Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base

Post by Django »

Xildiiid wrote:
Django wrote::ufdup: Hoyada ba dofar fushey.
Mayee kii ku dhalay ayuu fuulay ileen magaca meel kale kameydaan keenine.
Ma Guntherkii adheerka ba kawada?
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base

Post by Xildiiid »

Waxan aad soo qortay bal ku noqo, it doesn't make sense but then again you're a Bantu Hybrid who speaks a pidgin dialect.

Waa ta labaade, Guntherkan aad sheegeyso dhowr sharmuuto oo kudaafadnimo u badheedhay ayuu helay laakin adigu Cagdheer baad tahoo dunidan meel aan lagugu wasin ma jirto, Kenya, Ethiopia, South Africa, Yemen.. maba soo koobi karo. Rag iyo dumarna isku si baa la idin isticmaalaa. Adiga laftigaa Uhuru ayaa siiil kaa jeexay oo waadigan ciidamadiisa u barooranaya.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base

Post by Django »

I am not looking for Ictiraaf using Gunther.

Uhuruga shegeysid imisa reer sambusa buu dagaha kawasey?

This is not an ictiraaf thread.cuqdad baa idhin dhishey.Maxa ka galey Gedo iyo Kenya?
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base

Post by Xildiiid »

Niyow orodoo af Somaliga soo baro.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base

Post by SahanGalbeed »

Cay wax ma tarto , fikrad baa la isku dila . Halkaan waxa lagu kala doodaya , somalida ogol in Kenya dhulkooda ay ku xukunto iyo inta diidan . Anigu somali walbo oo dhulkiisa lagu xukumo waan ka soo hor jeeda , nimankii iska celinaya na waan la jira . Imika , al shabaab 8 sanno ka hor ba la asaasay . Ninka la yidha Farhan yare iyo waxay isku mid yihin , waxaan waydinaya , 8-da sanadood wixii ciidan dhisan addunka ku laha ba way yimadeen Somalia . Al shabaab weli waata nool oo dilaysa cidamadii Kenya e , ayaad badbaadin karta ? Isma ka ma na celin kartid , kuwii wax ka celinayay na ka ma badbaadin kartid , maxay tahay markaa ? :lol:
Anigu nin walba falkiisa ayaan kula xisaabtama . Al shabaab markey somalida layso na waan ka soo hor jeeda , markey kikuyu kelida xabbada ka geliso na , waxaan arkeen baan iska dhigaya .They invited themselves in , let them deal with it . Al shabaab rag adag weeye , haddey Ogadeen ahaayeen beri horaa la ibsan laha :lol: , waa kuwa ka baxay ba , waxay maqleen Dacash baa lacag usoo dirta wixii ku daba xidha , oo ilaa mushaharka ayay soo masruufaan. Ethiopia dhulka ay ku fadhiyaan , worth BILLIONS Ogadenku . Labo dhakhtar iyo jaamacad baa loo dhisay , inamadoodi jabhad-ka aha oo ilaa iyo awoowgood keynta ku jiray , bay xabashigii siiyeen . :lol: Wax la mid ah somalida ku ma arko anigu :lol:
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base

Post by Django »

Sahanow dhulbahantaha ad xasuuqeysin ma kukuya? Marneh iska dig qof somalinimo jecel marne kuwi somalinimo jeclaa baad xasuuqeysin isir naceyb daradiis.
Ee shekadha raqiska nagala tag.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Over 50 Kenyan soldiers killed in attack on military base

Post by Siciid85 »

Dhulbahante la xasuuqay xagee ku aragtay. Waa rerka Sharafta uga ciyaarin.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”