes you and I we dont care because we have baasabooro ajnabi ah laakiin average farax in hargeysa burco and berbera do care HAVING a national passport to take him out of Unrecogncized nation of Ictiraafland aka somaliland aka north somalia to the world-... Somalia passport aint worthless.. it takes to xajj. it takes you to MALAISIA. to turkey. to china.. and meelo kale..
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
how much sxb, i shall consider to be full time dabodhilif (like harti) if the price is rightDR-YALAXOOW wrote:you will get something... come to muqdisho so i will call my adeer xasan sheekh and see how much you can get. laakiin first you must sign UNITED SOMALIA IS MUQADAS. calanka buluugana aad shushumisid..mahoka wrote:Where can i sign up, how much am i going to get. I will be a 'delegate from Somaliland regions' gladly![]()
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
Well yalaxoow nobody in my family in somaliland doesn't have a somalia passport, so your going to have to ask another xariif tuulo if he has it 
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
these MPS and Ministers from North are all Handpick by their elders and Somaliland Gov Facts
Isaaq MPS and Minister in Somali Gov majority of them are seperatist and worked once upone time for The Somaliland Gov .
p.s
It is the world that is against Three Somali State , Mogadishu would be happy to see recognized Somaliland
- UgaasCuthman
- Posts: 233
- Joined: Mon Nov 23, 2015 6:25 pm
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
THE_TRUTH1 wrote:
these MPS and Ministers from North are all Handpick by their elders and Somaliland Gov Facts
Isaaq MPS and Minister in Somali Gov majority of them are seperatist and worked once upone time for The Somaliland Gov .
p.s
It is the world that is against Three Somali State , Mogadishu would be happy to see recognized Somaliland
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Mogadishu holds "consultative forum for Somaliland regions on 2016 Electoral process"
We dont give a shit about the world.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1708 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 0 Replies
- 564 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 1347 Views
-
Last post by geeljireEmpire
-
- 3 Replies
- 837 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 11 Replies
- 1002 Views
-
Last post by Nomand
-
- 6 Replies
- 897 Views
-
Last post by Advo
-
- 1 Replies
- 1022 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 33 Replies
- 4448 Views
-
Last post by TarTar
-
- 112 Replies
- 13013 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 21 Replies
- 2211 Views
-
Last post by sahal80