Walle 3da Habro weey dadaaleen been ma ahatheyuusuf143 wrote:Wado nacnac daa ku badan hargeisa laakiin kolayba wax badan baa la habeeyey last 3 years . Nacnac waa xildhibaan araboo imtixaana islaamaha jaarkuu dhan buu qaadhaan ka kasoo ururiyaa markaasuu jidadka yaryar ee xaafadaha xoogaa daamur iyo quruurux ah ku daadiyaa. Laakiin waanu dadaalaynaa ilaa ceerigaabo oo 300 km ah ayaanu la butuluqsanaynaa. Eeg indr anaku dee deeq iyo amaahi toona naguma socoto marba waxaanu 3da habrood iyo arabka ka helnaanu wax ku dhisnaa. Intaas baanu weliba nabadiid iyo argagixisoo dhan iskaga celinaa. Amaahdii noogu horaysay ayaan dhawayd baanu shirkad tolka ethiopian ku leeyihiin asphelt plant kaga soo gadanay.SamaneAxmad wrote:War I have been in SLand. You guys do have ilbaxnimo but no quality on roads. You have not even changed the Siyaad Barre Roads in Hargeeysatheyuusuf143 wrote:
Waar xaga isku xidhka jidadka in badan baanu kaga horaynaa Somali oo dhan iska dhaaf kililkee. anaga qabaa,ilkaa horumarinta jidadka ku tartama. Waxanu nahay dadka keliya ee qabyaalad wax ku dhisa. Kkkk
Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!
Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!
Thats almost equal to borama to lasanod road. Hada waxay ciidagale dhameeyeen wado layidhaahdo wadada cad oo ay doonayaan inay dawlada kililkuna dhanka awaare mid kasoo geliso. Arabkuna waxay wadaan wadadan casriga ah ee baligubadle tagta oo yadana ay doonayaan inay dhagaxbuur ku xidhaan. Aad baanu usoo dhawaynaynaa hadii community ga ogadenku ama dawlad deegaanku wadooyinkaas ay dhankooda kasoo dhisaan. Si aynu ganacsigeena usii balaadhino. Dhanka kale EU da iyo carabtu waxay inoo dhisayaan jid highway ah ah oo isku xidha berbera to jigjiga/dirdawa.SamaneAxmad wrote:
This laami goes 660km all the way to Godey.
They are dragging it further to Afdheer.
Its not the bs quality i've seen in meelaha kale waa High Quality.
Thats whatsup.
https://youtu.be/nedBNPnqWXc
Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!
theyuusuf143 wrote:Thats almost equal to borama to lasanod road. Hada waxay ciidagale dhameeyeen wado layidhaahdo wadada cad oo ay doonayaan inay dawlada kililkuna dhanka awaare mid kasoo geliso. Arabkuna waxay wadaan wadadan casriga ah ee baligubadle tagta oo yadana ay doonayaan inay dhagaxbuur ku xidhaan. Aad baanu usoo dhawaynaynaa hadii community ga ogadenku ama dawlad deegaanku wadooyinkaas ay dhankooda kasoo dhisaan. Si aynu ganacsigeena usii balaadhino. Dhanka kale EU da iyo carabtu waxay inoo dhisayaan jid highway ah ah oo isku xidha berbera to jigjiga/dirdawa.SamaneAxmad wrote:
This laami goes 660km all the way to Godey.
They are dragging it further to Afdheer.
Its not the bs quality i've seen in meelaha kale waa High Quality.
Thats whatsup.
https://youtu.be/nedBNPnqWXc
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!
does this mean ogaden have give up on independence i remember 8 or 9 years ago no one ever even mentioned the word ddsi. is onlf something of the past have ogadens given up on having a state of their own. did meles zenawi doctrine eventually won. it is very counter productive guhad says he supports both onlf and iley. but how can that be ileey waxa loo so diray inu qoorta u yareyoo onlf or does qabiil supercedes ideology objective vision independende and freedom. would u still support dds if ilileey was sheikhaash for example.
-
millahjovich
- Posts: 8
- Joined: Tue May 31, 2016 4:50 am
Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!
SamaneAxmad wrote:Godey is built by Shacabka only. The only government effort was the electricity. He has built many government building in QDahar and he paved all the roads.somaliler wrote: Godey is the second largest city after Jigjiga they should develop it first before others but I guess they have to put reer ONLF first to keep them happy.
Godey and J J has the only 2 working Airports inside the Kilil. Then he built a highclass Airport at QDahar where no Airplanes land xD whereas full working Godey Airport has 2 rooms from the Dergi haha.
Laakiin dhib malaha. Inta ay dowlad la'aan nagu dhici lahayd
nin Ogaadeen ah dadkiisa ha iska nooleeysto.
Next President will become better, and the next even better.
I vite for Makaahiil next
Telephone Conference Calling | |
Conference Calling ||
WP Chat
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1221 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 20216 Views
-
Last post by Django
-
- 4 Replies
- 7773 Views
-
Last post by Nubis
-
- 0 Replies
- 813 Views
-
Last post by Django
-
- 19 Replies
- 5580 Views
-
Last post by MayDay777
-
- 5 Replies
- 957 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 1237 Views
-
Last post by Typhoon
-
- 0 Replies
- 462 Views
-
Last post by bashe19
-
- 5 Replies
- 931 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 11 Replies
- 1312 Views
-
Last post by AbdiWahab252
