Waxaa Dagan Xaalada Magaalada Gaalkacyo Waxana Waan Waan ka Socotaa Labada Dhinac ee Galmudug iyo Dad kasoo Jeeda Puntland oo Kasoo Horjeestay Saldhig Galmudug ka Dhiseyso Xaafada Garsoor,
Arintaasi Marka laga Soo Tago Waxaa Warbaahinta Puntland Qoreen Dad ka Qaraxaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo la Qabtay,
Darawalada Gawaarida ee Gaalkacyo Qaarkood Ayaa Dadkaasi Magaalada Gaalkayco ka Qixinayay Waxana Goob koontarool ku Qabtay Ciidan ka Tirsan Dowlad Goboleedka Puntland kuwaasi oo Hada Gacanta ku Haya,
Majirto Xiisad Sidaasi u Buuran oo Hada ka Taagan Magaalada Marka Laga Soo Tago Warbaahinta Somalida oo Buun Buunineyso Colaada Gobolka Waxana Lasugayaa Nabad kasoo Baxda kulamo u Socda Odayaal Labada Dhinac oo ka Hadlay Rasaas Xalay ka dhacday Galbeedka Gaalkayco iyo Saldhiga Galmudug Dhisaneyso,
Dhanka kale Waqooyiga Magaalada Gaalkayco Waxaa ku Sugan Masuuliyiin Dowlad Goboleedka Puntland ka Tirsan Sida Kuxigeenka Madaxweynaha Puntland,
Wixii ku soo Kordha Arintaasi Lasoco
Mudug24, Gaalkacyo
The stand off continuous in Galkacyo.. All vehicles from the South GLK banned.. Prices for necessities increased.
Moderator: Moderators
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: The stand off continuous in Galkacyo.. All vehicles from the South GLK banned.. Prices for necessities increased.
I wouldn't trust mudug 24 they tend to exaggerate wait till the more mainstream Somali media are saying the same thing.
-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: The stand off continuous in Galkacyo.. All vehicles from the South GLK banned.. Prices for necessities increased.
Israsaasynta dhex martay labada dhinac ayaa ka dhacday meel gaalkcyo ka xigta dhanac galabeedka Waxayna Arinkaani uu yimid ka dib markii Dad Shacbka ah oo ka soo jeeda Galmudug ay dhisanayaan Dhul ay ku leyihiin Halkaasi waxaana Halkaasi lagu soo weraray Dadkii Dhulkaasi dhisayay waxaana Soo weraray maleshiyada beesha leylkaase ee Puntland waxaana Durbadiba Halkaasi buux dhaafiyay Ciidano Badan oo ka Tirsam kuwa Galmudug waxaana Halkaasi Marlabaad ka bilowday Israsaaseyn muddo socotay Taasi oo aan geysay wax Qasaaro ah maleshiyadka Putland ayaa lagu edeynayaa in ay ku soo dhuleed Dhu ay leyihiin Dad Shacab ah oo ka soo jeeda Dowladda Galmudug
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 791 Views
-
Last post by Strategic
-
- 12 Replies
- 780 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 7 Replies
- 1129 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 413 Views
-
Last post by subeir123
-
- 12 Replies
- 1525 Views
-
Last post by usman-84
-
- 2 Replies
- 541 Views
-
Last post by thegoodshepherd
-
- 8 Replies
- 1428 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 435 Views
-
Last post by gemini07
-
- 5 Replies
- 536 Views
-
Last post by gemini07
-
- 3 Replies
- 644 Views
-
Last post by mukke


