Dhulkan oo kale yaa heli kara

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Dhulkan oo kale yaa heli kara

Post by HooBariiska »

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Dhulkan oo kale yaa heli kara

Post by Siciid85 »

we must have 100s of Seasonal Waadis like this one in Somaliland oo xiliga Gu'ga iyo Deyrta burqada sidan muuqaalku in a Tusayo. Biyahaa badda Ayey toos ugu darsamaan, lagamana faa'idaysto.

Ilaahay Raxmadiisi wuu shubay , laakin Tacabkeda inaga Ayaa ina laga sugayaa.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Dhulkan oo kale yaa heli kara

Post by Timiro1999 »

Illaahay amarkiisa dadka shacabka ahi fikirkii way hayaan in biyaha la qabto oo laga faa'iideysto lkn dawladii waxay ku mashquushay dhagax ay dhigaan oo dib loogu soo noqonahaynin.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”